24/08/2020
Waxaa macaamiisha Rayan International la ogeysiinayaa in shirkadda ay dib u bilowday howleheeda tala-bixinta waxbarashada oo la qabanayo codsiyada dal ku galka (Visa-ha) waxbrashada ee dalka AZERBAIJAN.
Fadlan degdeg ula xiriir xafiiska shirkadda oo ku yaalla wadada banaadir agagaarka Isbitaalka Ex-digfeer.
Maamulka
0612688866