Mogadishu Fertility Hospital

Mogadishu Fertility Hospital Mogadishu Fertility Center waxaa la aas aasay March 2020.

MFC waa xaruntii ugu h**eysay ee Mogadishu laga furo taas oo si gooni ah ugu shaqeeyn doonto adeegyada caafimaad oo awal dalka dibadiisa loo aadi jiray oo la xariira dhalma la'aanta Allaa baxshee.

π‰π”πŒπ‚πŽ π–π€ππ€π†π’π€πο΄ΏΩŠΩŽΩ€Ω°Ω“Ψ£ΩŽΩŠΩ‘ΩΩ‡ΩŽΨ§ Ω±Ω„Ω‘ΩŽΨ°ΩΩŠΩ†ΩŽ Ψ‘ΩŽΨ§Ω…ΩŽΩ†ΩΩˆΩ“Ψ§ΫŸ Ψ₯ِذَا Ω†ΩΩˆΨ―ΩΩ‰ΩŽ Ω„ΩΩ„Ψ΅Ω‘ΩŽΩ„ΩŽΩˆΩ°Ψ©Ω مِن ΩŠΩŽΩˆΩ’Ω…Ω Ω±Ω„Ω’Ψ¬ΩΩ…ΩΨΉΩŽΨ©Ω ΩΩŽΩ±Ψ³Ω’ΨΉΩŽΩˆΩ’Ψ§ΫŸ Ψ₯ΩΩ„ΩŽΩ‰Ω° ...
29/01/2026

π‰π”πŒπ‚πŽ 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍
ο΄ΏΩŠΩŽΩ€Ω°Ω“Ψ£ΩŽΩŠΩ‘ΩΩ‡ΩŽΨ§ Ω±Ω„Ω‘ΩŽΨ°ΩΩŠΩ†ΩŽ Ψ‘ΩŽΨ§Ω…ΩŽΩ†ΩΩˆΩ“Ψ§ΫŸ Ψ₯ِذَا Ω†ΩΩˆΨ―ΩΩ‰ΩŽ Ω„ΩΩ„Ψ΅Ω‘ΩŽΩ„ΩŽΩˆΩ°Ψ©Ω مِن ΩŠΩŽΩˆΩ’Ω…Ω Ω±Ω„Ω’Ψ¬ΩΩ…ΩΨΉΩŽΨ©Ω ΩΩŽΩ±Ψ³Ω’ΨΉΩŽΩˆΩ’Ψ§ΫŸ Ψ₯ΩΩ„ΩŽΩ‰Ω° ذِكْرِ Ω±Ω„Ω„Ω‘ΩŽΩ‡Ωο΄Ύ
β€œKuwa xaqa rumeeyow, marka loogu yeero salaadda maalinta Jimcaha, u dadaala xuska Ilaahay".
Ilaahay ha naga aqbalo cibaadadeenna, hana naga dhigo kuwa kheyrka jecel ee faafiya.

ICSI waxaa la isticmaala marka shahwadu yar tahay ama daciif tahay, aan si fiican u dhaqaajin weydo, ama ay qaab ahaan c...
29/01/2026

ICSI waxaa la isticmaala marka shahwadu yar tahay ama daciif tahay, aan si fiican u dhaqaajin weydo, ama ay qaab ahaan cilad leedahay.

Isbitaalka waxa uu kuu diyaariyay adeegyo baaritaan oo dhameystiran, oo ku saabsan shahwada iyo awooda bacraminta. Baari...
28/01/2026

Isbitaalka waxa uu kuu diyaariyay adeegyo baaritaan oo dhameystiran, oo ku saabsan shahwada iyo awooda bacraminta. Baaritaannadan caafimaad ayaa muhiim u ah fahamka guud ee caafimaadka taranka iyo ogaanshaha xaaladaada caafimaad.

Isbitaalka Mogadishu Fertility Hospital  wuxuu ka mid ahaa taageerayaasha ololaha baaritaanada, wacyigelinta, iyo daawey...
27/01/2026

Isbitaalka Mogadishu Fertility Hospital wuxuu ka mid ahaa taageerayaasha ololaha baaritaanada, wacyigelinta, iyo daaweynta kansarka ku dhaca afka minka, kaas oo uu garwadeen ka ahaa Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed.

Waxaan si buuxda u aaminsanahay in ka-hortaggu yahay furaha badbaadada, isla markaana baaritaan xili h**e iyo wacyigelin sax ah ay door weyn ka ciyaaraan yareynta cudurrada halista ah, gaar ahaan kansarka ku dhaca afka minka.

27/01/2026

Kansarka minka afkiisa waa mid ka mid ah kansarrada ugu badan ee ku dhaca haweenka, balse waa cudur laga hortagi karo haddii xili h**e la ogaado.
Bisha Janaayo waa bisha wacyigelinta kansarka minka afkiisa, waana fursad qaali ah oo haweenku ku xoojin karaan wacyigooda, kuna ilaalin karaan caafimaadkooda iyagoo sameynaya baaritaanno h**e iyo daryeel joogto ah.


Hadii aad mudo dheer la dhibanyeed ubad la'aan, nagu soo booqo Mogadishu Fertility Hospital waa halka ay ka bilaabato ra...
24/01/2026

Hadii aad mudo dheer la dhibanyeed ubad la'aan, nagu soo booqo Mogadishu Fertility Hospital waa halka ay ka bilaabato rajada waalidnimada.

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ
22/01/2026

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ

Mala dhibantahay infection, nagu soo booqo Mogadishu Fertility Hospital waxaa heegan kuugu ah dhaqtarada haweenka iyo qa...
20/01/2026

Mala dhibantahay infection, nagu soo booqo Mogadishu Fertility Hospital waxaa heegan kuugu ah dhaqtarada haweenka iyo qaliimodooda.

17/01/2026

Haddii xanuunka aan la daaweyn, wuxuu keeni karaa dhibaatooyin caafimad oo saameeya caafimaadka haweenka iyo noloshooda.

Guul kale oo taariikhi ah:Alle ayaa ku mahadsan, wuxuu isbitaalku mar kale ku guuleystay kiis kale oo ilmo-beerista casr...
17/01/2026

Guul kale oo taariikhi ah:
Alle ayaa ku mahadsan, wuxuu isbitaalku mar kale ku guuleystay kiis kale oo ilmo-beerista casriga ah ee IVF, taas oo wadarta guud ka dhigeysa 14 kiis.

Haddii aad wajahdo caqabado la xiriira dhalmo la’aan, nagu soo booqo Mogadishu Fertility Hospital.
15/01/2026

Haddii aad wajahdo caqabado la xiriira dhalmo la’aan, nagu soo booqo Mogadishu Fertility Hospital.

Address

Hodan , KM6, Benaadir, Wadada Kasoo Horjeeeda Isbitaal Benaadir
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Fertility Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mogadishu Fertility Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram