Dr Daa,uud Ashkir

Dr Daa,uud Ashkir page Kan waxaad kahelidoontaa xogo kusaabsan caafimaadka iyo wixii laxidhiidha
inaaad like Saarto aaa noomuhiim kusoobiiritaan wacan.

22/06/2021

Su aaaal

Majirtaa xubin ay raggu labo kalleeyihiin dumarkuna mid?
Mase jirtaa xubin ay dumarku labo kalleeyihiin ragguna?

Haddey jiraaan xubnahaasi soo magcaw.

DUUMO AMA Malaria Cudurka duumada waa cudur kudhaca unugyada dhiigga cas cas.Cudurka duumada wuxu kubadanyahay meelaha q...
05/02/2021

DUUMO AMA Malaria
Cudurka duumada waa cudur kudhaca unugyada dhiigga cas cas.
Cudurka duumada wuxu kubadanyahay meelaha qoyaanku kubadanyahay oo ay kamid yihiin harooyinka, dhaamamka, Berkedaha, webiyada, Togagga ama waadiyada iyo IWM.

Waxa sababa kudurka duumada.

Cudurka duumada waxaa sababa xansharaad yar-yar oo looyaqaan ( protozoa) Waxaana kadhasha Afar plasmodium waxayna kalayihiin:
1= plasmodium falspetum.
2= plasmodium malaria.
3= plasmodium vivax.
4= plasmodium Ovala.

YAA UNUGUL?

Waxaa unugul:-
1= caruurta yar-yar.
2= Hooyooyinka uurka leh.
3= Dadka booqashada ku yimaadda da'doonaanba hajireene.
CALAAMADAHA DUUMADA
1. Dhaxan
2. Daal
3. Murqo xanuun
4. Qandho dare
5. Madax xanuun
6. Qoor xanuun
7. Afqaraar
DAAWADA DUUMADA
Dadka waxaa lookala qaada laba qaybood oo kala ah
1=dad waaweyn ama qaangaadh ( Adult)
2= Carruur ama yar-yar (Children)
Aanku hormarno Dadka Waaweyn (Adult).
Waxaan siinaynaaa
Artemether injection 80mg 6 xabbo Habeenka koowaad waxaan siinaynaa 2 xabbo.
Kaddibna 1×1.
Paracetamol 500mg injections ugudar.
Carruurta (Children)
Carruurta waxaan siinaynaa
1= Bioquine syrup 80mg.
Habeenka koowaad 2 qaaddo kaddibna 1x1 qaado
2= multivitamin syrup 100ml 1x2
Habeenkii iyo subaxdii
3= Cotoxin syrup 80mg habeenka koowaad ka isticmaal 20ml
Kaddibna 10ml 1×1.
Haddii qandho jirto sii paracetamol syrup 500mg ama Novalgin drop 500mg.
Infants ka ilmaha udhexeeya 3 bilood ilaa 1 sano.
Waxaa lasiinaaa chloroquine syrup 60ml 1x1.

Waad mahadsantihiin.

Pageka like Saar

Laftan magaceeda sheeeg
04/11/2020

Laftan magaceeda sheeeg

Names of teeth as a anatomy
26/09/2020

Names of teeth as a anatomy

Address

Mogadishu

Telephone

+252907661233

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Daa,uud Ashkir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Daa,uud Ashkir:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category