Doctorgoo99

Doctorgoo99 الحمد لله علي كل حال.
اللَّهُمَّ اغْفِرْ لِي، وَارْحَمْنِي، وَاهْدِنِي، وَعَافِنِي، وَارْزُقْنِي)) الحمد لله علي كل حال

𝐅𝐚𝐚’𝐢𝐢𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝-𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐭𝐚𝐚𝐭𝐢-𝐦𝐚𝐜𝐚𝐚𝐧 (𝐬𝐰𝐞𝐞𝐭 𝐩𝐚𝐭𝐚𝐭𝐨).Baradho macaanta waxa kujiro qaybaha kala duwan ee nafaqada  waxay...
19/08/2023

𝐅𝐚𝐚’𝐢𝐢𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝-𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐭𝐚𝐚𝐭𝐢-𝐦𝐚𝐜𝐚𝐚𝐧 (𝐬𝐰𝐞𝐞𝐭 𝐩𝐚𝐭𝐚𝐭𝐨).
Baradho macaanta waxa kujiro qaybaha kala duwan ee nafaqada waxay qani ku tahay oo aad ugu badan vitaminA sidoo kale xaddi dhex dhexaada oo ah VitaminB5, VitaminB6 iyo Thiamine (B1) waxa kaloo kujiro kaarboheydareyt.
1.Waxay xoojisaa aratida isha : vitamin A kujiro bataati-macdanta wuxu ka hortagaa xanuuno ku dhaco isha sida ragtida habaynkii oo yaraato iyo indho qalayl-ka.
2. Waxay ka qayb qaadata korniimada jirka: fiitamiinada ku jiro waxay saacidaan samaysanka borotiinada ka qayb qaato korniimada jirka.
3. Wuxuu kor uqaadaa caafimaadka unugyada jirka : vitamin A kujiro wuxuu joogteeyaa badqabka unugyada loo yaqaan (epithelial cells) ee ku dahaaran xubnaha jirka sida isha caloosha, mindhicirada ,sanbabka ,kaadi haysta ,maaqaarka, iyon kuwo kale.
4. Waxay u fiicantahay dheefshiidida kaarboheytaka : waxa ku jiro vitamin B5, iyo vitamin B6 oo caawiyo dheecaanada burburiyo cuntada.
5. Waxay u fiicantahay difaaca jirka : fiitamaiin A wuxuu dowr muhiim ah ka qaataa shaqada difaaca jirka.
6. Xaddiga badan ee vitamin A kujiro wuxu u fiicantahay hanaan ka taranka iyo samaysan ilmaha abuurmayo.
7. Waxay u fiicaantahay maqaarka: vutamin A wuxu ka hortagaa qallalida iyo engegida maqaarka iyo isha.

𝘀𝗵𝗮𝗿𝗲-𝗱𝗵𝗲𝗵 oo gaarsii asxaabtada si ay uga faaideystaan.

Doctorgoo99

Bashiir Mohamed Cabdalla

23/07/2023

Some samples.

Materials in the room of the laboratory.

Doctorgoo99

Who can tell us the correct answer.Doctorgoo99
23/07/2023

Who can tell us the correct answer.

Doctorgoo99

18/01/2023

السلام عليكم ورحمة الله و بركاته ايها الاخوة و الاخوات اين ما كنتم انا دكتور جو مر حبا بكم يا الاحباب الكريم.
Procedure of Brocella and Toxcoplasma

Lasocod wanaagsan asxaabteyga qaaliga ah.

👇👇👇👇👇👇👇
Another camback to
Bashiir Mohamed Cabdalla

Doctorgoo99

02/12/2022

السلام عليكم ورحمة الله و بركاته ايها الاخوة و الاخوات اين ما كنتم.
Waxaan idinka raali galinayaa gaabkii weynaa ee ku yimid cashar dhigistii oo aad oga barateen page keyga.

Maadama aan gorey usojediyey casharo ka sheekeynaya (Material of Room laboratory).

Maantana waxaan idiin soojedinayaa (CBC).
Lasocod wanaagsan asxaabteyga qaaliga ah.

👇👇👇👇👇👇👇
Another camback to Doctorgoo99.

Commands likes & sheres to help me 👏👏👏.

23/10/2022

Doctorgoo99.

LARVOV EVARMICULARIS.

Waxa laga helaa caruurta badanaa.

Waxa uuna sababaa daba cun cun.

Our hero congratulation .
19/10/2022

Our hero congratulation

.

22/06/2022

السلام عليكم ايها الاخوة و الا خوات اين ما كنتم.
Halkani waa .

Aniguna waxaan ahay dr..Bashiir mahamed

Oo kumagac dheer .

Fiidiyoow gaan midka ka horeeyey waxaan uga soo hadal ney (Centrafuge).

Maanta oo ay taariikhdu tahay 22/6/2022

Waxaan si kooban oga hadli doona

Midka mida qalabyada dhexyaala qolka sheey baarka kaasoo ah (micrsecope).
👇👇👇👇👇👇👇 Follow is our goal.
https://www.facebook.com/Doctorgoo9988.

Commandska like and shere waa dhankiina

Kusoo dhowaada new video .

Thank you for your watching our lesson.

.

Please linkiga iitaabta follow dhaha jazakumlah

I've just reached 500 followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each one of you. 🙏...
18/06/2022

I've just reached 500 followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each one of you. 🙏🤗🎉

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Doctorgoo99 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Doctorgoo99:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category