Dr.ibrahim ali garyare

Dr.ibrahim ali garyare I'm Dr. Ibrahim Ali I am an ophthalmologist, I treat a patient who has eye-related problems including decreased vision.

we provide free cataract surgeries to those who can not afford normal surgical fees.

30/06/2024

" marbaa mowjadaha dheer
maxaa dhexdooda muuqayga la arkaa"

MAALIN KA MID AH MAALMAHA AAN UGU JECLAHAY.

15/05/2024
15/05/2024

Alle ayaa mahad leh.
ka dibna korontiistaha.
MUQAALKA OO FAFISAA AYAA INDHOLLE U HORSEEDI KARA IN ARAGIISA UU DIB UHELO.
fadlan dhamayso oo sii faafi.

Ma ogtahay in dhaqtarka uusan wax walbo daaweynin.  wax walbo oo usheegto uu kaa dhagaysan karyo,isaga oo waliba fahmaya...
30/04/2024

Ma ogtahay in dhaqtarka uusan wax walbo daaweynin.
wax walbo oo usheegto uu kaa dhagaysan karyo,
isaga oo waliba fahmaya xalka ugu fican ku siinayo.
Xataa hadii aan xaladaada wax laga qabin karin kugu qancin kara inaa fiicanan doonto waliba isaga oo runta sheegaya.

30/04/2024

Aragiisa oo uu muddo la aa kadib ayuu dib u helay wixii dhib uu soo maray ayuu nala wadaagayaa

08/01/2024

Erayo aan ku cabiro ma heli karo dareenka mama fadumo shalay iyo maanta.
Nimcada alle ku siyay waxaa uu gartaa kaliya marka qofka uu waayo.



27/10/2023

26/04/2023

Macaliminta bahdilka halaga daayo hadii hormar la rabo

22/04/2023

Farxada ee caruurta darteed yaan loogu horseedin wax yeelo gaarta indhooda


13/04/2023

Jimco wanaagsan
02/12/2022

Jimco wanaagsan

 Malinta qalin jabinta faxadda kaa muqato waxa ay u badan tahay in ay hoos taalo welwel ku saabsan shaqo la aanta suuqa ...
01/09/2022



Malinta qalin jabinta faxadda kaa muqato waxa ay u badan tahay in ay hoos taalo welwel ku saabsan shaqo la aanta suuqa ka jirto.

Is daji irzaaqada alle ayaa kuu qoray kaliya dadaal ayaa u bahantahay iyo hal abuur.

waxaa qasab ah inaa u dhaqantid una muqatid qof masuul ah.

Dadka dhan waxa indha hooda u muuqdo ayay go'aanka kowaad ku qataan muqaalkaaga hagaaji.

hadaad sida paul pogba u soo jaratid cid ku aamineyso maheleysid,
kaba sii daran hadaad funanad ku dhagan iyo sarwaal kaa dhcaayo aad wadatid gacanta kuul kugu xiran tahay ha is soo lug gooyn wiilow.

gabdhaha waa inoo xilli kale.

Address

30th Street
Mogadishu
N/A

Telephone

+252613510929

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.ibrahim ali garyare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.ibrahim ali garyare:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category