25/04/2026
Ma ogtahay in haween badan ay la nool yihiin burooyinka ilmo-galeenka iyagoon dareensanayn?
Burooyinkani waxay keeni karaan dhiig-bax badan, xanuun, ama cadaadis gudaha ah. Baro calaamadaha iyo sida loo daaweeyo. π
πΊ Ku daawo muqaalka faahfaahin dhammaystiran iyo talooyin caafimaad.
Xarunta Rajooyinka Qoysaska.
π 0611221111 / 0611222211
π Lambarka gaaban: 7222