Drs herbal

Drs  herbal Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Drs herbal, Medical and health, Mogadishu.

Waxaa jira xanunka xameetida kaas oo ah dhagaxa gala xameetida iyo infekshinka hadaba waxaan idiin haynaa daawo dabiici ...
24/09/2022

Waxaa jira xanunka xameetida kaas oo ah dhagaxa gala xameetida iyo infekshinka hadaba waxaan idiin haynaa daawo dabiici ah waxaanu kaa daweynaynaa xameetida qaliin la aan insha allah hadii aatahay qof kaxanunsan xameetida nagala soo xariir whatspp.
https.//.wa.me/+252614491657

 ❓Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti ka mid ah noloshooda. Inkas...
24/09/2022

❓
Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo
waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti
ka mid ah noloshooda. Inkastoo ay xanuun leedahay
lagana xishoodo, caadi ahaan ma aha xaalad culus.



1) Calaamadaha lagu yaqaano waa...
2) Cuncun agagaarka futada.
3) Dhiig (aad u cas) oo la arko ka dib marka la
saxaroodo.
4) Xanuun iyo raaxo daro inta la saxaroonayo iyo
wax yar ka dib.
5) Barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka futadaraaxo-daro. πŸ‘‡
https://wa.me/message/+252614491657
Wall siad iskaga daweyso laso xiriir)

Biya baxa dag daga ah ee raga???         (Premature ej*******on )maskaxda ayaa fariiin kicitaan dareen wadato dib ugu  s...
23/09/2022

Biya baxa dag daga ah ee raga???
(Premature ej*******on )

maskaxda ayaa fariiin kicitaan dareen wadato dib ugu soo diri doonto xubnaha taranka raga

Sidee loo daawyn karaa biya baxa daga dagaa?

Waxa jira Dawo dabiici ah an sinay rag badan ku Dhib qabey xanuun kaa
Hadaba hadii ad ubahan tahay kala so xiriir WhatsApp

Http://wa.me/ +252 61 4491657
Waxeyna Dib usoo celineysaa awoodaadii saxda aheyd

Matahay qof doonayo adeeg caafimaad oo dhameystiranMatahay qof laxanunsan xanunyo kaladuwan?Haddii jawabtadu ay tahy    ...
23/09/2022

Matahay qof doonayo adeeg caafimaad oo dhameystiran
Matahay qof laxanunsan xanunyo kaladuwan?
Haddii jawabtadu ay tahy Haa
waxaan kuu heynaa daawo dabiici ah oo aad utayeeysan mudo gaban guduhoodna curradan kuxalin karto waxaa kaloo ay awood uleedahay latacalida cudurrada iyo iney baabi'iso gabi'ahaantoodba. Insha allah
Xalbaa loo helay xanunyada joogtada ah:
Waxaa la helay daawoyin dabiici ah waxbadana kataraya cuduraddii lala noolan jirey:
1=Gaaska
2=Dhiikarka
3=Dhalma la'anta
4=Buurnida ama cayilka muddo gaaban
5=Burada bilaa qaliin
6=Babasiirka bilaa qalin
7=Macaanka ama sonkorta
8=Kansarka
Iyo xanuunyo kale
Haddii xanuun , murugo iyo dhibaatooyin ku haayaan soo gaar xarunta
Fadlan lasooxeriir No: number:
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
https://api.whatsapp.com/send/?phone=%2B252614491657&text&app_absent=0

http://wa.me/+252614491657  maxay Madhadalays (Infertility )  waa qeybta taranka rag iyo dumar in ay wax dhali waayaan. ...
23/09/2022

http://wa.me/+252614491657
maxay Madhadalays (Infertility )

waa qeybta taranka rag iyo dumar in ay wax dhali waayaan.


>. Dumarka

# sababta u kaynta in ay ubad dhaliwayaan.

a. Cillada guud sida

1. Dada dhalida ay dhaafto
2. Sigarka oo ay sixun u cabto
3. Mandooriyaasha oo ay sixun u isticmasho.
4. Misan xad dhaf ah.
5. Misaneeda oo arrada si xaddhaaf ah.
6. Cudurada galmooshada ka soo raca

. Cilada Gaarka ah

1. Ugxanta oo dhacsan.
2. Infashanka oo ku dhaca xubinta taranka.
3. Buroo yinka /fiixda oo kudhaca makanka
4. Dhiciska oo soo noqnoqda.

B > Cilada guud ee ragga

1. Da,da ragga oo waynaata.
2. Sigarka oo sixun u cabbo.
3. Mandooriyaasha oo sixun u isticmalo.
4. Misan xad dhaf ah.
5. Sunta jirka ka ha leesha raga

madhalayska ragga u keena

1. Biyo deg deg
2. Sheelo ama xaniinyo barar.
3. Xaninyaha oo laalaadsan waaya
4. Shahwa(antibodies)jabiye
5. Hormoonka g oo yaraada.

B. Cillada raga

ragga
1. Tirada oo yaraata
2. Dhumucda oo yarata
3. Dhaqdhaqaaq oo yarada

aad arintaas latacaaho fadlan nagala soo xariir

Message http://wa.me/+252614491657

Tell https://api.whatsapp.com/send/?phone=%2B252614491657&text&app_absent=0Maxa keena caado wareernka,?Maxaase daawo u a...
23/09/2022

Tell https://api.whatsapp.com/send/?phone=%2B252614491657&text&app_absent=0
Maxa keena caado wareernka,?

Maxaase daawo u ah ?
Caado wareerka
Waxaa sababta wareega dhiiga caadada ay usoo daahdo ama ay u soo dhaqsato ama gabi ahaan loo waayo Waa qasab in aad ka welwesho sababta uu kaaga soo daao dhiiga caadada?

Waxa sababa Caado wareerka

1 Walbahaarka (stress)
2 Miisaanka jirka oo aad u hooseeya
3 Miisaanka aadka ubadan
4 Jirka oo dhiicanada kubata
5 Daawooyinka uurka ka hortaga
6 Xanuunka Sokorowga ama macaanka

Hadii aad calaamadahaan la kulantid fadlan booqo dhaqtarka

1 Dhiig farabadan
2 Qandho iyo xanuun aad udaran
3 Dhiig socda 7 bari wax kabadan
4 50 sano adigoo kaweyn hadii uu dhiig uu kaayimado

Maxaa keena cudurkaan

Cudurkaan sababta keentay lama garanaayo lakiin dhaqaatiirta ku taqasustay ciladaha hormoonada, waxay aamin sanyihiin in waxyaabo badan oo isku tagay ay ka dhashaan taasoo ay kamid yihiin hiddo wada qofka jirkiisa uu kudhashay ama uu ka
soojeedo qoos.

Hadaba hadii aad la dalaa dhacaysid xanuunkan waxaan kuu haynaa daawo dabiici ah kaa ciribtireyso wax wlba oo dhankaa la xirira.
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
Sid aad u hesho daawadasi kala xiriir
whatsap/call πŸ‘‰ https://api.whatsapp.com/send/?phone=%2B252614491657&text&app_absent=0

Qof walba oo arka posti gan ha share garey

Waxan xaluhelna Alle idinkisa sida1. Gaaska, 2. Baabasiirka,3. Sokorta, 4. Dhiigkarka, 5. Neerfaha, 6  Cayilka saaidka a...
23/09/2022

Waxan xaluhelna Alle idinkisa sida
1. Gaaska,
2. Baabasiirka,
3. Sokorta,
4. Dhiigkarka,
5. Neerfaha,
6 Cayilka saaidka ah,
7. Cudurada maqaarka Cancerka,
8: neefta ama naqaska
9. Keliya xanunka iyo dhagaxa kelidaba
10.wadna xanuunka
11= biyo baxa deg dega ah
Iyo dhaman cudurada guud sida cudurada caruurta, haweenka iyo ragga intaba Tijaabo cadeyn ah oo lahubo oo aad indhahaaga ku arki doonto

Wa.me/252614491657
☎️0614491657

  Allah waa natijo lahuboMacamil waxan qima dhimis balaran kusameynay dawoyinka babiyaan buroyinka iyo mizan dhimista fa...
23/09/2022

Allah waa natijo lahubo
Macamil waxan qima dhimis balaran kusameynay dawoyinka babiyaan buroyinka iyo mizan dhimista fadlan lasoxiir WhatsApp wa.me/252614491657

19/09/2022

Waxaa jira xanunka xameetida kaas oo ah dhagaxa gala xameetida iyo infekshinka hadaba waxaan idiin haynaa daawo dabiici ah waxaanu kaa daweynaynaa xameetida qaliin la aan insha allah hadii aatahay qof kaxanunsan xameetida nagala soo xariir whatspp.
https.//.wa.me/+252614491657

Waxaan kuu haynaa  Daawo logu talagaley Nimanka  ragnimadooda  yarata iyo  kuwa qaba biyobaxa deg dega ah hadii aad ka c...
19/09/2022

Waxaan kuu haynaa Daawo logu talagaley Nimanka ragnimadooda yarata iyo kuwa qaba biyobaxa deg dega ah hadii aad ka cawaneysid dhibaatooyinkaas
Fadlan nagala soo xirii
WhatsAppπŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

https://wa.me/+252614491657

Waxan xaluhelna Alle idinkisa sida1. Gaaska, 2. Baabasiirka,3. Sokorta, 4. Dhiigkarka, 5. Neerfaha, 6  Cayilka saaidka a...
19/09/2022

Waxan xaluhelna Alle idinkisa sida
1. Gaaska,
2. Baabasiirka,
3. Sokorta,
4. Dhiigkarka,
5. Neerfaha,
6 Cayilka saaidka ah,
7. Cudurada maqaarka Cancerka,
8: neefta ama naqaska
9. Keliya xanunka iyo dhagaxa kelidaba
10.wadna xanuunka
11= biyo baxa deg dega ah
Iyo dhaman cudurada guud sida cudurada caruurta, haweenka iyo ragga intaba Tijaabo cadeyn ah oo lahubo oo aad indhahaaga ku arki doonto

Wa.me/252614491657

Asc bacda zalaam Waxan ka hadli donaa wax yabaha ladonayo ineey sameyso hoyoda dhalmada kadib🀱 Hoyada Markey dhasho kadi...
19/09/2022

Asc bacda zalaam

Waxan ka hadli donaa wax yabaha ladonayo ineey sameyso hoyoda dhalmada kadib🀱
Hoyada Markey dhasho kadib jirkeda waxa ku imado isbadalo badan
Oo waxa dhiig ka imado hoosta dhigaso socdo mudo 2 todobaad ila 4 todobaad
Malmaha uko horeyo waa dhiig aad u culus waxa uuna u ekyahay dhiiga Cadada 🩸

Waxa laga yabaa ineey kaso baxan xinjiro yar yar
Xadiga dhiiga wuuse yaranayaa sidokale neh casan qafiif ah madow Cawilan fadlan ha is ticmalin suufka hoosta lagiliyo oo isticmal qoyaan celiska ama baliska

Sidokle nasahaga waxa ka buuxsamo caano 3 ila 4maalmood kadib umusha waxey noqon donaan kuwa adag oo xanun leh waxan laga yabaa ineey da.aan mararka qaarkod waxa dhacdo ineey caloshada adkato ama jelacdo

Intaas kadib maxa laga donayaa hooyada ineey sameyso fadhiiso dhowr daqiiqadod kohor inta aadan bilawen socodka ku socsaco qolalka 3 ila 4 jeer malinte mudo 5 ila 15daqiiqo malinte

Sidokle waxa cade ah inaad darento xanuun iyo marojis oo waxa laga yabaa ineey kento tolida gubasho ama xanun Sidokle waxey xanun ka daremi kartaa Marinka ilmaha ila Marinka saxaha si aad u yareyso xanunkas saar xirmo baraf ah 🧊🧊waqtiyo koban agagarka udhaxeya labada marin

Malinta uko horeyso si.aada u yareyso xanunka ama bararka nadiifi Hana kutaaban fara haaga πŸ€ŒπŸ‘‹ waxa laga yabaa inuu caabuq ku keeno waqti kasto aad Zuliga adeysid qaado weel biyo diiran ku jira sidokale Mar walbo aad nadifiso badal suufka qoyanka dhuqa ama badhiska
🧻🚿
Sidokle waxad isticmali kartaa xanun jibiye iboborafin ama barashtimol

Kumeyso biyo diran 24sacadood kadib marka dhasho s

Sidokle wa inaad iska ilalisaa korida melaha dhadher sida jaran jaroyinka

Sidokle saro uqadista wax yalaha culus

Sidokle ha qabanin shaqada guriga ilaa 2isbuc

Sidokle ilmaha dhashay hade aad ku aragyo xanun sida xumad neefta ineey ku xermeyso

ama dhiig bax ama inuu qudan wayo naaska

hoyada shuban aad u daran iyo hada ku aragto lugaha ama calacalaha inuu jalo ka noqonayo


Fadlan LA xariir dhaqtarka kuku dhaw πŸ‘©β€βš•οΈπŸ§‘β€βš•οΈπŸ‘¨β€βš•οΈ

By/ drs filsan πŸ‘©β€βš•οΈπŸ‘¨β€πŸŽ“

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Drs herbal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram