Hage Medical Services

Hage Medical Services waa madal loogu tala galay in lagu fududeyo, laguna horumariyo adeegga caafimaad ee bulshada.

15/02/2026
๐Ÿซ€ DIPLOMA CARDIOLOGY NURSE ๐Ÿซ€Kor u qaad xirfaddaada daryeelka wadnaha!Ma rabtaa inaad noqoto Nurse ku takhasustay cudurra...
17/01/2026

๐Ÿซ€ DIPLOMA CARDIOLOGY NURSE ๐Ÿซ€
Kor u qaad xirfaddaada daryeelka wadnaha!
Ma rabtaa inaad noqoto Nurse ku takhasustay cudurrada wadnaha (Cardiology)?
Waxaan kuu haynaa Diploma Cardiology Nurse oo si dhamaystiran kuu baraya xirfadaha ugu muhiimsan ee cardiology-ga ๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ
๐Ÿ“š Waxaad baran doontaa:
โœ… ECG reading & interpretation (aqrin iyo saaris ECG)
โœ… Echocardiography (Echo) โ€“ fahamka iyo isticmaalka
โœ… Cododka wadnaha (heart sounds & murmurs)
โœ… Cardiac examination (baaritaanka wadnaha)
โœ… History taking ka cardiac-ga (qaadista taariikhda bukaanka)
โœ… Fahamka cudurrada wadnaha iyo daryeelkooda
๐ŸŽฏ Ku habboon:
โ€ข Nurses
โ€ข Ardayda caafimaadka
โ€ข Qof kasta oo doonaya takhasus cardiology
๐Ÿฅ Faaโ€™iidooyin:
โœจ Tababar practical + theory
โœจ Xirfado si toos ah loogu shaqeeyo isbitaallada
โœจ Kordhin fursadaha shaqo iyo aqoon xirfadeed
๐Ÿ“ž Isdiiwaangeli maanta!
Ha seegin fursad aad ku noqoto Cardiology Nurse xirfad leh ๐Ÿ’™

17/01/2026

๐Ÿ’Š CLINICAL PHARMACOLOGY COURSE ๐Ÿ’Š
โฑ Muddada: 3 Bilood
Ma rabtaa inaad si qoto dheer u fahanto daawooyinka, isticmaalka saxda ah, iyo goโ€™aanka clinical-ka?
Ku soo biir Clinical Pharmacology Course oo lagu barayo aqoon theory + practical ah ๐Ÿ“š๐Ÿฉบ
๐Ÿ“˜ Waxaad baran doontaa:
โœ… Pharmacokinetics & Pharmacodynamics
โœ… Drug indications, contraindications & side effects
โœ… Drugโ€“drug interactions
โœ… Daawooyinka lagu isticmaalo cudurrada kala duwan
โœ… Dose calculation & prescription writing
โœ… Isticmaalka daawooyinka si badbaado leh oo cilmi ku dhisan
๐ŸŽฏ Ku habboon:
โ€ข Doctors
โ€ข Nurses
โ€ข Pharmacists
โ€ข Ardayda caafimaadka
โ€ข Shaqaalaha daryeelka caafimaadka
โญ Faaโ€™iidooyinka koorsada:
โœจ Faham clinical ah oo qoto dheer
โœจ Kor u qaad xirfaddaada shaqo
โœจ Ka hortag khaladaadka daawooyinka
โœจ Ku shaqee kalsooni iyo aqoon sax ah
๐Ÿ“… Muddada: 3 Bilood
๐Ÿ“ž Isdiiwaangeli maanta โ€“ kuraas xadidan!
๐Ÿš€ Noqo qof goโ€™aan daawo sax ah qaata (Clinical decision maker)

  waxaa socdo isqoristii barashada xirfada sheybaarka waxeyna ku egtahay 9ka bishan.FG: Tirada ardayda ee la qaadanayo w...
04/12/2024

waxaa socdo isqoristii barashada xirfada sheybaarka waxeyna ku egtahay 9ka bishan.

FG: Tirada ardayda ee la qaadanayo waa 28 arday kaliya,faafaahin wixii intaa dheer laxiriir 61 2522995.

  garab taagannahay dhammaan hooyooyinka, aabbayaasha, saaxiibbada, iyo carruurta oo maalin walba la nool cudurka sonkor...
14/11/2024

garab taagannahay dhammaan hooyooyinka, aabbayaasha, saaxiibbada, iyo carruurta oo maalin walba la nool cudurka sonkorowga ama hordhaca sokorowga.

#ู†ุญู† ู†ูู‚ุฏู‘ูุฑ ุฌู…ูŠุน ุงู„ุฃู…ู‡ุงุชุŒ ูˆุงู„ุขุจุงุกุŒ ูˆุงู„ุฃุตุฏู‚ุงุกุŒ ูˆุงู„ุฃุทูุงู„ ุงู„ุฐูŠู† ูŠุนูŠุดูˆู† ูƒู„ ูŠูˆู… ู…ุน ุงู„ุณูƒุฑูŠ ุฃูˆ ู…ู‚ุฏู…ุงุช ุงู„ุณูƒุฑูŠ.

Address

Buulo Xuubey
Mogadishu
252

Telephone

+252612522995

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hage Medical Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hage Medical Services:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram