Dr Alinour

Dr Alinour Ka taxadir Aragaaga oo xiro Muraayad saxan

29/06/2025

🦶 Maxay Tahay Tinea Pedis?

Tinea pedis waa caabuq oo sababo jeermiska nooca fungal (fungus) kaas oo ku dhaca cagaha, gaar ahaan inta u dhexeysa faraha sida sawirka hoose ka muuqata .
Waxaa sidoo kale loogu naaneesaa xanuunkaan Athlete's Fooot.

⚠️ Calaamadaha Tinea Pedis:

Cuncun badan iyo xanuun , gaar ahaan inta u dhexeysa faraha lugaha kala dhaxdooda ✅

Maqaarka oo dillaaca ama diirka ka dhaca ✅

Cagta hoose ama geesaha oo engegta ama jabab yeelata ✅

🦠 Maxaa Sababa in jeermiskaan yimaado ?

Fungus-ka - keena tinea pedis wuxuu ku noolaan karaa:

Meelaha qoyan sidaas darteed hadii badanaa qoyaanka inbadan la kulmaan lugahaada waa unugushahay xanuunkaan .....

Sidoo kale Hadii Kabaha xiran ee buudka aa ubadantahay iyo siksaanta ama iskaalshada waa unugushahay xanuunkaan huurka badan aawadii.

💊 Daaweynta Tinea Pedis:

1. Waxaa loo isticmaalaa boomaatooyin xaaladaha h**e --antifungal topical (kuwa la mariyo maqaarka): sida :-

🟢 1- Terbinafine (Lamisil): boomaato ✅
Waa daawada ugu fiican ee loo isticmaalo xanuunkaan waqti xaadirkaan ayada oo kaliya ayaana ku filan

Sida loo isticmaalo:-
gacanta ku mari meelaha oo cudurku saameeyay ee faraha kala dhaxdooda inyar oo kuugu filan 1–2 jeer maalintii (7–14 maalmood).

Faa’iidooyinka: Waxay dishaa fungus-ka si xoog leh.✅

Hadii halka aa joogto laga heleen midaas waxaa isticmaali kartaa kuwaan mid ka mid ah 👇👇👇

🟢 b. Azole group: Clotrimazole ama Miconazole ointments mid ka mid ah ✅
👇👇
Clotrimazole (Canesten): 2% cream

Miconazole (Daktarin): 2% cream

Habka loo isticmaalo: 2 jeer maalintii, 2–4 toddobaad wad ✅

Faa’iidooyinkooda : Waxay kahortagaan koritaanka fangaska waxayna joojiyaan infekshinka.

✅ Talooyin Dheeraad ah oo Daawada Ka Sokow:

Cagaha ha ahaadaan kuwa qalalan, si fiican u qallaji markaad qubaysato si aad uga hortagto jaaniska oo ku kori karo jeermiskaan maadaama uu jecelyahay qoyaanka .

Iska ilaali kabaha cidhiidhiga ah ee kulul ama qoyan ee buudka ah iskana nadiifi siksaanta ama iskaalshada

Ha la wadaagin kabo ama shukumaan dadka kale hala isticmaalin

📝 Gunaanad:

Tinea pedis waa cudur uu sababo jeermiska fungi oo fudud in la daweeyo haddii la adeegsado antifungal topical sida terbinafine (Lamisil) ama azoles sida (clotrimazole, miconazole), lana raaco talada aa soo xusnay si sax ah .
Haddii uu sii jiro 4 toddobaad kadib daaweynta, la tasho dhakhtar si loogu bilaabo antifungal afka laga qaato (oral antifungal) kaniiniyaal 💊✅

Hadii aa halkaan soo gaartay share qormada si bulsho badan u gaarto sidoo kale like si aad noogu dhiirigiliso inaa soo badino qormooyinkaan mahadsanidiin
Qore :-

18/05/2024

Soo booqo xaruntena

Coming soon INSHA ALLAH
03/04/2024

Coming soon INSHA ALLAH

17/08/2023

Nagu soo booqo Siyaad Specialist Hospital

12/05/2021

Dhakhaatiirta iyo shaqaalaha Dr Calinuur Poly Clinic Center waxa ay hambalyada ciida la qeybsaneynaa Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan macaamiisha Dr Calinuur Poly Clinic Center.
Nagala so xiriir call ama whats upp:
0615897945
http://Wa.me//+252615897945
Fadlan halkan si fudud iskaga diiwaan gali adigoo buuxinaya Formka ku xiran Linkga hoose si aad u heshid Number Bilaash ah.
⬇️⬇️
https://tinyurl.com/Isdiwaangelin-Dr-Calinuur-PCC

12/05/2021

🦻🦻Ogeysiis Muhiim ah Dadweynaha ku dhaqan gobolka banadir gaar ahaan bulshada ku nool degmooyinka Kaxda, Dharkenley iyo wadajir la ogeysiinaya in bishan socoto Lakulanka dhakhtarka ay bilaash tahey ka faaideysi wacan.
Nagala so xiriir call ama whats upp:
0615897945
http://Wa.me//+252615897945
Fadlan halkan si fudud iskaga diiwaan gali adigoo buuxinaya Formka ku xiran Linkga hoose si aad u heshid Number Bilaash ah.
⬇️⬇️
https://tinyurl.com/Isdiwaangelin-Dr-Calinuur-PCC

11/05/2021

🦻🦻Dadweynaha ku dhaqan gobolka banadir gaar ahaan bulshada ku nool degmooyinka Kaxda Dharkenley iyo wadajir la ogeysiinaya in xarun Caafimaad lagu magacaabo lagu furey degmada dharkenley gaar ahaan isgoyka .
Waxaane fadhisan doono xarunta Dr Ali Nour Abdulkadir Farah kuna taqsuusey cudurada ku dhaca .
Nagala so xiriir call ama whats upp:
0615897945
http://Wa.me//+252615897945
Fadlan halkan si fudud iskaga diiwaan gali adigoo buuxinaya Formka ku xiran Linkga hoose si aad u heshid Number Bilaash ah.
⬇️⬇️
https://tinyurl.com/Isdiwaangelin-Dr-Calinuur-PCC

Address

Degmada Wadajir
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Alinour posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Alinour:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram