Dermasom

Dermasom MD - Professional Dermatology ,Trichology, Cosmetology and Skin Care. Dr Mohamed Ahmed Nasiib

19/07/2023
Eid mubarak
27/06/2023

Eid mubarak

01/05/2023

Soo booqo xarunta Isbitaalka Aadan Cadde si aad ula kulanto Dr Naziib, oona lagaaga daaweeyo, cudurada ku dhaca Maqaarka sida (haaraha wajiga, finanka, Iwm), Cidiyaha, iyo Cudurada ku dhaca xubnaha taranka, daadashada timaha iyo Bidaarta.

Xarunta isbitaalka waxey kutaalaa Laamiyaraha Buula Xuubeey, Zope ,Degmada Wadajir, Muqdisho. ama wac
Tell: 61 9030303.

I've just reached 300 followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each and every one...
12/01/2023

I've just reached 300 followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each and every one of you. 🙏🤗🎉

🔶 💉 PRP ( Platelet-rich plasma )🔶 💉Faa iidooyinka PRP leedahay waxaa ka Mid ah✅️Yareenta tima daadashada ✅️Sare u qaadis...
12/01/2023

🔶 💉 PRP ( Platelet-rich plasma )

🔶 💉Faa iidooyinka PRP leedahay waxaa ka Mid ah

✅️Yareenta tima daadashada
✅️Sare u qaadista kobcinta iyo bad qabka timaha.
✅️Dib usoo saarida timo cusub oo badalaya kuwii daatay.
✅️PRP waxaa kujira maadooyin nafaqo ah kana qeyb qaata sare u qaadista bixinta timaha.

Si isbadal muuqda aad u heshid waxaad u baahantahay 4 tii isbuucba mar inaa qaadatid cirbada 💉PRP.

🔶farxad aan lasoo koobi karin ayee ii thy inaan arko bukaan kayga oo bogsaday isla markaana kalsoonidiisi dib u helay.

🔎

☑️Sababahaan darteed u isticmaal ( Sunscreen/ sunblock) ama kareemka qoraxda kaa difaaco.. 1- Yareen Calaamadaha Gabowga...
30/11/2022

☑️Sababahaan darteed u isticmaal ( Sunscreen/ sunblock) ama kareemka qoraxda kaa difaaco..

1- Yareen Calaamadaha Gabowga ama duqnimada…

2- ka hortagid Muuqashada mad madowga qoraxda ey sababto. ...

3-Ka ilaalin Maqaarka Gubashada Qorraxda sababto …

4-Yareen Khatarta Kansarada Maqaarka ku dhaco.

5-Ka fogaasho bur bur ku yimaado xididada Dhiiga ee maqaarka..

saaxiibkaaga ka dhig sunscreen/sun Block/Sun light protection

🔶 La tasho dhaqtarka maqaarka:🔶Daaweyn iyo daryeel ku haboon maqaarkaga si aad u heshid natiijo qurxbadan oo dhaqtarka i...
26/11/2022

🔶 La tasho dhaqtarka maqaarka:

🔶Daaweyn iyo daryeel ku haboon maqaarkaga si aad u heshid natiijo qurxbadan oo dhaqtarka iyo bukaanka farxad galida!

🔶farxad weyn ayee ii thy inaan arko bukaan kayga oo bogsaday isla markaana kalsoonidiisi dib u helay.

🔎

09/11/2022

Qeybta Maqaarka, Timaha iyo Cidiyaha ee Isbitaalka Aadan Cabdulle waxaa lagu soo kordhiyay qalab casri ah Oo lagu ogaanayo dhibaatada timaha sidoo kle waxaa lagu soo Kor dhiyay daaweyn casri Oo loo yaqaano PRP kaas oo loogu talagalay in lagu daaweeyo Daadashada Timaha, koriima yarida iyo bidaarta waxaana heegan ku ah Dr Mohamed Ahmed Nasiib

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:30 - 16:30
Tuesday 08:30 - 16:30
Wednesday 08:30 - 16:30
Thursday 08:30 - 16:30
Saturday 08:30 - 16:30
Sunday 08:30 - 16:30

Telephone

+252615888215

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dermasom posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dermasom:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category