13/07/2021
Ogeeysiis ogeeysiis ogeeysiis
bulshada kudhaqan magaalada Gaalkacyo iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeeysiinayaa in aay ka faa,ideystaan xarunta cusub ee nataaj chiropractic and copping therapy xarunta waxeey kaa daweeyneysaa xanuunda kala ah :
1. Roomatiisanka.
2.lafa xanuunka.
3.xasaasiyadda jirka.
4.cudurka gestaanta ama ciriqa.
5.muruq bixin iyo toobinka oo casri ah.
6.jucinta dabiiciga ama chiropractic therapy
7.masaajka ama daliigga oo casri ah.
(B)sidoo kale xarunta waxa aay idiin heeysaa dhamaan cuduraasi dawooyinkooda oo tayo leh.
waxii fafahin ah kala xiriir TELL : 0906865797ama 0636078386