Redsea Hospital

Redsea Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Redsea Hospital, Hospital, Near Digfeer Junction, Mogadishu.

REDSEA Hospital is the first hospital in the entire nation that started treating coronary arteries and peripheral arteries invasively through catheter based intervention.

𝐑𝐞𝐝𝐬𝐞𝐚 𝐇𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥. Waxa aad ka helaysaa adeegyo casri ah, dhakhaatiir khibrad leh, baaritaanno degdeg ah, iyo daaweyn tayo...
23/04/2026

𝐑𝐞𝐝𝐬𝐞𝐚 𝐇𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥. Waxa aad ka helaysaa adeegyo casri ah, dhakhaatiir khibrad leh, baaritaanno degdeg ah, iyo daaweyn tayo sare leh.
𝑪𝒂𝒂𝒇𝒊𝒎𝒂𝒂𝒅𝒌𝒂𝒂𝒈𝒂 𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒂𝒉 𝑴𝒖𝒉𝒊𝒊𝒎𝒂𝒅𝒆𝒆𝒏𝒂 𝑲𝒐𝒐𝒘𝒂𝒂𝒅"

21/04/2026

Redsea Hospital Waxaa Heegan Kugu ah 𝐃𝐫. 𝐒𝐡𝐮𝐤𝐫𝐢 𝐎𝐦𝐚𝐫 oo ah dhaqtarka daaweynta cudurada caruurta.
"𝑪𝒂𝒂𝒇𝒊𝒎𝒂𝒂𝒅𝒌𝒂𝒂𝒈𝒂 𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒂𝒉 𝑴𝒖𝒉𝒊𝒊𝒎𝒂𝒅𝒆𝒆𝒏𝒂 𝑲𝒐𝒐𝒘𝒂𝒂𝒅"

19/04/2026

𝐉𝐨𝐨𝐣𝐢 𝐈𝐬𝐭𝐢𝐜𝐦𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐢𝐠𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚.
"𝑪𝒂𝒂𝒇𝒊𝒎𝒂𝒂𝒅𝒌𝒂𝒂𝒈𝒂 𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒂𝒉 𝑴𝒖𝒉𝒊𝒊𝒎𝒂𝒅𝒆𝒆𝒏𝒂 𝑲𝒐𝒐𝒘𝒂𝒂𝒅"

REDSEA Hospital is the first hospital in the entire nation that started treating coronary arteries and peripheral arteries invasively through catheter based intervention.

13/04/2026

Redsea Hospital Waxaa Heegan Kugu ah Dhakhtarka Qurxinta Afka Iyo Ilkaha 𝐃𝐫. 𝐘𝐚𝐦𝐞𝐧 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐦𝐞𝐝 𝐁𝐢𝐥𝐚𝐥 oo ah Khabiir ku Taqasusay Dhamaan Qurxinta Afka iyo Ilkaha.
"𝑪𝒂𝒂𝒇𝒊𝒎𝒂𝒂𝒅𝒌𝒂𝒂𝒈𝒂 𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒂𝒉 𝑴𝒖𝒉𝒊𝒊𝒎𝒂𝒅𝒆𝒆𝒏𝒂 𝑲𝒐𝒐𝒘𝒂𝒂𝒅"

09/04/2026

𝗜𝗯𝗿𝗮𝗵𝗶𝗺 𝗢𝘀𝗺𝗮𝗻 𝗔𝗯𝗱𝗶 ayaa la keenay 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐑𝐄𝐃𝐒𝐄𝐀 isagoo dareemayay xanuun daran oo dhanka 𝐰𝐚𝐝𝐧𝐚𝐡𝐚 ah.
Dhaqaatiirta taqasusiga Isbitaalka 𝐑𝐄𝐃𝐒𝐄𝐀 ayaa u sameeyay baaritaano casri ah oo ku aadan dhanka 𝐰𝐚𝐝𝐧𝐚𝐡𝐚, waxaa la ogaaday in uu xiran yahay xidid kamid ah xididada qaada dhiiga ee taga 𝐰𝐚𝐝𝐧𝐚𝐡𝐚.
𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬𝐚! qaliin guulaystay oo aan 𝐱𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧 iyo 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐰𝐚𝐜 midna lahayn, qaatayna daqiiqado kooban ayaa loo sameeyay waxaana loo furay xididkii ka xirnaa.
Waa 𝗜𝗯𝗿𝗮𝗵𝗶𝗺 𝗢𝘀𝗺𝗮𝗻 𝗔𝗯𝗱𝗶 oo hadda caafimaad qaba fariin mahadcelin u diray dhaqaatiirta iyo maamulka 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐑𝐄𝐃𝐒𝐄𝐀.
"𝑪𝒂𝒂𝒇𝒊𝒎𝒂𝒂𝒅𝒌𝒂𝒂𝒈𝒂 𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒂𝒉 𝑴𝒖𝒉𝒊𝒊𝒎𝒂𝒅𝒆𝒆𝒏𝒂 𝑲𝒐𝒐𝒘𝒂𝒂𝒅"

05/04/2026

𝐃𝐫. 𝐇𝐮𝐬𝐬𝐚𝐦 𝐀𝐤𝐫𝐚𝐦 oo ah dhaqtar ku taqasusay daaweynta iyo qaliimada xanuunada ku dhaca 𝐰𝐚𝐝𝐧𝐚𝐡𝐚 iyo wareega dhiiga.
𝗗𝗶𝗮𝗯𝗲𝘁𝗲𝘀.
"𝑪𝒂𝒂𝒇𝒊𝒎𝒂𝒂𝒅𝒌𝒂𝒂𝒈𝒂 𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒂𝒉 𝑴𝒖𝒉𝒊𝒊𝒎𝒂𝒅𝒆𝒆𝒏𝒂 𝑲𝒐𝒐𝒘𝒂𝒂𝒅"

01/04/2026

Daawo muuqaal-ka mid kamid ah bukaanadeena kadib markii loo sameeyay qaliin guulaystay oo furista xidada xiran ee dhanka 𝐰𝐚𝐝𝐧𝐚𝐡𝐚 ah.
Isbitaalka wadnaha ee 𝐑𝐄𝐃𝐒𝐄𝐀 waxa aad ka helaysaa dhaqaatiirta taqasusi ah kuwaas leh waaya aragnimo ku aadan dhanka daaweynta iyo qaliimada casriga ah ee 𝐰𝐚𝐝𝐧𝐚𝐡𝐚.
Sido kale Isbitaalka waxa uu kuu diyaariyay qalab casri ah kaas oo sahlaya fulinta qaliin fudud oo aan dhaawac iyo xanuun midna aan lahayn.
"𝑪𝒂𝒂𝒇𝒊𝒎𝒂𝒂𝒅𝒌𝒂𝒂𝒈𝒂 𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒂𝒉 𝑴𝒖𝒉𝒊𝒊𝒎𝒂𝒅𝒆𝒆𝒏𝒂 𝑲𝒐𝒐𝒘𝒂𝒂𝒅"

𝐈𝐬𝐤𝐚 𝐅𝐢𝐢𝐫𝐢 𝐂𝐚𝐥𝐚𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐢𝐠𝐧𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚.𝐑𝐞𝐝𝐬𝐞𝐚 𝐇𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥. Waxa aad ka helaysaa adeegyo casri ah, dhakhaatiir khibrad leh, baarit...
30/03/2026

𝐈𝐬𝐤𝐚 𝐅𝐢𝐢𝐫𝐢 𝐂𝐚𝐥𝐚𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐢𝐠𝐧𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚.
𝐑𝐞𝐝𝐬𝐞𝐚 𝐇𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥. Waxa aad ka helaysaa adeegyo casri ah, dhakhaatiir khibrad leh, baaritaanno degdeg ah, iyo daaweyn tayo sare leh.
𝑪𝒂𝒂𝒇𝒊𝒎𝒂𝒂𝒅𝒌𝒂𝒂𝒈𝒂 𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒂𝒉 𝑴𝒖𝒉𝒊𝒊𝒎𝒂𝒅𝒆𝒆𝒏𝒂 𝑲𝒐𝒐𝒘𝒂𝒂𝒅"

29/03/2026

𝐃𝐫.𝗟𝘂𝗾𝗺𝗮𝗻 𝗠.𝗢𝗺𝗮𝗿 Dhakhtarka Daaweynta Cudurada Wadnaha.
"𝑪𝒂𝒂𝒇𝒊𝒎𝒂𝒂𝒅𝒌𝒂𝒂𝒈𝒂 𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒂𝒉 𝑴𝒖𝒉𝒊𝒊𝒎𝒂𝒅𝒆𝒆𝒏𝒂 𝑲𝒐𝒐𝒘𝒂𝒂𝒅"

REDSEA Hospital is the first hospital in the entire nation that started treating coronary arteries and peripheral arteries invasively through catheter based intervention.

26/03/2026

𝐑𝐞𝐝𝐬𝐞𝐚 𝐇𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥 waxaa diyaar kugu ah 𝐃𝐫. 𝐒𝐡𝐮𝐤𝐫𝐢 𝐎𝐦𝐚𝐫 𝐘𝐮𝐬𝐮𝐟 oo ah dhaqtarad ku taqasustay daaweynta Caruurta.
"𝑪𝒂𝒂𝒇𝒊𝒎𝒂𝒂𝒅𝒌𝒂𝒂𝒈𝒂 𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒂𝒉 𝑴𝒖𝒉𝒊𝒊𝒎𝒂𝒅𝒆𝒆𝒏𝒂 𝑲𝒐𝒐𝒘𝒂𝒂𝒅"

REDSEA Hospital is the first hospital in the entire nation that started treating coronary arteries and peripheral arteries invasively through catheter based intervention.

24/03/2026

Redsea Hospital Waxaa Heegan Kugu ah Dhakhtarka Qurxinta Afka Iyo Ilkaha 𝐃𝐫. 𝐘𝐚𝐦𝐞𝐧 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐦𝐞𝐝 𝐁𝐢𝐥𝐚𝐥 oo ah Khabiir ku Taqasusay Dhamaan Qurxinta Afka iyo Ilkaha.
"𝑪𝒂𝒂𝒇𝒊𝒎𝒂𝒂𝒅𝒌𝒂𝒂𝒈𝒂 𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒂𝒉 𝑴𝒖𝒉𝒊𝒊𝒎𝒂𝒅𝒆𝒆𝒏𝒂 𝑲𝒐𝒐𝒘𝒂𝒂𝒅"

REDSEA Hospital is the first hospital in the entire nation that started treating coronary arteries and peripheral arteries invasively through catheter based intervention.

Address

Near Digfeer Junction
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Redsea Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Redsea Hospital:

Share

Category