Dr.farhan moha

Dr.farhan moha healthy and well

Gastritis (Gaaska)waa caabuq ama xanuun ku dhaca  Dahaarka caloosha..waxa u noqon karaa a) mid mudo yar ku haayo ( acute...
29/07/2023

Gastritis (Gaaska)
waa caabuq ama xanuun ku dhaca Dahaarka caloosha..
waxa u noqon karaa
a) mid mudo yar ku haayo ( acute) ama
b) mid mudo badan ku hayay ood la noshahay (chronic)

MAXAA SABABO GAASKA ?
1- aalkolada ( alcohol)
iyo cabitanada aash*tada leh . sida kookada ( coca)
2- istareeska ama walwalka badan ( stress)
3- in mudo ah inaa aad baahato ama gaajo ku heysay
4- daawooyin xanuun ba.bi iyaasha ah sida
5- cuntada xawaashka iyo basbaaska ( spicy ) nuuca cas/gaduudan ku badan tahy
6. sidoo kale waxaa sababo bakteeriya lo yaqaan helicobacter pylori (H.pylori ) taas oo ku nool xuubka ama dahaarka caloosha..

F.G ..hadii aan dhaqso loo daaweyn caabuqa ( infection) waxuu keeni karaa
1 boog calooled ( ulcer)
2 dhiiga la.aan
3 kansar ( cancer)

lagu garto
1..lalabo
2. matag iyo matag dhiig wato
3. dibiryo
4..laabjeex
5..calool xanuun sida nabar/Boog xaga caloosha ah ka dareemeyso
6 ..misaanka oo yaraada
7..cunto xumo ama cunada oo si fcn u qaadan karin

SIDEE LOO YAREN KARA QATARTISA ?
1. isticmaal cuntada qolofta leh sida ..digirta iyo misirta. masagada iyo galeyda.
2 .qaado daawooyinka gaska
3.ka fogow cuntada qabow. cabitaanada aash*tada leh..
dawooyin xunuun baabi.yasha ah
wey kugu sii kordhin karaan
xanuunka.

#.DAWEYNTA
1. waa muhiim inaad dhaqtar la kaashato si loo hubiyo heerka xununkaaga
2..hadii aad in mudo ah la nooshay waa inaa qaadato daawoyinka qalajiyasha ah
( Antibiotic) sida amoxicillin. clarithromycin iyo metronidazole
3 . daawoyinka aash*ta (acid ) caloosha yareeyo
sida ..omeprazole. pantaprazole. lanzoprazole.. iyo kuwa kle o badan.

like - share comment ๐Ÿ™

by : Dr.farhan moha

28/07/2023

ASC..dhaman
habenka ha idin wacnaado meel kasta joogtan..
cudur kee rabi laheed inaa ka soo hadlo..???
A. gastric AMA gaas
B. maleria ama duumo
c. Hepatitis B ama cagarshow

Dr.farhan moha

  (enterobius  vermicularisdir ) waa  mid ka mid ah goryaamada ku dhaca mindhicirada..waxa uu ku badan yahy caruurta , d...
21/11/2022

(enterobius vermicularisdir ) waa mid ka mid ah goryaamada ku dhaca mindhicirada..waxa uu ku badan yahy caruurta , dadka waweyna wuu ku dhacaa.

kalarkiisa waa cadaan kareemka oo kale ah. waana mid dhirirkisu gaarayo (5 -10 millimetres)

SIDEE LOO KALA QAADAA ?

waxa aad ku qaadi kartaa oo kuu soo raacaa marka aad afka ka qaadato cunto ama cabitaan o ay dad qabo soo taabteen

CALAAMADIHIISA.

#-cun cun dabada ah xiliga habeenki u badan
#-bahalo yar-yar oo aad ku arakto dabada
#-calool xanuun
#-lalabo iyo matag
#- hurdo la.aan ...cun cunka dabada awgiis ah
#- cunto xumo

MAXAA LAGAGA BAAHAN YAHY?

jirkaaga iyo gacmaha oo aad ku dhaqdo saabun mar walba suuli/ musqul isticmaasho iyo mar walba cunto cuneyso oo aad si wacan u farxalato.
dharka aad hoos ka qabto (nikis ama kastuumo) mar walba in aad biyo kulul ku dhaqdo. sidoo kle dharka aad ku seexato. iskana badasho.
iska jar cidiyaha oo nadiifi cijiyaha hoostooda mar warba.

DAWEYNTA
daaweyn tag xarunta caafimaad kugu dhow si laguu soo siiy dawooyin kugu haboon

waxaa aad ugu wanaagsan ..ALBENDAZOLE TABLET 400 mg.. iyo mebendazole 100 mg ..

share /like/comments๐Ÿ™

W/Q;

FAA.IIDOOYINKA CAAFIMAD EE TOONTA1..waxey xoojisaa difaaca jirka2waxey ka hortagtaa cudurada wadnaha3. waxey daweysaa ca...
25/05/2022

FAA.IIDOOYINKA CAAFIMAD EE TOONTA

1..waxey xoojisaa difaaca jirka
2waxey ka hortagtaa cudurada wadnaha
3. waxey daweysaa caabuqyada
4 waxey ka hortagtaa kansarka
5waxey hoos u dhigtaa dufanka dhiiga.
6.waxey jirka ka sartaa waxyaha sunta ah
7.waxey nidaamisa cadaadiska dhiga iyo sonkorta
8.waxey kor u qaadaa caafimaadka lafaha
9.Toonta waxaa kaloo loo adeegsadaa qandho jabis, qufaca, madax xanuunka, caabuq sanqada, kalagoysyo xanuunka, baabasiirka, xiiqda, buronkiitada, qaniinyada masaska iyo dabaqallooca,
10.toonta waxaa ku jira nafaqo badan.

like and share

RAMADAANTA IYO CUNTADA:Afurka waa inuu noqdaa mid fudud sida galaas biyo ah 3 xabo timir waxaad dib u dhiganeysaa cuntoo...
30/03/2022

RAMADAANTA IYO CUNTADA:

Afurka waa inuu noqdaa mid fudud sida galaas biyo ah 3 xabo timir waxaad dib u dhiganeysaa cuntooyinka waaweyn ee isku dheli tiran mudo 30 daqiiqo ah.
waa Qasab inaa ka fogaato cuntooyinka cusbada (milix) ku badan tahay iyo cabitaanada aash*tada leh ( koka koolada) sidoo kale aad iska ilaalisaa in aad cunto cuno xaad dhaaf ah

SAXUURTA:
saxuurta waa mid barako leh sababtoo ah nabiga (SCW) ayaa yiri
(ุชูŽุณูŽุญู‘ูŽุฑููˆุง ููŽุฅูู†ู‘ูŽ ูููŠ ุงู„ุณู‘ูŽุญููˆุฑู ุจูŽุฑูŽูƒูŽุฉู‹ ุฑูˆุงู‡ ุงู„ุจุฎุงุฑูŠ ูˆู…ุณู„ู…)

waxaa haboon mar walba saxuurta in dib loo dhigo. waxaa fiican inaa cunto cunooyinka karbohaydaretka leh iyo miraha si aad u dareemin gaajo iyo haraad.
biyaha waa inaad ku afurtaa koob biyo ka dib habeenki dhan aad cabtaa ilaa 2 liiter biyo ah.
jimicsi yar waa inaad sameysaa maalinti sida socodka balse jimicsiga weyn waa inuu noqdaa habeenki.

like and share .

asxabta ka faaideysi wacan

FAA.IIDOOYINKA CAAFIMAAD EE KAROOTADAkarootada waa khudar aad cajib u ah aadna lo isticmaalo iyadoo caadi loo cuni karo,...
29/01/2022

FAA.IIDOOYINKA CAAFIMAAD EE KAROOTADA

karootada waa khudar aad cajib u ah aadna lo isticmaalo iyadoo caadi loo cuni karo, cabitaan laga dhigan karo marna cunada lagu darsado.
karootada waa mid nafaqo leh balse laguma naaxo.

FAA.IIDOOYINKA caafimaad ee laga helo
> cudurka kalastaroolka
>dhiig yarida
>dheefshiidka
>difaaca jirka
>araga iyo cafimaadka indhaha
>kansarka
>caafimaadka ilkaha
>faaliga iyo qalalka
>macaankan iyo sankorowga
>wanaajinta shaqada beerka
>wanaajinta shaqada kilyaha
>caafimaadka wadnaha
>maqaarka

FADLAN LIKE._ SHARE
NAGU DHIIRA GALIYA

W/Dr.farhan_moha

09/01/2022

Qaabka loo qaado dhiiga ( blood collection) iyo sharuudaaha laga rabo qofka qaadayo ( phlebotomiste)

  ( Busbuska)Busbuska waa caabuq uu keeno fayraska (varicella-zoster). Busbuska waa mid aad  u faafa  Haddii hal qof uu ...
13/11/2021

( Busbuska)

Busbuska waa caabuq uu keeno fayraska (varicella-zoster). Busbuska waa mid aad u faafa Haddii hal qof uu qabo, 90% dadka u dhow qofkaas ee aan iska difaacin ayaa iyagana qaadi doona cudurka. sidoo kale waxaa ku qaadi kartaa in qofka qaba kugu ak qufaco ama kugu ak hindhiso, sidoo kale jirkisa aad taabato, mudada uu ku heynaayo Busbuska waa 14 ilaa 16 maalin ugu badnaan 21 maalin ka dib wey baaba.ayan finanka.



1=waxaa lagu arkaa finan yar yar oo cuncun leh ka dib finanka waxaa ka buuxsama dhecaan,
Finanka ayaa marka h**e ka soo baxaan laabta, dhabarka, iyo wejiga, ka dibna ay ku faafaan jirka oo dhan.
2 sidoo kale waxuu leyahy qandho, murqo-xanuun, madax-xanuun, cuno-xumo, Daal,

KA HOR TAGA

Sida ugu wanaagsan ee looga hortago busbuska waa in qof kasta uu qaato tallaalka, sida carruurta, dhalinyarada, iyo dadka waaweyn. sidoo kale ka fogaadaa qofka qaba Busbuska.



busbuska malahan wax daawo ah ,balse qofka waxaa la siin karaa qandho- jabin, kaliyana waxaa la siin karaa ( paracetamol ) sidoo kale waxaa muhiim ah in bukaanka uu cabo biyo badan, jirkiisana uu nadiifiyo mar walba.

F:G fadlan ha isticmaalin ( ibuprofen ) waa mid qatar ku ah qofka qaba Busbuska.

22/10/2021

ASC haben wngsan asxaabta qali ah e igu xiran halkaan waxaad ka heli doontaan warbixino la xariia caafimadkaga
plz like noo saar page nona share gareya si aad uga faaidaan wax badan

mahadsnid ๐Ÿ™

Isticmaalka maalinlaha ah ee yaanyada ayaa si weyn kor ugu qaada caafimaadkaga.Waxay ka buuxa faa'iidooyin caafimaad oo ...
02/10/2021

Isticmaalka maalinlaha ah ee yaanyada ayaa si weyn kor ugu qaada caafimaadkaga.Waxay ka buuxa faa'iidooyin caafimaad oo badan.

1.Dheefshiidka: yaanyada waxay kaa caawineysaa hagaajinta caafimaadka dheefshiidka guud,
2.Hagaajinta Aragga: waxaa ku jira Fiitamin A kaasoo kaa caawinayaa hagaajinta aragga sidoo kale waxey u wanagsan tahy cafimad ka indhaha.
3. cafimadka wandaha; yaanyada waxaa ku jira madoyin ka hor taga cududa wadnaha. sidoo kale joogteynta isticmalka badan ee yaanyada waxey yareysaa heerka dufanka xun ee dhiiga ku jira.
4.Yareynta dhiig karka: isticmalka badan ee yaanyada waxey yareysaa qatarta badan ee dhiig karka. sidoo kale yanyada waxaa ka buuxa maada la dhaho ( potassium ) taas oo xididada ka dhigto kuwa waasac ah, qulqulka dhiigana uu siyaado sidoo kale waxaa yaraada istareeska.
5.yareynta cancerka: yanyada waxaa ku jira maado taas oo yareyneesa qatarta kansarka.
6.cafimaadka maqarka: yanyada waxey ka caawineysa ilaalinta cafimaadka maqarka .ilkaha. lafaha. iyo tinta
7sidoo kale waxey aad ugu fiican tahy miisan dhimista . caabuqyada . sidoo kle waxaa kale ka buuxa maadooyin badan oo jirka faaiido u leh

f.g yanyada waad miira karta ama cunada ku darsan kartaa

Fa,iidooyin caafimaad ee laga helo    basasha.cunista basasha waxey faa,ido badan u leedahy jirk  # Faa,iddo e ugu muhii...
16/08/2021

Fa,iidooyin caafimaad ee laga helo basasha.

cunista basasha waxey faa,ido badan u leedahy jirk

# Faa,iddo e ugu muhiimsan

1. waa ka buuxa nafaqo sida vitamin C. Vitamin B iyo potassium

2. waxey yareyneesaa cudurada ku dhaca wadnaha sida dhiig-karka ( high blood pressure) duxda wadnaha ( triglycerides) iyo caabuqa sidoo kale waa qalajiye (antibiotic ).waxey kaloo ka hor tagtaa kansarka (cancer) iyo sokorowga (diabetic)

3. waxey hagaajisaa dheefshidka cunada

4. basasha waxey xoojisaa difaaca jirka

5. waxey xoojisaa caafimaadka lafaha

6. waxey kaloo aad ugu fican tahy dhibaatoyinka hawa mareenka sida neefta ( asthma ) iyo xasaasiyada ( allergy)

7. Waxay hagaajisaa caafimaadka galmada Haddii ay dhacdo in lammaanahaagu la tacaalayo cillad kacsi la.aan ah

24/04/2021

Habeen wangsan
RAMADAN Mubarak all muslims โญ๐ŸŒ™
isku soo noqod wangsan ๐Ÿ™

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.farhan moha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.farhan moha:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category