Somali herbal medicine

Somali herbal medicine waa xarunta daawa dhaqameedka iyo dhirta dabiiciga wax loogu daweeyo waxaa ka heleysaa daaweeynta cuduro badaban oo kala duwan

Saliidaan waa saliid lala yaabay wax tarkeeda aad ayuu u sareeyaa waxay u fiicanyahay xauunada korka sida dhabar xanuunk...
01/08/2023

Saliidaan waa saliid lala yaabay wax tarkeeda aad ayuu u sareeyaa waxay u fiicanyahay xauunada korka sida dhabar xanuunka murqaha seedaha iyo kala goosyada sidoo kale neerfaha iyo maqaarka waa mid tayo badan waa mid dabiici ah dhamaan dadkii isticmaalay way amaaneen

22/08/2022
Faa'iidooyinka malabku waa mid waxtar weyn leh, malabka maadooyinkiisa waxa ay kakoobanyihiin fitamiino, macdano, amino ...
15/05/2021

Faa'iidooyinka malabku waa mid waxtar weyn leh, malabka maadooyinkiisa waxa ay kakoobanyihiin fitamiino, macdano, amino acids iyo antioxidants. Waxa uu u fiicanyahay Caafimaadka wadnaha ...
Xakamaynta qufaca iyo cunaha oo qoka xanuunaya ...waxa kale ufiicanyahay
Bogsashada nabarrada iyo gubashada ...
Caafimaadka xaga neerfaha ...
Caafimaadka xaga dheefshiidka ...
Caafimaadka afka ...

Kusoo dhawaada waa xarun cusub oo aad ka heleyso daawo tayo leh oo kaa daweeyneysa cuduro badan oo ku daashaday iyo qaar...
15/05/2021

Kusoo dhawaada waa xarun cusub oo aad ka heleyso daawo tayo leh oo kaa daweeyneysa cuduro badan oo ku daashaday iyo qaar gacanta laga taagay Inshaa Allah

Address

Mogadishu

Telephone

+252614841924

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali herbal medicine posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram