Organic Fertilizer Company

Organic Fertilizer Company Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Organic Fertilizer Company, Fertility Doctor, bakaro market, Mogadishu.

09/03/2025
02/01/2025

Shirkada Heyle Agro Trade Oo aad uga barateen daawooyin tayaysan waxa ay Idiin Keentay Power Safe Oo Ah Daawo Tayo leh Oo aad uga hortagi karto cayayaanka Loo Yaqaano Tixriga Ama Fall ArmyWorm Oo sixun usaameeya beerha galeyda iyo barbarooniga iyo caterpillar ama diiratada oo ah cayayaanka caleenta kacuna geedaha sida koostada iyo ansalaatada wixi faah faahin ah nagalsoo xariir πŸ‘‰0615650839β˜ŽοΈπŸ“ž

28/12/2024

Dap falcon waa daawo tayo sare leh oo nafaqeesa carada dhulka oo xididada geedaha xoojisa oo sifudud kumilanta oo Tayadeeda aad kadareemi karto dhirkasta oo aad u isticmaasho wixi faah faahin ah kala xariir
πŸ‘‰ 0615650839β˜ŽοΈπŸ“ž

24/09/2024

Heyle Group ugu imaaw daawooyin beeraha nuucyadooda kala duwan oo tayo leh wixi faah faahina ah kala xariir πŸ‘‰ 0615650839☎️

27/05/2024

Shirkada Heyle Agro Trade Oo Aad Uga Barateen Daawooyin Tayaysan Waxa ay Idiin Keentay Daawadaan Hortiina Kamuuqato Waa Daawo Turkey Organic Ah Kakooban Maadooyin Badan Oo Waxtar Uleh Dhirta Dalkeena Kabaxdo sida (Mooska,Basasha,Liinta Galeyda ,Qajaarka ,Yaanyada,Bocorka,qaraha)
Xarunteenu waa Suuqa Bakaaro Wixi Faah faahin Ah Nagalsoo Xariir πŸ‘‰0615650839β˜ŽοΈπŸ“ž

24/03/2024

Shirkada Heyle Agro Trade oo aad uga barateen daawooyin tayaysan waxa ay idiin keentay sunta cayayaanka beerha looga hortago oo high quality ah tayadeedu sareeso wixi faah faahin ah kala xariir πŸ‘‰ 0615650839πŸ“žπŸ“²

24/03/2024

HEYLE AGRO TRADE UGU Imaw DAAWOOYIN Tayaysan Nuuc Waliba Leh Oo Isugu Jira Bacriminta Iyo Cayayaanka BEERAHA OO DHAMEESTIRAN TAYDOODUNA SAREESOπŸ‘

24/03/2024

Shirkada Heyle Agro Trade oo aad uga barateen daawooyin tayaysan waxa ay Idiin Keentay daawo Tayo leh Oo aad uga hortagi karto cayayaan nuuc kasta uu leeyahay Jumlo Iyo Tafaariiq Kala xariir πŸ‘‰ 0615650839β˜ŽοΈπŸ“ž

Waa sunta cayayaanka beeraha looga hortago oo Tayo leh beertii Lagu buufiyo Sifiican Looga Dareemaayo wixi faah faahin a...
20/03/2024

Waa sunta cayayaanka beeraha looga hortago oo Tayo leh beertii Lagu buufiyo Sifiican Looga Dareemaayo wixi faah faahin ah kala xariir πŸ‘‰ 0615650839β˜ŽοΈπŸ“ž

Address

Bakaro Market
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252615650839

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Organic Fertilizer Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Organic Fertilizer Company:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram