Al Nasri Medical clinic center

Al Nasri Medical clinic center KUDOO DHAWAAE AL NASRI MEDICAL CENTER AND PHARMACY

04/07/2023

Ku soo dhawaaw Al Nasri Medical clinic center isbitaalka cudurrada haweenka iyo dhalmada ," sida daaweynta infectionka raaga,daaweynta dhiciska, daaweynta dhalmo la,aanta ubadka ilaaha bixiyee gubitaanka,haweenka,baabasiirka iyo gudniinka caruurta. Waxa kugu diyaar ah dhaqtarad qibrad durugsan u leh hawlaha ay qabaneyso kana soo shaqeysay muddo 20 sano ah.

05/09/2022

Distribution, waa habka ey dawadu ugu baaheyso jirka waxaana xambaara dhiigga si uu ugu baahiyo jirka.

05/09/2022

Absorbtion waa habka nuugista dawada kuna gasho dhiigga, dawooyinka afka laga qaato ayaa lagu sameeyaa.

05/09/2022

1. Pharmacokinetics, waxa uu ka hadlaa waxa jirku dawada ku sameeyo ama ka qabto waana 4 marxaladood oo kala ah.1. Absorbtion,2. Distribution, 3. metabolism, 4. Excretion/elimination.

05/09/2022

Pharmacology has two major branch Pharmacology waa 2 laamood oo waweyn oo kala ah. Pharmacokinetics, iyo Pharmacdynamics. 1 Pharmacokinetics.

04/09/2022

waxa inoo sii socda casharkeenii taxanaha ahaa ee Pharmacology. Drug", ereyga drug waa erey ka yimid french micnihiisu yahay daawo, loona aqoon jiray geedihii qalalnay(dry herb). Rudolf Bucheim. waa shaqsigii ugu horeeyey ee sameeyey goobaha lagu barto cilmiga daawada (Pharmacology). waxaana lafuray goobtaas taariikhdu markay ahayd 1847 wuxuuna u dhashay dalka Jarmalka.

03/09/2022

Asal ahaan ereyga pharmacology waa erey afka giriigga ah waxaana loo aqoon jiray pharmacon oo micnihiisu yahay daawo.

03/09/2022

Ereyga pharmacology, waxa uu ka kooban yahay labo eray oo kala ah', 1 pharmaco oo micnihiisu yahay daawo. 2 logy oo micnihhsu yahay barasho.

03/09/2022

CUTUBKA 1AAD Pharmacology. Waa cilmi lagu barto waxtarka,waxyeellada,isticmaalka iyo qiyaasta dawada.

Address

Mogadishu

Telephone

+252617400628

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Nasri Medical clinic center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Al Nasri Medical clinic center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram