Drs Hamdi Hassan Mohamed

Drs Hamdi Hassan Mohamed page kaan waxaan ugu faa'iidesan doona waxyaabaha laxariira caafimaadka page kaan waxaan iskula wadaagi doonaa waxyaaba laxariira culuumta caafimaad

Welcome to our page
14/07/2022

Welcome to our page

28/02/2022

What is epidemic?

28/02/2022

What is anatomy?

Choose the correct answer
28/02/2022

Choose the correct answer

𝗪𝗮𝘅 𝘁𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗾𝗼𝗿𝗳𝗮𝗵𝗮Waxtarka wuu leeyahay qorfaha ma ahan mid lagu soo koobi karo qoraal.Qorfaha waa geed si dabeeci ah loo...
01/12/2021

𝗪𝗮𝘅 𝘁𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗾𝗼𝗿𝗳𝗮𝗵𝗮

Waxtarka wuu leeyahay qorfaha ma ahan mid lagu soo koobi karo qoraal.Qorfaha waa geed si dabeeci ah loo soo isticmaali jiray kumanaan sano ka h**e haddana la isticmaalo.Dadka sida joogtada u isticmaal waxaa ka mid ah Soomaalida.

Wax tarka uu leeyahay qorfaha

✓Qorfaha wuxuu saxaa dhiiga caadada waana xanuun baabiye,Dumar badan ayaa ku jirada dhiiga caadada,haddii aad cabtid shaah lagu daray qorfe waxaa suurta gal ah in uu ka yareyo xanuunka ka haya wareega.

✓Cilmi baarisyo kala duwan ayaa lagu ogaaday qorfaha in uu yahay sun saare,kana hortaga caabuqyo kala gaddsan ee ku dhaca jirka.Sidoo kale wuxuu ka hortagaa kancerka ku dhaca dhuunta iyo caloosha.

✓Qorfaha wuxuu yareyaa af urka ama af shiirka.Qorfaha waxaa ku jira maaddo caraf leh kana hortagta caabuqyada ku dhaca afka iyo dhuunta.
✓Qorfaha wuxuu ka hortagaa suuska gala ilkaha,waxaana ku jirta maaddo ka hortagta infectionka ku dhaca ilkaha.
✓Qorfaha waxaa ku jira maadda yareysa subagga xun (Cholesterol) ee soo daaya beerka. Haddii si joogta ah u isticmaashid qorfaha waxaa yaranaya in jirkaada ku batto subagga xun.

Fadlan la sii wadaag asxaabtaada haddii aad akhrisatay Mahadsanid.
Drs hamdi hassan

Human hormones
01/12/2021

Human hormones

Human body
14/07/2021

Human body

Jwb wcn
26/04/2021

Jwb wcn

Dumarka waa in ay aad ugu taxadaraan!!!⚠️⚠️                                Fariintaas la wadaag dumarka aad taqaanno. (H...
26/04/2021

Dumarka waa in ay aad ugu taxadaraan!!!⚠️⚠️

Fariintaas la wadaag dumarka aad taqaanno. (Haddii aad tahay nin aadna heshay farriintan, fadlan caawi haweenka kuu dhow),

Haddii haweeney ay gaarto muddadeeda caadada, fadlan ha sameynin 4 waxyaabood;

1- Ha cabin biyo baraf leh sido kale ha cabin cabitaanada kale ee fudud (Fanta , Kokakoola, isbarayt, iyo Bibsi, )

2-Madaxaaga Shambo ha marinin sababtoo ah duldulelada madaxaaga wey furan yihiin xiliga caadada, waxayna keeni karta madax xanun ama arin qatar ah oo saameynteda la daremi karo markaad yartahay iyo markaad sii weynaataba.

3- Ha cunin Qajaar inta lagu gudo jiro caadada , sababto ah haraaga cad ee qajaarka wuxuu xanibi karaa dhiiga wasaqda ee bixi lahaa.

4- Sido kale xilliga caadada jirkaaga yaan la garaacin , ama yusan ku dhicin walxaha adag gaar ahaan caloosha , sababto ah waxay keeni kartaa mataq iyo ilmo galeenka oo dhaawac gaari kara ama inuu sababo kansarka ilmo galeenka .

Cilmi baaris ayaa muujineysa cabbida barafka inta lagu gudo jiro xilliga caadada ay sababi karta in dhiiga ku haro derbiyadda ilmo galeenka mudo 5-10 sano taaso sababi karta boog kansareed (TUMOR CANCER ) .

Fadlan, macluumaadkan haloo qeybiyo dumar badan; hooyooyinka, haweenka, gabdhaha ama saaxiibada.

Fadlan like saar page
Share dheh mahadsnid

Fadlan like saar page ka

Lana wadaaag asxaabtaada
Mahadsanidi

19/04/2021

1O faa’iido oo laga helo soonka:

1. Soonku waxa uu xoojiyaa sun saaritaanka jirka

2. Soonku waxa uu nasiina siiyaa dheef shiidka jirka

3. Soonku waxa uu bogsiiyaa caabuqa

4. Soonku waxa uu hoos u dhigaa sokorta dhiiga

5. Soonku waxa uu kordhiyaa gubitaanka caddiinta(baruurta)

6. Soonku waxa uu faaiida u yahay dadka dhiig karka qaba

7. Soonku miisaanka ayuu yareeyaa

8. Soonku waxa uu saxaa nidaamka qaldan ee raashinka loo qaatto

9. Soonku waxa uu xoojiyaa difaaca jirka

10. Soonku waxa uu ka qeyb qaattaa joojinta balwadaha.

MDSalaad

Tanx

Page-ka like saar siaad uhesho maclumaad dheeri ah una noqoto qofka ugu h**eeyo eee kafaaideysta casharada aansoo gelino.mahadsanid

Address

Mogadishu

Telephone

+252617088315

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Drs Hamdi Hassan Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Drs Hamdi Hassan Mohamed:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category