Nur-Xidig

Nur-Xidig Passionate about technology, media, and humanitarian work, committed to making a difference through sustainable development and community empowerment.

This is the Shabelle River, which flows through central and southern Somalia. It has long been a vital lifeline for farm...
09/02/2026

This is the Shabelle River, which flows through central and southern Somalia. It has long been a vital lifeline for farming communities, used to irrigate crops and provide water for livestock. Today, however, the river has dried up. This reflects the severe drought affecting the country and the growing humanitarian crisis faced by vulnerable communities.
May God bring rain and relief.

Some of the joy we created today — moments like these remind me why this work matters. 💙Pure joy. Pure moments. Grateful...
04/02/2026

Some of the joy we created today — moments like these remind me why this work matters. 💙

Pure joy. Pure moments. Grateful to be part of this. 😊

30/01/2026

Falalka tacaddiga ah ee ka dhacaya Beledweyne waa kuwo ka baxsan bani’aadannimada iyo ku-dhaqanka diinteenna suuban, waxayna qayb ka yihiin sumcad-xumeynta magaalada. Maamulka iyo dhaqankuna waa in ay qaadaan tallaabo degdeg ah, culimaduna ay sameeyaan wacyigelin.

fans
Maamulka Gobolka Hiiraan
Saciid Mohamed Adam
Cabdiweli Daljir
Said Mo'allim Ahmed
Ruun Sagaal Geed
Zakaria Abdullaahi

Habeeen waanag. Jimco wngsan jaalayaal🤝
30/01/2026

Habeeen waanag. Jimco wngsan jaalayaal🤝

Xeebta liido iyo Qorax soobaxa. Waa jawi kulan saday. Daganaan, qurux iyo nasiino. Jimco wnaagsan.
23/01/2026

Xeebta liido iyo Qorax soobaxa. Waa jawi kulan saday. Daganaan, qurux iyo nasiino. Jimco wnaagsan.

22/01/2026
Waxaan kuugu hamabalyeena noloshaan cusub Waxaan idiin rajeynayaa nolol dhan oo jacayl iyo farxad bdn leh, Hambalyo wala...
22/01/2026

Waxaan kuugu hamabalyeena noloshaan cusub Waxaan idiin rajeynayaa nolol dhan oo jacayl iyo farxad bdn leh, Hambalyo walal Hussein Dirie adiga dmsh.

Making memories with Mr.  Zakaria Abdullaahi 🫡
11/01/2026

Making memories with Mr. Zakaria Abdullaahi 🫡

31/12/2025

2026

Waxaa sharaf iyo farxad gaar ah ii ah in aan maanta ka qeyb galo maharka sxbkeyga iyo shaqo wadaaggeyga qaaliga ah, Mr. ...
21/12/2025

Waxaa sharaf iyo farxad gaar ah ii ah in aan maanta ka qeyb galo maharka sxbkeyga iyo shaqo wadaaggeyga qaaliga ah, Mr. Cabdi Maalik Abdulkadir, iyo marwadiisa Mss. Khadro Nur, isla markaana aan ka noqdo marqaati sharaf leh. Maalintan quruxda badan waxay ahayd mid ka buuxda farxad, dhoola cadeyn, iyo xaflad diiran oo ay ka soo qayb galeen qoysaska, asxaabta, iyo dadka ay jecel yihiin. Waxaan leeyahay barako badan, Alle ha idinka dhigo kuwii guuleysta nolol barako iyo farxad leh, caafimaad iyo guul joogto ahna ha idin siiyo. Aamiin, Aamiin

06/12/2025

Akhyaarta subax wanaagsan 🤝

Lasawiran nin weyn oo zaciim ah, saaxiibkey Zakaria Abdullaahi , ka mid ah saaxiibadayda wax galka ah, kana tirsan dhali...
05/12/2025

Lasawiran nin weyn oo zaciim ah, saaxiibkey Zakaria Abdullaahi , ka mid ah saaxiibadayda wax galka ah, kana tirsan dhalinyarada hormuudka u ah jiilka maanta.

Address

Maka Al-Mukarama Street Mogadishu
Mogadishu

Telephone

+252618410237

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nur-Xidig posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Nur-Xidig:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram