Duunyo Veterinary Service

Duunyo Veterinary Service Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Duunyo Veterinary Service, Hospital, Mogadishu.

29/04/2026

qaabka loo marinaayo ayay suaalo badan naga soo waydiiyeen dadkii daawaday muuqaalkii h**e kan ayaana iga jwbnay

29/04/2026

Waxaa daweyn iyo baaritaan u sameynay bakayle jiranaa

28/04/2026

Qaabkee loo isticmaala sunta ka daawo kuuqaalkaan —-

Duunyo Veterinary Service

27/04/2026

Hanfix plus

27/04/2026

Waxaa leysku sheegay sunta cajiibka badan ay tahay no 1 sunta ugu sareyso ladagaalanka boodada iyo shilinta , dhamaajada iyo dukkinka kale

26/04/2026

Hanfix suntii cajiiibka ahyd si fudud ayaa dusha looga marinaa neefka see more

26/04/2026

Warbixinta farmkaaan iyo cabdirasaaq oo kawar bixinaaya

26/04/2026

Waxaa qalliin ku sameynay lax foolaneysay muddo 5 maalin ah —

Kadaawo faah faahinta kuuqaalkaan—

Hambalyo Hambalyo dhamaan bahda xanaanada xoolaha-Maanta waxay aheed 25 April  maalin    ee aduunka  world veterinary da...
25/04/2026

Hambalyo Hambalyo dhamaan bahda xanaanada xoolaha-

Maanta waxay aheed 25 April maalin ee aduunka world veterinary day -----

24/04/2026

Daawo la hubo tayadeeda ugu imaada Duunyo Veterinary Service
markasta waa garabkiina inshalh

20/04/2026

baafin xoolo baadi ah isla markaan usbuuc ka badan lagu haayo xaafad kamida gubta hadii aad garanayso qof leh nagu soo xir i.a

0619604160

20/04/2026

Daryeelka Duunyada iyo Duunyo team

Address

Mogadishu
00252

Telephone

+252619604160

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Duunyo Veterinary Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Duunyo Veterinary Service:

Share

Category