Human Care Diagnostics Ltd Mogadishu

Human Care Diagnostics Ltd Mogadishu Human Care Diagnostics LTD WAA SHIRKADA UGU BALAARAN EE DALKA KEENTO QALABKA CAAFIMAADKA.

Waxaa maanta si rasmi ah ugu rakibnay Samafale Clinic qalabka casriga ah ee ichromaβ„’ Reader II, oo ay soo saartay shirka...
27/04/2026

Waxaa maanta si rasmi ah ugu rakibnay Samafale Clinic qalabka casriga ah ee ichromaβ„’ Reader II, oo ay soo saartay shirkadda caalamiga ah ee Boditech.

Qalabkan cusub wuxuu si weyn u xoojinayaa tayada iyo saxnaanta baaritaannada caafimaad, isaga oo fududeynaya helitaanka natiijooyin deg-deg ah oo lagu kalsoonaan karo, taasoo sare u qaadaysa adeegyada daryeelka bukaanka.

Anaga oo ah Human Care Diagnostics Ltd, waxaa naga go’an in aan mar walba ka shaqeyno horumarinta iyo casriyeynta adeegyada caafimaad ee dalka Soomaaliya πŸ‡ΈπŸ‡΄, si bulshada loo siiyo daryeel caafimaad oo casri ah, ammaan ah, isla markaana lagu kalsoonaan karo.

βœ”οΈ Tayo Sare
βœ”οΈ Kalsooni Buuxda
βœ”οΈ Horumar Joogto ah

Waxaa maanta si rasmi ah ugu rakibnay Digfer qalabka casriga ah ee Mindray A3 Anesthesia Machine, oo ay soo saartay shir...
26/04/2026

Waxaa maanta si rasmi ah ugu rakibnay Digfer qalabka casriga ah ee Mindray A3 Anesthesia Machine, oo ay soo saartay shirkadda caalamiga ah ee Mindray.

Qalabkan cusub wuxuu si weyn u sare u qaadaya tayada, saxnaanta, iyo badbaadada adeegyada suuxdinta inta lagu jiro qalliinnada, taasoo ka dhigaysa adeegyada caafimaad kuwo ka tayo iyo hufnaan badan sidii h**e.

Anaga oo ah Human Care Diagnostics Ltd, waxaa naga go’an mar walba horumarinta iyo casriyeynta adeegyada caafimaad ee dalka Soomaaliya πŸ‡ΈπŸ‡΄, si bulshada loo siiyo daryeel caafimaad oo casri ah, ammaan ah, lana isku halayn karo.

βœ”οΈ Tayo
βœ”οΈ Kalsooni
βœ”οΈ Horumar Joogto ah

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ.
23/04/2026

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ.

π•πˆπ“π€π‹ π’πˆπ†ππ’ πŒπŽππˆπ“πŽπ‘ π•π’πŸ—πŸŽπŸŽWAA KUU DIYAAR NAGA SO DALBO WAXAAN KUULA DIYAAR NAHAY SO DHAWEYN QURUX BADAN IYO QIIMO KU QANC...
23/04/2026

π•πˆπ“π€π‹ π’πˆπ†ππ’ πŒπŽππˆπ“πŽπ‘ π•π’πŸ—πŸŽπŸŽ

WAA KUU DIYAAR NAGA SO DALBO WAXAAN KUULA DIYAAR NAHAY SO DHAWEYN QURUX BADAN IYO QIIMO KU QANCIYO.

Waxaa maanta si rasmi ah ugu rakibnay Yardimeli Specialist Hospital qalabka casriga ah ee Mindray Patient Monitor (Model...
20/04/2026

Waxaa maanta si rasmi ah ugu rakibnay Yardimeli Specialist Hospital qalabka casriga ah ee Mindray Patient Monitor (Model: uMEC 120), oo ay soo saartay shirkadda caalamiga ah ee Mindray.

Qalabkan cusub wuxuu si weyn u xoojinayaa la socodka xaaladda bukaanka (vital signs) sida garaaca wadnaha, oksijiinta (SpOβ‚‚), iyo cadaadiska dhiigga, taasoo sare u qaadaysa tayada, saxnaanta, iyo badbaadada daryeelka bukaankaβ€”gaar ahaan inta lagu jiro qalliinnada iyo xaaladaha degdegga ah.

Anaga oo ah Human Care Diagnostics Ltd Mogadishu, waxaa naga go’an mar walba horumarinta iyo casriyeynta adeegyada caafimaad ee dalka Soomaaliya πŸ‡ΈπŸ‡΄, si bulshada loo siiyo daryeel caafimaad oo casri ah, ammaan ah, lana isku halayn karo.

βœ”οΈ Tayo
βœ”οΈ Kalsooni
βœ”οΈ Horumar Joogto ah

Waxaa maanta si rasmi ah ugu rakibnay Mogadishu Specialist Hospital qalabka casriga ah ee Mindray A3 Anesthesia Machine,...
20/04/2026

Waxaa maanta si rasmi ah ugu rakibnay Mogadishu Specialist Hospital qalabka casriga ah ee Mindray A3 Anesthesia Machine, oo ay soo saartay shirkadda caalamiga ah ee Mindray.

Anaga oo ah Human Care Diagnostics Ltd Mogadishu, waxaa naga go’an mar walba horumarinta iyo casriyeynta adeegyada caafimaad ee dalka Soomaaliya πŸ‡ΈπŸ‡΄, si bulshada loo siiyo daryeel caafimaad oo casri ah, ammaan ah, lana isku halayn karo.

βœ”οΈ Tayo
βœ”οΈ Kalsooni
βœ”οΈ Horumar Joogto ah

Isbitaalka   Hospital maanta waxaa si rasmi ah ugu rakibnay qalabka casriga ah ee Mindray  Hemotology  Analyzer (Model: ...
18/04/2026

Isbitaalka Hospital maanta waxaa si rasmi ah ugu rakibnay qalabka casriga ah ee Mindray Hemotology Analyzer (Model: BC-10), kaas oo si weyn u kordhinaya tayada iyo saxnaanta baaritaannada dhiigga.
Hadii aan nahay Bahda Human Care Diagnostics Ltd Mogadishu waxa mar walba naga go’an horumarinta, casriyeynta, iyo tayeynta adeegyada caafimaad ee dalka Soomaaliya, si loo hubiyo daryeel caafimaad oo la isku halayn karo.

18/04/2026

Guddoomiyaha Shirkadda Human Care Diagnostics ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banadir Hospital FMOH, booqashadan oo ujeedkeedu ahaa xoojinta xiriirka wada shaqeyneed ee labada dhinac, kor u qaadista tayada adeegyada caafimaadka, iyo dardargelinta iskaashiga mustaqbalka. 🀝

Guddoomiyaha Shirkadda Human Care Diagnostics ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banad...
18/04/2026

Guddoomiyaha Shirkadda Human Care Diagnostics ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banadir Hospital FMOH, booqashadan oo ujeedkeedu ahaa xoojinta xiriirka wada shaqeyneed ee labada dhinac, kor u qaadista tayada adeegyada caafimaadka, iyo dardargelinta iskaashiga mustaqbalka. 🀝

18/04/2026

Guddoomiyaha Shirkadda Human Care Diagnostics Ltd Mogadishu ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Isbitaalka Dr.Sumait Hospitals, booqashadan oo ujeedkeedu ahaa xoojinta xiriirka wada shaqeyneed ee labada dhinac, kor u qaadista tayada adeegyada caafimaadka, iyo dardargelinta iskaashiga mustaqbalka. 🀝

Guddoomiyaha Shirkadda Human Care Diagnostics Ltd Mogadishu ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Isbitaalka Dr.Sumait Hospita...
18/04/2026

Guddoomiyaha Shirkadda Human Care Diagnostics Ltd Mogadishu ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Isbitaalka Dr.Sumait Hospitals, booqashadan oo ujeedkeedu ahaa xoojinta xiriirka wada shaqeyneed ee labada dhinac, kor u qaadista tayada adeegyada caafimaadka, iyo dardargelinta iskaashiga mustaqbalka. 🀝

Jimco wanaagsan
16/04/2026

Jimco wanaagsan

Address

KM5, Laamiyaraha Zope Mogadishu
Mogadishu
658182/658281/658183/600780

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Human Care Diagnostics Ltd Mogadishu posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share