21/03/2026
waxaan ku faraxsanahay kalsoonida ay nagu qabaan bukaanadeennu. Hooyo horay loogu sameeyay qaliin degdeg ah oo uur (C-section) oo lagu badbaadiyay iyada iyo ilmaheeda, ayaa mar kale dooratay Isbitaalka Gargaar si loogu sameeyo qaliin kale. Tani waxay caddeyn u tahay tayada adeeggeenna, xirfadda dhaqaatiirteena, iyo daryeelka joogtada ah ee aan siino hooyooyinka iyo dhallaanka.