Daynile General Hospital

Daynile General Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daynile General Hospital, Hospital, Mogadishu.

Daynile General Hospital is a mother and child care and general surgery hospital as well as a referral hospital for the entire country, as well as a public and teaching hospital.

Dr Ahmed Artan Yalahow   ayaa hooyo soomaaliyeed  Waxaa uu  qaliin uga sameeyay  buro uga taalay Minka, Qaliinkas oo lag...
26/09/2023

Dr Ahmed Artan Yalahow ayaa hooyo soomaaliyeed Waxaa uu qaliin uga sameeyay buro uga taalay Minka, Qaliinkas oo lagu guuleystay alx

Waxaa maanta oo Taarikhdu Tahay 18/9/2023 Isbitaalka Guud Ee Daynile General Hospital  Nagu soo  Booqday, Sabdow oo ahaa...
18/09/2023

Waxaa maanta oo Taarikhdu Tahay 18/9/2023
Isbitaalka Guud Ee Daynile General Hospital Nagu soo Booqday, Sabdow oo ahaa Qof iska Danyar ahaa In badana Deeganka ahaa Baaritaan dheer kadib Waxan Go aan Sanay inaan Galno Qaliinkaas Iyadoo xabadu meel adag ku jirtay, mudo ka badan 10 sano, Dhaqaatiir badan oo dalka ah na ay ku war galiyeen inaan Xabadaas laga saari Karin Ayna heysato meel Halis ah, Balse waxaaaa Allah Ku Guuleyey inuu kasoo saaaro xabadaas oo Dhib badan ku heysay Bukaanka, meel halis ahna kaga jirtay Waxaa Kasoo saaray Si Nabad ah
DR-ka Qaliimada Guud iyo Munasar abdi Omar Hadana Bukaanka wuuu nabad Qabaa alxmdlh

Muqdisho3 Septembre 2023 Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda faderaalka somaaliya H.E Dr Al...
04/09/2023

Muqdisho3 Septembre 2023 Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda faderaalka somaaliya H.E Dr Ali HAJI Adan ayaa shalay booqasho ugu yimid isbitaalka guud ee deyniile

Wasiir Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku soo wareegey dhamaan qeybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay Isbitaalka oo isugu jiray qeyb shaqeeya iyo qeybo aan lagu shaqeyn isla markaana aan dhisnayn, waxa uuna sidoo kale dul istaagey bukaano xaaladdooda Caafimaad lagula tacaalayey Isbitaalka.

Wasiirka ayaa sheegey in Isbitaalka Dayniile uu kamid yahay Isbitaal Dowladda, Wasaaradda Caafimaadkana ay ka shaqeyn doonto sidii Shaqaalaha Isbitaalka ay u helli la haayeen Xuquuqdooda maadaama Isbitaalku ka mid yahay Public Hospitals-ka.

Maamulka Isbitaalka Deyniile ayaa faahfaahin ku saabsan waxyaabaha uu qabto Isbitaalka iyo Caqabadaha haysta ee ku horgudban usharaxay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxa uuna bogaadiyey dhamaan Hey'adaha, Ganacsatada, iyo dadka deegaanka oo ka shaqeeyey in Isbitaalku halkan soogaaro maanta.

Wasiirka ayaa sidoo kale furay qeybta daweynta Isku-furanka oo laga hirgelliyey Isbitaalka Deyniinle waxayna qeyb ka tahay horumarada uu ku tallaabsanayo Isbitaalka maadaama uu qeybaha Isbitaalka oo dhami loogu adeego bulshada deegaanka.

Hambalyo Qalin Badalasho🎓🎓🎓Waxaan halkaan Bogaadin iyo Hambalyo Qalin Jabin ah ugu direeynaa Dr SayidAli Hassan Nur ( Dr...
27/05/2023

Hambalyo Qalin Badalasho🎓🎓🎓

Waxaan halkaan Bogaadin iyo Hambalyo Qalin Jabin ah ugu direeynaa Dr SayidAli Hassan Nur ( Dr Caraale) ahna Madaxa qeeybta haweenka ee Isbitaalka oo difaacday Maanta buugiisii qalin jabinta heerka labaad ee jaamacada
Master Degree of Public Health.
Waxaan ku leenahay Dre Hambalyo Hambalyo Allaha kugu Anfaco Cilmigaad baratay

Madaxa Qeeybta Haweenka ee iskaalka Dayniile Dr SayidAli Hassan Nur (Dr Caraale) ayaa ugu qeeyb galay Isbitaalka Tababar...
22/05/2023

Madaxa Qeeybta Haweenka ee iskaalka Dayniile Dr SayidAli Hassan Nur (Dr Caraale) ayaa ugu qeeyb galay Isbitaalka Tababar kusaabsan MISP (Minimum Initial Service Package). Eey qabaneeysay UNFPA.

22/05/2023

Qeybta Guud Sheybaarka oo lagu Soo kor dhiyay Qalab Casri ah iyo machine Nadi Ugu dambeeyey waxaa inooga war Bixinaya Madaxa Qeybta Baarista Guud Cumar ahmed Cumar Daynile General Hospital

Assalamu calaykum w.w dhamaan umada soomaliyeed meelkasta ay joogaan waxaan leeyahay I'd mubaarak ilahey hanaga aqbalo s...
20/04/2023

Assalamu calaykum w.w dhamaan umada soomaliyeed meelkasta ay joogaan waxaan leeyahay I'd mubaarak ilahey hanaga aqbalo soonkii iyo cibaadadada dambigeenana ilaah hanoodhaafo , umada soomaalyeed meelkastaa ay joogaan dhibaatada ilahey hakadulqaado nabad iyo caafimaad ilahey hanasiiyo, intii jiran ilahey hacaafiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

20/03/2023

War bixin kooban ee ku Saabsan shaqada iyo howl maalmeedka uu Spitaaalka u qabto Bulshada ku dhagan Degmada daynile iyo nawaaxigeeda waxaaana Si kooban uga hadlaya madaxa Qeybta Hooyada iyo dhallaaanka Ee Spitaaalka Guud Ee Daynile General Hospital Dr Sayid Ali Hàšśàñ Nor
( Dr Caraale )

Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banaadir mudane Dr. Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud ayaa maanta kormeeray xurumaha Caafimaadk...
28/02/2023

Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banaadir mudane Dr. Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud ayaa maanta kormeeray xurumaha Caafimaadka degmada Deyniile.

Goobaha Caafimaad ee uu booqday waxaa ka mid ah labo Kaam oo ay ka socdeen howlo Caafimaad iyo Isbitaalka guud ee degmada Deyniile ee hoos yimaada maamulka Gobolka Banaadir.

Ujeedka kormeerka ayaa ahaa u kuurgalida howlaha Caafimaad iyo baahiyaha ka jira xarumaha Caafimaad ee degmada Deyniile.

Agaasime Cabdiraxmaan ayaa masuuliyiinta iyo shaqaalaha uu la kulmay ku dhiira geliyay shaqada wanaagsan oo ay Shacabka Caasimada u hayaan.
Waxaana kusoo dhaweeyay spitaaalka Agaasimaha Spitaaalka Daynile General Hospital Dr Abass abdirahman shigow

Waxaa maanta spitaaalka guud ee  Daynile General hospital  Deeeq dawo ah soo gaar siiyay hay adda WHO Waxaaana ka gudoom...
22/12/2022

Waxaa maanta spitaaalka guud ee Daynile General hospital Deeeq dawo ah soo gaar siiyay hay adda WHO
Waxaaana ka gudoomay agaasimaha spitaaalka Daynile General hospital Dr Cabaas Abdirahman Shigow

01/11/2022

Dhaqtarka Caruurta Dr siney

Address

Mogadishu

Telephone

+252615572151

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daynile General Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Daynile General Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category