Baraka Hospital

Baraka Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baraka Hospital, Medical and health, Warshada Caanaha Degmada Hodan, Mogadishu.

12/04/2026

Bukaan la dhibbanaa xanuunka thyroid-ka ayaa si guul leh loogu daweeyay Baraka Hospital.

Baraka Hospital β€” Ku dooro Aqoon, Khibrad & Naxariis

πŸ“ Warshadda Caanaha, Muqdisho
πŸ“ž 0613922225 ama 3335

11/04/2026

Haddii aad la dhibban tahay ama aad iska shakisay xanuunka xameetida, soo booqo Baraka Hospital si aad u hesho baaritaan sax ah iyo daryeel caafimaad oo dhammaystiran.

11/04/2026

Maxaa kala qabsaday team Abaabala iyo Isbitaalka Baraka?

𝗦𝗨’𝗔𝗔𝗦𝗛𝗔 π—π—œπ— π—–π—”π—›π—” πŸ•ŒπŸ“ΏImisa jeer ayaa magaca Nabi Muuse (CS) lagu xusay Qur’aanka Kariimka?A) 50B) 100C) 136D) 200πŸ‘‰ Adiga m...
09/04/2026

𝗦𝗨’𝗔𝗔𝗦𝗛𝗔 π—π—œπ— π—–π—”π—›π—” πŸ•ŒπŸ“Ώ
Imisa jeer ayaa magaca Nabi Muuse (CS) lagu xusay Qur’aanka Kariimka?

A) 50
B) 100
C) 136
D) 200

πŸ‘‰ Adiga maxay kula tahay? Jawaabta ku qor comment-ka πŸ‘‡

🀲 Jimco Wanaagsan – Waxaan kuu rajeyneynaa caafimaad iyo barako.

’aashaJimcaha

09/04/2026

La kulan Dr. Kaafiya Abdullahi Faarah πŸ‘©β€βš•οΈ
Dhaqtarka ku takhasustay qaliimada haweenka ee Baraka Hospital.
Ka hel daryeel caafimaad oo heer sare ah iyo talooyin ku saabsan caafimaadka haweenka.

πŸ’¬ Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna koowaad.



















π—€π—”π—Ÿπ—œπ—œπ—‘ π—Ÿπ—”β€™π—”π—”π—‘ 𝗔𝗔𝗑 π—žπ—” 𝗦𝗒𝗒 𝗦𝗔𝗔π—₯𝗑𝗔𝗬 𝗙𝗔π—₯π—”π—”π—‘π—§π—œ 𝗔𝗬 π—Ÿπ—œπ—€π——π—”π—¬ .Cunug yar ayaa Faraanti laqday waxaana ku guuleysanay inaan ka soo ...
09/04/2026

π—€π—”π—Ÿπ—œπ—œπ—‘ π—Ÿπ—”β€™π—”π—”π—‘ 𝗔𝗔𝗑 π—žπ—” 𝗦𝗒𝗒 𝗦𝗔𝗔π—₯𝗑𝗔𝗬 𝗙𝗔π—₯π—”π—”π—‘π—§π—œ 𝗔𝗬 π—Ÿπ—œπ—€π——π—”π—¬ .
Cunug yar ayaa Faraanti laqday waxaana ku guuleysanay inaan ka soo saarno Qaliin la'aan. waxaa ka warbixinaya waarigka bukaanka.

Baraka hospital waxaa kuugu diyaar ah Dr Maxamed Dahir ayaa fuliyay asaga oo isticmaalaya Qalab Casri ah.





























09/04/2026

Waa bukaan la keenay qeybta Emergency-ga iyadoo sun soo cabtay. waxaa ka warbixinaysa walaasheed daryeelka ay ka heleen isbitaalka















08/04/2026

Soo booqo Baraka Hospital halkaas oo uu kugu diyaar yahay dhaqtar khabiir ku ah xanuunnada lafaha iyo qalliimadooda si uu kuu siiyo daryeel caafimaad oo hufan iyo talooyin sax ah.
Baraka Hospital β€” Ku dooro Aqoon, Khibrad & Naxariis.
πŸ“ Warshadda Caanaha, Muqdisho
πŸ“ž 0613922225 ama 3335

08/04/2026

βœ… ππ„π˜ππ“π€ ππ€π‹π‹πˆπˆπŒπ€πƒπ€ 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐈𝐘𝐎 π‹π€π˜π’π€π‘πŠπ€ – Baraka Hospital
πŸ‘¨β€βš•οΈ Dr. Abdirahman Ali Ahmed

Dhakhtarka Qalliimada Guud iyo Laysarka ee Baraka Hospital.
Qalliimada uu fuliyo dhakhtarku waxaa ka mid ah:

βœ… Qalliinka Baabasiirka
βœ… Qalliinka Xameetida
βœ… Qalliinka Eernada (Hernia)
βœ… Qalliinka Qabsinka (Appendix)
βœ… Qalliinnada Laysarka ee Casriga ah
βœ… Qalliinka Qanjirrada
βœ… Qalliinka Dhaawacyada
βœ… Qalliinka Naasaha Ragga oo Weynaada (Gynecomastia)
βœ… Qalliinnada Kale ee Guud (sida uu dhakhtarku u arko baahida bukaanka)
Baraka Hospital β€” ku dooro aqoon, khibrad iyo naxariis.
πŸ“ Warshadda Caanaha, Muqdisho
πŸ“ž 0613922225 / 3335

π— π—”π—”π—Ÿπ—œπ—‘π—§π—” π—–π—”π—”π—™π—œπ— π—”π—”π——π—žπ—” π—”π——π——π—¨π—¨π—‘π—žπ—” | π—ͺ𝗒π—₯π—Ÿπ—— π—›π—˜π—”π—Ÿπ—§π—› 𝗗𝗔𝗬 2026 🌍 Caafimaadku waa tiirka nolosha waana xaq uu qof walba leeyahay. ...
07/04/2026

π— π—”π—”π—Ÿπ—œπ—‘π—§π—” π—–π—”π—”π—™π—œπ— π—”π—”π——π—žπ—” π—”π——π——π—¨π—¨π—‘π—žπ—” | π—ͺ𝗒π—₯π—Ÿπ—— π—›π—˜π—”π—Ÿπ—§π—› 𝗗𝗔𝗬 2026 🌍

Caafimaadku waa tiirka nolosha waana xaq uu qof walba leeyahay. Maanta oo ah Maalinta Caafimaadka Adduunka waxaan xusuusinaynaa muhiimadda ay leedahay daryeelka caafimaadka ka hortagga cudurrada iyo wacyigelinta bulshada.

Isbitaalka Baraka waxa uu mar walba u taagan yahay bixinta adeeg caafimaad oo tayo leh si loo dhiso bulsho caafimaad qabta oo mustaqbal leh.

πŸ“Œ Aan ka wada shaqeyno:
βœ”οΈ Ka hortagga cudurrada
βœ”οΈ Daryeel joogto ah
βœ”οΈ Kor u qaadidda wacyiga caafimaad

β€œBulsho caafimaad qabta = Mustaqbal ifaya”

πŸ“ž Nala soo xiriir: 3335

βœ… ππ„π˜ππ“π€ ππ€π‹π‹πˆπˆπŒπ€πƒπ€ 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐈𝐘𝐎 π‹π€π˜π’π€π‘πŠπ€ – Baraka HospitalπŸ‘¨β€βš•οΈ Dr. Abdirahman Ali AhmedDhakhtarka Qalliimada Guud iyo Laysa...
07/04/2026

βœ… ππ„π˜ππ“π€ ππ€π‹π‹πˆπˆπŒπ€πƒπ€ 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐈𝐘𝐎 π‹π€π˜π’π€π‘πŠπ€ – Baraka Hospital

πŸ‘¨β€βš•οΈ Dr. Abdirahman Ali Ahmed
Dhakhtarka Qalliimada Guud iyo Laysarka ee Baraka Hospital.

Qalliimada uu fuliyo dhakhtarku waxaa ka mid ah:

βœ… Qalliinka Baabasiirka
βœ… Qalliinka Xameetida
βœ… Qalliinka Eernada (Hernia)
βœ… Qalliinka Qabsinka (Appendix)
βœ… Qalliinnada Laysarka ee Casriga ah
βœ… Qalliinka Qanjirrada
βœ… Qalliinka Dhaawacyada
βœ… Qalliinka Naasaha Ragga oo Weynaada (Gynecomastia)
βœ… Qalliinnada Kale ee Guud (sida uu dhakhtarku u arko baahida bukaanka)

Baraka Hospital β€” ku dooro aqoon, khibrad iyo naxariis.

πŸ“ Warshadda Caanaha, Muqdisho
πŸ“ž 0613922225 / 3335

07/04/2026

Dadka caanka ka ah baraha bulshada ayaa isku raacay waxqabadka isbitaalka Barako maantana waa Sumaya Qurux.

isbitaalka ayaa loo aqoonsaday dhowr jeer midka ugu wanaagsan cudurada Gaaska iyo uurku jirka.

booqo Baraka hospital Warshada caanaha ama la xariir 61 3922225

Address

Warshada Caanaha Degmada Hodan
Mogadishu

Telephone

+252613922225

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baraka Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Baraka Hospital:

Share