Xalgoob mediation

Xalgoob  mediation Nonprofit local Institution Xalgoob mediation is a non-profit local Institution for peace and stability & dispute resolution in Somalia.

14/02/2023

The Role of Dialogue in Conflict Resolution at the Community level

Waxaa siwanagsan nogu qabsoomey Maalintii 1aad ee Tababar sedex malin soconaya Kaaso kor logu qadayo xirfadda iyo awoodd...
14/02/2023

Waxaa siwanagsan nogu qabsoomey Maalintii 1aad ee Tababar sedex malin soconaya
Kaaso kor logu qadayo xirfadda iyo awoodda aqooneed ee Team Xalgoob mediation .

Waxaan u mahdcelinaynaa Professore Abdirizak Mohamed Aadan oo noso jediyay first session on Dialogue and mediation as addressing conflict in a constructive manner.

Sidokle Irisehub Oo gacan ka geysatay qabsomidda Program ka.

03/12/2022
Waxay ino ahayd mudnaan in nalaku casuumo Global event ga JUSTICE INNOVATION CYCLE  ee ay soo qaban qaabisay HiiL Innova...
03/12/2022

Waxay ino ahayd mudnaan in nalaku casuumo Global event ga JUSTICE INNOVATION CYCLE ee ay soo qaban qaabisay HiiL Innovation Hub East Africa
Event gaan oo ay kasoo qayb galeen Hay’adda Caalamiya, Hal-abuurayaal iyo stakeholders ka
Waxaan fursad u helnay inan kusoo bandhigno Hal-aburkeena.

-----‐--‐----------------------------‐-----------------------------‐----------‐----

It was privilege to be invited to the Justice innovation cycle by HiiL Innovation Hub East AfricaThat brings together Global partners, stakeholder and Entrepreneurs for networking and To showcase innovations

Waxaa soo gabagabobay tababar labo maalin soconayay oo ay ka fa'idaysteen dhalinyaro bahda Qaanuunka kamida iyo kuwo kal...
11/11/2022

Waxaa soo gabagabobay tababar labo maalin soconayay oo ay ka fa'idaysteen dhalinyaro bahda Qaanuunka kamida iyo kuwo kale oo danaynayay

Waa kumahdasanyihiin dhalinyaradi so qaban qaabisay iyo Maamulka dhalinyarada Gobolka Banadir oo qayb ka ahaa

Waxa xafiiskeena nagu soo booqday marti kasocotay Hay’adda Hiil innovation hub East Africa.Booqashadan waxay qayb ka aha...
26/10/2022

Waxa xafiiskeena nagu soo booqday marti kasocotay Hay’adda Hiil innovation hub East Africa.
Booqashadan waxay qayb ka ahayd Barnamijka Hal-abuurka caddaaladda oo taageera ururada ka shaqeeya xallinta dhibaatooyinka caddaaladda ee ugu daran Bariga Afrika.
_____________________________________________

We had special guest visit our office from HiiL Innovation Hub East Africa due diligence.
This field of visit was part of justice Entrepreneurship school program that supports organizations working to solve the most pressing justice problems across East Africa

It's the 4th day of Somalia justice entrepreneurship Boot camp in Nairobi, Kenya. and  Abdirizak and Hawa Representing a...
28/09/2022

It's the 4th day of Somalia justice entrepreneurship Boot camp in Nairobi, Kenya. and Abdirizak and Hawa Representing as mediation.

We Hopefully to work with Hiil innovation hub East Africa.

Wad nasogaarikartaa
24/09/2022

Wad nasogaarikartaa

04/09/2022

Waa kiis khilaaf dhexmaray lamaane Somaliyeed oo ay xalisay hay'adda dhexdhexaadinta ee Xalgoob.

23/07/2022

Guurkii h**e iyo kan maanta

Naasir Sh. Maxamed (Qoraa dhaqanka iyo Taariikhda).

22/07/2022

Marxaladaha nolosha qoyska guurka kadib.

Ustaad Abdirahin Ali Abdi

21/07/2022

Madal kusaabsanayd khilaafadyada Qoyska( Family Dispute Forum)

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xalgoob mediation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Xalgoob mediation:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram