Kaamil Diet Products

Kaamil Diet Products Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaamil Diet Products, Nutritionist, Isgooyska Taleex, Hodan, Mogadishu.

Kaamil Diet Products is a leading provider of health and wellness solutions, offering a premium selection of vitamins, minerals, dietary supplements, Our mission is to empower individuals to achieve their wellness goals by combining high-quality products.

03/01/2026

ABE Tamartaada kor ugu qaad, adkaysigaaga xooji, si aadan jimicsiga uga daalin.

Waxaa shirkaddaka Kaamil ka  bannaaan boos Digital Media Officer ah. Waxaanna raadinaynaa qof  xirfadle ah oo booskaan b...
02/01/2026

Waxaa shirkaddaka Kaamil ka bannaaan boos Digital Media Officer ah. Waxaanna raadinaynaa qof xirfadle ah oo booskaan buuxin kara isla markaasna aqoon durugsan u leh sameynta contents ka noocyadiisa kala duwan.

Deadline: 08 January 2026

Haddii aad xirfaddan leedahay, fadlan raac kana soo codso link-ga hoose:https://kaamil.so/jobs/

31/12/2025

Kaamil Diet Products

30/12/2025

Ilmaha caafimaadka qaba si fiican ayuu u koraa jir ahaan iyo maskax ahaanba
Ilmaha marka uu caafimaad qabo si wanaagsan oo xiisa badan ayuu wax u bartaa,
Ilmaha caafimaadka qaba Difaaca jirkiisa ayaa xoogaysta wuxuuna awood u leeyahay inuu iska difaaco xanuunada.


29/12/2025

28/12/2025

Faa'iidada BCAA

27/12/2025

Bahda Kaamil Diet Products ayaa ka mid ah taabbagaliyayaasha dahabiga ah ee habeenka Haldoor-ka 8aad.

Waxaan si milge iyo maamuus sare leh uga mahadcelinaynaa Kaamil Diet Products sida ay u garawsadeen ahmiyadda ay leedahay in Haldoorka Soomaaliyeed la dhiirigaliyo oo looga mahadceliyo wanaagga iyo shaqada uu bulshadiisa ugu adeegay.

Tani waxay astaan u tahay in ganacsatadu bulshada wax ku celiyaan xiriir dhaw la lahaadaan bulshada ay u adeegayaan.

Aad ayay u mahadsan yihiin bahda Kaamil Diet Products.🥰👏




Iska diiwaangeli: 61 5889921

27/12/2025

Muscle testo

25/12/2025

Smart Deit haddaa isticmaashid Baruurtaba luuq baa uga cararaysaa.🤣

24/12/2025

L-Citrulline waa Tamar iyo caafimaad caajis isku arki maysid waxaana noqonaysaa superhero.


23/12/2025

Waxaan Farxiya Guddoonsiinay Lacag aan ku dhiirigelinayno Maadaamaa ay fursad kale heshay, waxaanna u rajaynaynaa Guulo badan.


22/12/2025

Ballan qaad shaqo Kaamil Deit.

Address

Isgooyska Taleex, Hodan
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 22:30
Tuesday 06:30 - 22:30
Wednesday 06:30 - 22:30
Thursday 06:30 - 22:30
Friday 15:00 - 23:30
Saturday 06:30 - 22:30
Sunday 06:30 - 22:30

Telephone

+252610581889

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaamil Diet Products posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Kaamil Diet Products:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category