Dr Cabduqaadir maxamed

Dr Cabduqaadir maxamed educational ge more about Healthy

Distribution  waa habka ee daawada ugu baaheyso jirka waxaana xambaara dhiiga si ugu baahiyo jirka.Metabolism waxa uu ba...
11/12/2023

Distribution waa habka ee daawada ugu baaheyso jirka waxaana xambaara dhiiga si ugu baahiyo jirka.

Metabolism waxa uu badanaa ka dhacaa beerka waxaa kale uu kadhici karaa meelo kale sida

Palasma
Kidney
Lung

Metabolisam waa hab kiimikeed oo daawada looga dhigaayo mid wax yer leh( active) oo wax qaban karta

Excerion waa qashin saar waxa uuna badanaa kadhacaa kilyaha meelo kalana wuu ka dhici karaa sida sanbabada.

Waa casharkema 2aad

Wll sii gaar sii gaarsii asxaabtada mahasanid

07/12/2023
Pharmacokinetics: waxa uu ka hadlaa  waxa ay dawadu jirka kaqabato( what the body dose to drug)  ugu horeentii marka uu ...
07/12/2023

Pharmacokinetics: waxa uu ka hadlaa waxa ay dawadu jirka kaqabato
( what the body dose to drug) ugu horeentii marka uu qofka qaato dawada.
Jirka daawada waxa uu ku sameeyaa 4 marxaladood oo kala ah

1 absorbation
2 Distribution
3 metabolism
4 Excretion/eliminrion

Absorbation waa habka nuugista daawada kunagasho dhiiga dawooyinka afka laga qaato ayaa lagu sameyaa.....cont..

Waan sii wadeenaa insha allh
Adine nagu dhiira gali wll gaarsii asxaabtda mahasanid

Definition_?
09/09/2023

Definition_?

Drug class malaria Brand name: aralen,Aralen phosdhate tablet 500mg/ syrup/ injection Daawadan waxay ku timaadaa  kaniin...
25/10/2022

Drug class malaria
Brand name: aralen,

Aralen phosdhate tablet 500mg/ syrup/ injection

Daawadan waxay ku timaadaa kaniini, sharoobo, iyo cirbad

Indication or principal uses isticmaalka
Waxaa lagu daaweeyaa ama loogu hortagaa malaarida oo ay keento
Plasmodium sidoo kale waxaa lagu daaweyaaa amebiasis prisite aadka u adag iyo lafa xanunka.


Common side effect. Dhibaatooyinka ugu caasan

Muruq xanuun
Cuntada oo xeranta
Shuban
Nabro oo maqaarka

Dhibaatoyinka ugu qatarasan

Aragti la aan
Qatar ku timaado murqaha
Unugyada dhiiga oo hoos u dhaca

Sidee dawadaan u shaqaysaa

Daawadam chloroquine waa sun loo is ticmaalo malarida.......coñtu...

23/10/2022

Human system

13/07/2022
13/07/2022

Study of endocrine glands of human body

Asc  asxaabta ku xeran page kaan oo aan kaga hadalno caafimadka taas aan ugu faa idaynayno bahda jacel casharada ceenkaa...
04/06/2022

Asc asxaabta ku xeran page kaan oo aan kaga hadalno caafimadka taas aan ugu faa idaynayno bahda jacel casharada ceenkaan oo kle warka wxn kaa codsanynaa in aad la wadagato kuwa kale aan gaarin
Share like mahadsanid .

ISTICMAALKA DAAWADA CASHARKII 2

membendizol
Composition= daawadu waxa ay ka samaysan tahay benzol benzimidazol and carbamate

Trearaputic drug= daawooyinka uu ka mid yahay

Anti helmentic.

Available= waxaa laga heli karaa kanin iyo sharoobo

Indication or principle uses. Isticmaalka daawada

Dawadaan waxaa loo isticmalaa qaar ka mid ah goor yaanada
Worm infacrion sida:

● ascariasis
● pinworn diseases
● hook worm infaction
● hydatid disease
● and giardia

Side effect = dhibaatada ay keeni karto

○ matag vomiting
○ madax xanuun headache

How to drug work= sidee daawadaani u shaqaysaa?

Menbendizol waxay dhex gashaa inay soo saarto hab ay ku jirto ka hortag gooryaanka ee laga soo nuugay sonkorta

Daawada qiyaasta laga qaato = dosage

Daawadan waxaa lasiin karaa caruurta ka wayn 2 sano iyo dadka waawayn 100mg mudo sedex maalmood ah dawadaan ku celi bukaanka 2 ilaa 3 asbuuc

Majiraan daaqooyin ay is diidayaan = Drug interactions

Waxaan lala qaadan karin daawadaan Bamazepine

Majiraan cuno aan lala qaadan karin= food interaction

Lama yaqaano cunto dhibta

Ma jiraan cuduro saamaynku leh daawadaan= disease intraction

Haddii aad qabto cudurada ay ka midyihiin cudurka beerka ama crohn,s disease ama alcerative colitis.

Gaarsii wll asxabtada kuna gaar sii share io like kuna xernow si aad ula socoto macluumad ku saabsan isticmaalka dawada insha allh

ISTICMAALKA DAAWADAAlbendizol tablet / syrup daawadaan waxay ku timaadaa kaniin iyo sharooboAlbendazol. Waxaa loo yaqana...
31/05/2022

ISTICMAALKA DAAWADA

Albendizol tablet / syrup daawadaan waxay ku timaadaa kaniin iyo sharoobo

Albendazol. Waxaa loo yaqanaa albendazolium

Indication or principle uses.

Waxaa lagu daweeyaa gooryanada kala duwan sida.

▪Giardiasis
▪Trichuriasis
▪Ascariasis
▪filariasis
▪pinworm disease
▪Teania solium
▪Parasite infection
▪Tapworm

How to drug work.. sidee dawadaan u shaqeeysaa

Dawadaan waxay faragalin kala duwan kusamysaa iyo hab awood leh ku soo saaraysa
Dayactireysana sokorta kana samynayso awood.

Side effect. Dhibaatada ay keeni karto

● unugyada difaaca jirka oo hoos u dhaca
● xinjirow ga dhiiga oo hoos u dhaca
● cudur ayay beerka ku keeni kartaa hddii in badan la qaato
● cunto yari ayaa lagu arki karaa
● cuncun iyo finan maqaarka

Dosage daawada qiyaas ahaan la siin karo

Caruurta ka weyn e bilood iyo dadka waa weyn waxaa la siinayaa 1 xabo kanin ah 400mg halamar
Caruurta 6 bilood ka weyn uu miisaankoodu ka yar yahay 10kg waxaa la siinayaa 200mg halmar

Over dose.. daawada oo qiyaasteeda layska badiyo
Majiro wax dhibaati oo la diiwaan giliyay

Drug intrection= daawada aan lala qaadan karin inta badan waxaa lala qaadan karin daawa loo yaqano


Amethazone
Praziquantel
Theophyline

Food interction= cuntada saamaynta ku leh
Majiraan cunto saameeyn ku leh

Disease intercrion= ma jiraa cudur lid ku ah

Cirrhosis
Cudurada beerka ku dhaca ayna keento inticmaalka aashatada sida cabitaanada

Contraindition= yaan la siin karin

Lama siin karo hooyo uurka leh seddexda bilood ugu horaysa uurkeeda

Laakiin hddii hooyadu nuujinayso cunuga wayqaadan kartaa hasiinin cunug ka yar 6 bilood

Waxaan filaa in aad wax un ka faa idi doontaan asxaabay

Address

Mogadishu

Telephone

+252616469125

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Cabduqaadir maxamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Cabduqaadir maxamed:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category