Horjoog hospital

Horjoog hospital Horjoog Hospital waa isbitaal gaar u ah latacaalida cudurada ku dhaca wadnaha iyo xididada dhiiga. Wa

25/11/2025
04/11/2025

Waa maxay xeriirka ka dhaxeeyo caafimaadka wadnaha iyo cunno dheeli-tiran in la qaato?
𝑨𝒅𝒅𝒓𝒆𝒔𝒔: Wadada danwadaagaha, wuxuuna ku dhegan yahay iskoolka Jabuuti, Buulaxuubeey. Ama 𝑾𝒉𝒂𝒕𝒔𝑨𝒑𝒑: 061 0997140 Short # 3737

HAMBALYO HAMBALYOMaamulka iyo shaqaalaha Isbitaalka wadnaha ee Horjoog waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Dr. Salah ...
04/11/2025

HAMBALYO HAMBALYO

Maamulka iyo shaqaalaha Isbitaalka wadnaha ee Horjoog waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Dr. Salah Mohamed Malin, oo loo doortay Guddoomiyaha Ururka Isbitaalada Gaarka loo Leeyahay ee Soomaaliya (SNAPH).
Waxaan ku bogaadinaynaa hoggaamiyahan dadaalka badan ee door muhiim ah ka qaadanaya horumarinta adeegyada caafimaadka dalka
Horjoog hospital wuxuu diyaar u yahay inuu si dhow ula shaqeeyo ururka SNAPH si loo gaaro yoolka guud ee ah kor u qaadista tayada iyo isku duwidda adeegyada caafimaadka gaarka loo leeyahay ee dalka.

Hambalyo iyo Guul baan kuu rajeyneynaa, Dr. Salah Mohamed Malin
𝑨𝒅𝒅𝒓𝒆𝒔𝒔: Wadada danwadaagaha, wuxuuna ku dhegan yahay iskoolka Jabuuti, Buulaxuubeey. Ama 𝑾𝒉𝒂𝒕𝒔𝑨𝒑𝒑: 061 0997140 Short # 3737

Dr. Abdirashid Shek Yussuf Guled, Gudoomiyaha ururka dhaqaatiirta wadnaha, ahna Aasasaha Horjoog Heart Hospital ayaa fur...
30/10/2025

Dr. Abdirashid Shek Yussuf Guled, Gudoomiyaha ururka dhaqaatiirta wadnaha, ahna Aasasaha Horjoog Heart Hospital ayaa furay shirka Somali Cardiac Society 1st National Cardiac Conference.

Horjoog Hospital oo qeyb ka ah taabagelinta shirweynaha koowaad ee somali cardiology society  cardiology society    Nati...
30/10/2025

Horjoog Hospital oo qeyb ka ah taabagelinta shirweynaha koowaad ee somali cardiology society
cardiology society

National Cardiac Conference

Jimco wanaagsan 𝑨𝒅𝒅𝒓𝒆𝒔𝒔: Wadada danwadaagaha, wuxuuna ku dhegan yahay iskoolka Jabuuti, Buulaxuubeey. Ama 𝑾𝒉𝒂𝒕𝒔𝑨𝒑𝒑: 061 ...
17/10/2025

Jimco wanaagsan
𝑨𝒅𝒅𝒓𝒆𝒔𝒔: Wadada danwadaagaha, wuxuuna ku dhegan yahay iskoolka Jabuuti, Buulaxuubeey. Ama 𝑾𝒉𝒂𝒕𝒔𝑨𝒑𝒑: 061 0997140 Short # 3737

Waxaa mar dhow laga bilaabayayaa Isbitaalka wadnaha Horjoog olole xiridda daloolada wadnaha caruurta oo ay fulinayaan dh...
15/10/2025

Waxaa mar dhow laga bilaabayayaa Isbitaalka wadnaha Horjoog olole xiridda daloolada wadnaha caruurta oo ay fulinayaan dhaqaatiir Talyaani iyo kuwo Somali ah.
𝑨𝒅𝒅𝒓𝒆𝒔𝒔: Wadada danwadaagaha, wuxuuna ku dhegan yahay iskoolka Jabuuti, Buulaxuubeey. Ama 𝑾𝒉𝒂𝒕𝒔𝑨𝒑𝒑: 061 0997140 Short # 3737

12/10/2025

Barnaamijka wacyi galinta Asbuuca! Noocyada cudurada dhibaateeyo Wadnaha.
HA ILOOWIN CAAFIMAADKA WADNAHAAGA
𝑨𝒅𝒅𝒓𝒆𝒔𝒔: Wadada danwadaagaha, wuxuuna ku dhegan yahay iskoolka Jabuuti, Buulaxuubeey. Ama 𝑾𝒉𝒂𝒕𝒔𝑨𝒑𝒑: 061 0997140 Short # 1888

02/10/2025

Bukaan (Caruur-yar) qabay xanuunka wadnaha ayaa qaliin furan oo wadnaha ah loogu sameeyey isbitaalka wadnaha Horjoog, ILLAAH baa mahad iska leh nagu guuleeyey qaliinkaas
𝑨𝒅𝒅𝒓𝒆𝒔𝒔: Wadada danwadaagaha, wuxuuna ku dhegan yahay iskoolka Jabuuti, Buulaxuubeey. Ama 𝑾𝒉𝒂𝒕𝒔𝑨𝒑𝒑: 061 0997140 Short # 3737

Address

Wadada Danwadaagaha, Wuxuuna Ku Dhegan Yahay Iskoolka Jabuuti, Buulaxuubeey
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horjoog hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Horjoog hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category