04/02/2023
Whatsapp-ka Nagala soo xirir link hoose:
👇👇👇👇👇👇👇
https://wa.me/message/D7UGJAWDUUZNO1
Adeegga Daryeelka Kalkaaliyaha Guriga. Adeeggan waxaa loogu tala galay bukaanada sida dadka waayeelka ah iyo dadka ku mashquulsan shaqooyinkooda gaar ka ah ee aanan soo gaari karin isbitaalada looguna adeego guryahooda iyo goobahooda shaqada. Ayadoo adeegga ay bixinaayaan KALKAALIYEYAAL Caafimaad oo u tababaran xirfadaha kala duwan ee kalkaaliyenimada.
1. IV Kannol xiris (caruurta iyo wayelka).
2. Galinta iyo Bixinta Kateetarka kaadida.
3. Daawo siinta Muruqa, xididka, & baruura.
4. Galinta iyo bixinta tubada quudinta (NGT)
5. Cabirka iyo lasocodka baresharka dhiiga, garaca wadnaha, neefsiga iyo qandhada.
6. Cabirka iyo lasocka Oksijiinta bukaanka
7. Cabirka iyo lasocodka sokorta dhiigga.
8. Jimicsiga (fisiyo tarabi)
9. Lasocka iyo ka warhaynta bukanada laga soo saaro isbitaalka.
10. Dheymada iyo daryeelka nabadarada iyo dhaawacyada.
11. Daryeelka iyo lasocodka bukaanada faaligu ku dhacay (Stroke).
12. Daryeelka iyo nadiifinta iyo ka saarista xabka hawa mareenka.
13. Qaadista dhiigga loo rabo i shey baar loo diro.