Dr CISI Podcast

Dr CISI Podcast Page kaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa arimo quseeya caafimaadka, qoyska xuquuqda bin,aadamka iyo arimaha bulshada sida

waxan ahay dhaqtarad soomaliyed waxan jeclahay inaan ka wacyi galiyo bulshadayda arimaha caafimaadka sidoo kalana aan ka qayb qaato arimaha bulshada waxaa i farxad galiya guusha dalkayga dadkayga iyo waliba naftayda

05/01/2026

labo macno ayay leedahay

Wasiirka Caafimaadka oo lagu ganaaxay $300 dollar, kadib markii uu magacaabis qaldan sameeyay.MAku saxantahay maxkamadu ...
02/12/2025

Wasiirka Caafimaadka oo lagu ganaaxay $300 dollar, kadib markii uu magacaabis qaldan sameeyay.
MAku saxantahay maxkamadu in wasiir Shaqadiisii shaqo aan ahayn faraha lagalay kuna dagaalamay in ay ku xukunto $300?

Waxan indhaheena ku aragnay kadib waxay ila tahay in loo baahanyahay Dugsiyo macalimiin gabdho ah ay waxbaraayan gabdhah...
02/12/2025

Waxan indhaheena ku aragnay kadib waxay ila tahay in loo baahanyahay Dugsiyo macalimiin gabdho ah ay waxbaraayan gabdhaha yaryar hadii kale waraabe dadaw badan ayaa macalin isaga keen dhigaaya
Allaw caruurta Yaryar xifdi

10/10/2025

Jimco wanaagsan Jaalayaal

Hambalyo Dr luul waxaad tahay Hugaamiyaha ugu wanaagsan ee mudan inaw hugaamiya dhaqaaatirta Soomaaliyeed
18/07/2025

Hambalyo Dr luul waxaad tahay Hugaamiyaha ugu wanaagsan ee mudan inaw hugaamiya dhaqaaatirta Soomaaliyeed

05/05/2025

Magaranaysaa magaca Umulisadii Dunidan kugu soo dhawaysay?
Waa umulisadii adigoo qoyan oo simbiririxanaaya gacmaheeda kugu qabatay kaana ilaalisay inaad dhulka ku dhacdo
Waa qofta kuu raadisay diirimaad ku tirtirtay kadibna ku saartay laabta Hooyadada
Maantay waa maalinta umulisooyinka aan ku dhahno mahadsanidin Soo dhawayntiinii diiranayd iyo dadaalkiiniba

Dr Mahadi Referral Hospital✅Way mahadsanyihin wasiirada Howshas ka shaqeeyay Allaha unaxaristo Dr Ahmed Mahdi waxaw ahaa...
05/05/2025

Dr Mahadi Referral Hospital✅
Way mahadsanyihin wasiirada Howshas ka shaqeeyay
Allaha unaxaristo Dr Ahmed Mahdi waxaw ahaay Halyay iyo Haldoor reer dhuusamareeb ah intan iyo kabadan inaan ku xasuusano ayaw nagamudanyahay fadlanaan u duceyno

Hawl fudud iyo Howl adag keebad jeceshahay?Aniga waxay ila tahay soomalidu inay jeceshahay howsha fudud marka ay lacagta...
22/04/2025

Hawl fudud iyo Howl adag keebad jeceshahay?
Aniga waxay ila tahay soomalidu inay jeceshahay howsha fudud marka ay lacagta raadinayaan sida Applications ka tuugada ay ugu daatan ayagoo raba inay si fudud lacag ku helaan
Halka ay doortaan Hawsha adag marka dad la dhaqanka la yiraa sida inay jecelyihin inay gafuurka tuuraan halkii ay dhoolacadaynlahaayeen

22/04/2025

Cunto xumo Cudur keentay, Cunto wanaagsana Dawo noqotay.
Tani waxay tilmaamalysaa in cuno Caafimaad leh ay muhiim u tahay jirdhis iyo ka hortagga Cudurada.
Nala wadag hal maahmah kuna sabsan Caafimaadka

21/04/2025

“Caafimaadku waa Nimco”
Tani waxay muujinaysaa in Caafimaadku yahay hanti ka weyn Maalka iyo waxkasta oo Adduunyo ah.

Jimco wanagsan ayan idinleenahay aniga iyo Dheemanta Caasimada rugcadaa Saxaafadeed walaashay qaaliya Nimco Abdullahi Ma...
18/04/2025

Jimco wanagsan ayan idinleenahay aniga iyo Dheemanta Caasimada rugcadaa Saxaafadeed walaashay qaaliya Nimco Abdullahi Magan

Eid wanagsan dhaman ehelka iyo asxabta aan halkaan ku midawnayWaan ku faraxsanahay 11 sano kadib inaan Aabahay mcn wada ...
31/03/2025

Eid wanagsan dhaman ehelka iyo asxabta aan halkaan ku midawnay

Waan ku faraxsanahay 11 sano kadib inaan Aabahay mcn wada ciidnay waliba anagoo joogno dhulkii barakaysnaa ee Maka Almukarama iyo Xaramkii Alle

Maalinta labaad ee ciida Farxad iyo baraare ayan idin rajaynaa dhamntiin

DrSamiira Abdullahi Botan

Address

Km3
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr CISI Podcast posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr CISI Podcast:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram