Horyaal Hospital

Horyaal Hospital Horyaal Hospital is where you tend to get pure health care
(1)

TALOOYINKA LAGU DARYEELO Caafimaadka Indhaha ee ilmaha.
05/02/2026

TALOOYINKA LAGU DARYEELO Caafimaadka Indhaha ee ilmaha.

04/02/2026

Halkan waa Saaladda qalliinka ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฒ๐š๐š๐ฅ oo ay u tahay maalin kale iyo mashquul shaqo.
Holwgalka maanta ka socota salaada waa qaliin culus oo loo sameynayo wiil daโ€™diisu u dhaxeyso 23 ilaa 24 sano jir ah, kaas oo galay ๐ฌ๐ก๐ข๐ฅ ๐ง๐š๐ฑ๐๐ข๐ง ๐ฅ๐ž๐ก kadib markii uu si lama filaan ah uga dhacay gaari ku socday xawaare sare.

Inkasta oo bukaanku soo maray xaalad adag, haddana horumarka laga dareemayo waa mid rajo leh, waxaana la filayaa, Alle idankiis, inuu si wanaagsan u soo kabsado.

Tani waxay muujineysaa sida uu qalliinku u yahay mid culus oo u baahan dadaal kooxeed iyo aqoon sare.


Maalinta kansarka aduunka ( ๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐—ฟ ๐——๐—ฎ๐˜† ).
04/02/2026

Maalinta kansarka aduunka ( ๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐—ฟ ๐——๐—ฎ๐˜† ).



Maalinta kansarka aduunka ( ๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐—ฟ ๐——๐—ฎ๐˜† ).
04/02/2026

Maalinta kansarka aduunka ( ๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐—ฟ ๐——๐—ฎ๐˜† ).



03/02/2026

๐‡๐จ๐ซ๐ฒ๐š๐š๐ฅ ๐‡๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ oo ah isbitaal u taagan la dagaalanka iyo hortaga ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ, ayaa door muuqda ka ciyaara la dagaallanka cudurkan.
Labadii sano ee uu jiray, isbitaalku wuxuu daweeyay kumanaan kiis oo kansar ah, isagoo bixiya kiimoteraypy, qaliin iyo adeegyo ay bixiyaan dhakhaatiirta daaweynta kansarka, isla markaana leh xarun oncology oo casri ah.


WAA MAXAY KANSAR (CANCER)?
03/02/2026

WAA MAXAY KANSAR (CANCER)?

Barnamijka weydii horyaalWaa barnamij ay bulshada ku weydiin karto su'aalo dhaqaatiirtooda isbitaalka horyaal.
03/02/2026

Barnamijka weydii horyaal
Waa barnamij ay bulshada ku weydiin karto su'aalo dhaqaatiirtooda isbitaalka horyaal.

03/02/2026

Ka Warran haddii adiga oo kujira ๐—–๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ผ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป aad si kedis ah u istaagto hal ilbiriqsi gudaheed, sababtuna noqoto ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ ๐—”๐—–๐—Ÿ-๐—ธ๐—ฎ?
Warbixinta/Maxamed Faarax oo ay ๐๐ž๐ฒ๐›๐ญ๐ž๐ž๐ง๐š ๐‹๐š๐Ÿ๐š๐ก๐š,๐’๐ž๐ž๐๐š๐ก๐š iyo ๐ƒ๐ก๐š๐š๐ฐ๐š๐œ๐ฒ๐š๐๐š ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ญ๐จ๐ฒ๐๐š U sameeyeen Qalinka Dib-udhiska ๐—”๐—–๐—Ÿ-๐—ธ๐—ฎ.


๐—๐ข๐ซ๐ฆ๐š๐๐š ๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐š๐๐š ๐Š๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ž๐ž ๐‘๐š๐ ๐ ๐šMaalinta kansarka aduunka ( World Cancer Day ) ku beegan 4th february awgeed isbta...
02/02/2026

๐—๐ข๐ซ๐ฆ๐š๐๐š ๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐š๐๐š ๐Š๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ž๐ž ๐‘๐š๐ ๐ ๐š
Maalinta kansarka aduunka ( World Cancer Day ) ku beegan 4th february awgeed isbtaalka horyaal wuxuu bulshada soomaaliyeed usameeyay ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐Ÿ“๐ŸŽ% ๐š๐ก ๐›๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐ง๐š๐๐š ๐ค๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐š ๐‘๐š๐  ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ.
๐‡๐š๐๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐›๐š๐š๐ซ ๐œ๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ค๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐š.


SADDEX ARRIMOOD OO SAAMEEYA CAAFIMAADKA KAADIDA HAWEENKA IYADOO UGU WACANTAHAY ISBEDDELLADA HORMOONNADA.
02/02/2026

SADDEX ARRIMOOD OO SAAMEEYA CAAFIMAADKA KAADIDA HAWEENKA IYADOO UGU WACANTAHAY ISBEDDELLADA HORMOONNADA.

01/02/2026

Qeybtena Qurxinta maqarka &
Leysarka

Address

Tarbuunka Road Hodan District
Mogadishu
BN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horyaal Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category