Gaabow General Services Company - GGSC

Gaabow General Services Company - GGSC Welcome to Gaabow General Services Company - GGSC The services by the Company spanned across a many arenas.

GAABOW GENERAL SERVICES COMPANY is a privately owned indigenous profit making Company categorized under several sectors General Trading, Construction sector, Primary Health care services, Banking Sector, Water and Energy supply sector, Travelling sector, Booking and ticketing sector, all located in Somalia especially Mogadishu. The Company took its first breath in 1994, since then, we have grown to a complete solution provider in the field of our services. We have proven our ability in taking large, complex industrials, commercial, projects in south and central Somalia and complete them on time, on budget and at the highest levels of quality. GGSC’S passion is to deliver quality and standard services and products to its local and international clients, partners, local business communities as well as international organization.

05/12/2016
21/11/2016
21/11/2016

Sabah Constraction Company Ayaa ka Wada Degmada Dharkenley Dhsmo Lex Dabaq ah oo Hab Casri ah Loo Dhisayo

16/11/2016

Dhismahan oo ka Kooban Lex Dabaq iyo Baakin Aayaa Waxaa Wada Sabah Consrtaction Company Waxaana Loo Dhisayaa Qaab Casri ah iyo Nashqad ku Cusub Dhismooyinka Dalka Dhismahan Ayaa Noqonaya Qaabkan marka la Soo Gabagabeeyo Halkan waa Goobta ay ka Socto Dhismaha Ee Degmada Dharkenley Ee Gobalka Banaadi...

16/11/2016

Gaabow Shoping And Cosmetics oo Xarumo kala Duwan ku Leh Degmooyinka Gobalka Banaadir Ayaa Waxaa lagu Soo Kordhiyay Qeybo Cusub iyo Shoping Nuucyo kala Duwan leh oo Laga Keenay Dalalka Talyaaniga Shiinaha Imaaraadka Carabta iyo Turkiga Qeybtan Waa Electraonic Nuucyo kala Duwan Leh oo Leh Tayo

13/11/2016

Masuuliyiintan oo uu Hogaaminayay Xaaji Cabdullahi Caadil Ayaa Kulamo Kala Duwan Waxay ku kala Saxiixdeen Heshiisyo La Xiriira Iskaashi Dhanka Ganacsiga Ah oo Shirkadda Gaabow iyo Shirkaddo Fadhigoodu Yahay Dalka Talyaaniga Intaasi Ka Dib

12/11/2016

Dhismahan oo ah Goob Lagu Xanaaneen Doono Xoolaha Ayaa Waxaa Mashruuca Lagu Dhisayay Fulisay Qeybta Dhismaha Ee Gaabow Constaction Company oo Looga Bartay Dhismooyin Bilicsan oo La Jaan Qaadaya Dunida Hormartay Haatanta Halkan Saaran Waa

12/11/2016

Halkan Waa Qeybta Gaabow Hotel Ee ku Yaala Wadada Halbowlaha u Ah Caasimadda Soomaaliya Ee Muqdisho Oo Hab Casi ah u Shaqeynaya Marka aad Gaarto Xafiiska Hotelka Ayaa Waxaa kugu Soo Dhaweynaya Maamulaha Hotelka : Mahdi Farax Maxamed iyo Maamule Xigeenka Hotelka Maxamed Xusen Nuur

09/11/2016

Qeybta Dhismaha Ee Gaabow General Services Company Ayaa Dhawaan Soo Gabagabeysay Dhismooyin Guryo Labo Dabaq ah oo ay ka Hergalisay Magaalada Muqdisho Halkan waa Guriga Gudihiisa oo Aan Si Qurux Badan u Nashqadeynay

09/11/2016
08/11/2016

Qeybta Gaabow General Trading Ayaa Adeegyo Cusub oo Bulshadu Tabeyso Waxay ka Keentay Dalal Kala Duwan Sida Shiinaha Imaaraadka Carabta Turkiga Talyaaniga iyo Jabaan

Address

Makka Almukkaram
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:30
Tuesday 09:00 - 17:30
Wednesday 09:00 - 17:30
Thursday 09:00 - 17:30
Saturday 09:00 - 17:30
Sunday 09:00 - 17:30

Telephone

+252615502004

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaabow General Services Company - GGSC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Gaabow General Services Company - GGSC:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram