Dr Arif

Dr Arif Dhakhtar Qaliin oo kutakhasusay qalliimada Guud ,qaliimada Casriga ee leysarka iyo Daaweynta Daawacyada kadhasha Shilalka iyo Xabadaha

28/08/2025

Wax yar Ka ogoow waxyaabaha keena Liqidtaanka oo dhib Noqda ( Dysphagia )

24/07/2025

Sharaxaad Kooban Oo aan kabixiyay Xanuunka Qabsinka ( Appendicitis)

24/07/2025
24/07/2025

๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š

24/06/2025

Farxadda Dhaqtarka

10 sano Ayuu Maanta oo kale sugaayay
Inuu Culees La'aan Caafimaad kunoolado

20/06/2025

Maalmaha Nasiinada iyo Faiidada Xeebta Ama Biyaha Badda ?
Faiidoonyinka caafimaad

Daawashada badda (ama joogista xeebaha ) waxay leedahay faaโ€™iidooyin badan oo caafimaad oo cilmiyeed Ahaan loo xaqiijiyay
Faaโ€™iidooyinkaas waxaan Kusookoobayaa 7 qodob oo soosocoto

1. Deganaanshaha Maskaxda iyo Kahortagga Walbahaarka
* Biyaha badda iyo codka hirarka waxay keenaan xasillooni maskaxeed.
* Waxay yareeyaan walbahaarka (stress) iyo Cabsida nafsiga ah (anxiety).

2. Hurda la'aanta
* Joogista badda waxay kacaawisaa Dadka Qaba Hurdo xumida Helitaanka hurdo fiican hawada badda oo Nadiif ah iyo deganaanshaha deegaankaas Dartood

3. Nafis Nafsiyeed (Mental Health)
* Cilmi baarisyo Kala duwan ayaa muujiyay in dadku ay dareemaan farxad iyo raynrayn markay joogaan xeebta islamarkaasna Ay fiicnaadeen Bukaanno badan oo H**e uqabay xanuunka niyad-jabka (depression) markii ay joogteeyeen
4. Neefsasho Wanaagsan
*Hawada badda waxay leedahay ion taban (negative ions) oo lagu yaqaan in ay hagaajiyaan oksijiinta maskaxda iyo jidhka.

* Waxay faaโ€™iido u leedahay dadka qaba xanuunada Hawa Mareenka sida Neefta ( Asthma )

5. Dhaqdhaqaaqa Jirka( excercise )
*Joogitaanka Badda agteeda waxay dhiirrigelisaa socodka, dabaasha iyo jimicsi fudud ,
Jimicsigaas wuxuu caawiyaa miisaan dhimistiisa, cadaadiska dhiigga, iyo wadnaha caafimaadkiisa.
6. Helitaanka Vitamin D
*Joogista xeebta waxay kaa caawinaysaa in aad si dabiici ah u hesho Maadada Vitamin D Taasoo muhiim u ah Caafimaadka Laftaha iyo Difaaca jirka
7. Quruxda Maqaarka
*Biyaha milixda leh ee badda waxay ka Qebqaataan Nadiifnimada maqaarka iyo Daaweynta Cudurada Maqaarka gaar ahaan Finanka (acne),Eczema iyo Psoriasis

Gebagebada :
Daawashada iyo joogista badda waa daawo dabiici ah oo naf iyo jidh labadaba faaโ€™iido u leh. Marka la joogayo xeebta, waxaad dareemaysaa farxad, xasillooni, caafimaad iyo hurdo wanaagsan. Waa hab dabiici ah oo lagu xoojin karo caafimaadka guud

Igula jimceesta Casharkan
W/Q Dr. Arif

18/08/2024
14/08/2024

Samadeeq Specialist Hospital
WAXAA UU QABANAYAA OLOLE QALIIMO INFHAFIIQIS LACAG LA'AAN AH OO UU FULINAAYO DR AXMED XALAAL OO AH KBABIIR KUTAKHASUSAY DAAWEYNTA IYO QALIIMADA INDHAHA

ISDIIWAANGELI OO KAFAAIDEYSO

Address

Mogadishu

Telephone

+252615978615

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Arif posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Arif:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category