Kobciye Charity Center

Kobciye Charity Center Waa hayad taakuleysa agoonta

Permanently closed.
21/11/2022
06/01/2022

Wasiirkii h**e caafimadka ee Galmudug oo ka hadlay abaarta ka jirta Gobolka mudug

Walaal ku fakar hadii aad heysto biyo in ay jiro kuwo aan heli karin maanta biyo caawi walaalhaa oo u gad ugu yaraan jir...
20/11/2021

Walaal ku fakar hadii aad heysto biyo in ay jiro kuwo aan heli karin maanta biyo caawi walaalhaa oo u gad ugu yaraan jirgaan biyi ah iyo wax ay maanta cunaan

Walaal isku day in aad ka qeyb qaadato taakulada dadkaaga, maadam ay Koonfurta iyo Bartamaha somalia ay ka jiraa abaar a...
09/11/2021

Walaal isku day in aad ka qeyb qaadato taakulada dadkaaga, maadam ay Koonfurta iyo Bartamaha somalia ay ka jiraa abaar aad u daran.

Waa in aan talo saarana alle midkeeni wax dhaama walaalahaad waa in aan ka qeyb qaadana caawintooda

31/10/2021

Fadiga Sadaqada iyo Sheikh Mohames Dirir

Walaal dhageyso oo ku dhaqan, nagu xirnoow mar kasta waxaan u taganahay in aan cawino dadkeena dhiirigalintaadu waa noo muhiim like 👍

Walaal ku dirso Shirkadaan lacagta si aay qidmadaada uga mid noqoto deeqa ubadka somaliyeed looga deeqayo
30/10/2021

Walaal ku dirso Shirkadaan lacagta si aay qidmadaada uga mid noqoto deeqa ubadka somaliyeed looga deeqayo

Send Money Online ★ Easy to Register – easy to Send ★ Instant transfers in seconds ★ Great support in 5 languages ★ Authorised by Finansinspektionen (SE) ★ Transfer from the Nordics to 28+ countries of the Middle East and East, West and North Africa

30/10/2021

Wax u taaganahay in aan kaalmeyno Agoonta iyo dadka fuqurada ah iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba

Walaal Nagy xirnoow waxaad noo tahay muhiim, dhiirigalitaadu waa noo shidaalka aan ku caawin doono dadkeena insha allah like 👍

CAWA HAL QOF SI UU BIRI BULSHADA WAX U TARO WALAAL LIKE 👍
29/10/2021

CAWA HAL QOF SI UU BIRI BULSHADA WAX U TARO

WALAAL LIKE 👍

Address

Mogadishu
2521

Telephone

+252615485343

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kobciye Charity Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Kobciye Charity Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram