16/04/2026
𝗕𝗶𝘀𝗵𝗮𝗮𝗿𝗼! 𝗕𝗶𝘀𝗵𝗮𝗮𝗿𝗼!! 𝗕𝗶𝘀𝗵𝗮𝗮𝗿𝗼
Darajaat Specialist Hospital
wuxuu idin diyaariyey fursad cafimaad oo aad u weyn kuna saabsan dhaqaatiirtan khibrada sare leh lanbarradooda iney yihiin kuwa bilash ah
1.Dhaqtarka Qaliimada Guud
2.Dhaqtarka Cudurada Guud & Neef-mareenka
3.Dhaqtarka Cudurada Haweenka
●Qeybta Hodan, Taleex – ku dhegan Beco
4.Dhaqtarka Cudurada Indhaha
●Ka faa’iidayso fursadan dahabiga ah oo hel adeegyo caafimaad oo tayo sare leh
Soo Booqo maanta Darajaat Specialist Hospital ama nagala soo xiriir
📞7799
📍 Howlwadaag, Waddada Sayidka
📍Hodan, Taleex, ku dhegan Beco
Mudnaanteena Kowaad Waa daryeelka Caafimaadka Bukaan keena