Somali Optometry Association - SOA

Somali Optometry Association - SOA This is the official page of the Somali Optometry Association - SOA

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐Ž๐ฉ๐ญ๐จ๐ฆ๐ž๐ญ๐ซ๐ฒ ๐’๐ญ๐ฎ๐๐ž๐ง๐ญ๐ฌ. Ururka Somali Optometry Association - SOA waxee u hambalyeeneesaa Midowga ardayda So...
09/02/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐Ž๐ฉ๐ญ๐จ๐ฆ๐ž๐ญ๐ซ๐ฒ ๐’๐ญ๐ฎ๐๐ž๐ง๐ญ๐ฌ.

Ururka Somali Optometry Association - SOA waxee u hambalyeeneesaa Midowga ardayda Someliyeed barata Optometry oo caawa Kulankoodii ugu horreeyay ee aqoon-kororsi ah yeesha kadib aasaaska ururkaan. Tani waa bilow rajo leh.

๐Ÿ—ณ๏ธ Doorashada Hogaanka sare ee ururka Somali Optometry Association - SOA waa soo dhowdahay!๐Ÿ“… 13 FebruaryCodkaagu waa muh...
02/02/2026

๐Ÿ—ณ๏ธ Doorashada Hogaanka sare ee ururka Somali Optometry Association - SOA waa soo dhowdahay!
๐Ÿ“… 13 February
Codkaagu waa muhiim.

๐™’๐™–๐™– ๐™ข๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™ž๐™ž ๐™™๐™ค๐™ค๐™ง๐™–๐™จ๐™๐™–๐™™๐™– ๐Ÿ—ณ๏ธCodkaagu waa muhiim โ€” ka qeyb qaado doorashada hoggaanka Ururka Somali Optometry Association....
01/02/2026

๐™’๐™–๐™– ๐™ข๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™ž๐™ž ๐™™๐™ค๐™ค๐™ง๐™–๐™จ๐™๐™–๐™™๐™– ๐Ÿ—ณ๏ธ

Codkaagu waa muhiim โ€” ka qeyb qaado doorashada hoggaanka Ururka Somali Optometry Association.
๐Ÿ“… 13 February | Is diyaari!

Somali National Health Professionals Council - NHPC
World Council of Optometry
Ministry of Health- Somalia

Ururka Dhakhaatiirta Indhaha & Aragga Soomaaliyeed Somali Optometry Association - SOA wuxuu u dirayaa hambalyo iyo bogaa...
30/01/2026

Ururka Dhakhaatiirta Indhaha & Aragga Soomaaliyeed Somali Optometry Association - SOA
wuxuu u dirayaa hambalyo iyo bogaadin gaar ah
Dr. Samira mohamud iyo Dr. Ahyaudin Ali oo si guul leh u dhammaystirtay barnaamijka
Optometry Program in Advocacy and Leadership ( )
ee hoos yimaada Golaha Caalamiga ah ee caafimaadka Indhaha World Council of Optometry

Guushan waa mid taariikhi ah, maadaama ay muujinayso ka-qaybgal sharaf leh oo ay khubarada Soomaaliyeed ku yeesheen barnaamij caalami ah oo diiradda saaraya hoggaaminta, u doodista xirfadda, iyo horumarinta nidaamka daryeelka indhaha.

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Ka-qaybgalkaasi wuxuu ka tarjumayaa heerka sare ee aqoonta, kartida, iyo hufnaanta dhakhaatiirtena indhaha Soomaaliyeed, wuxuuna caddeyn u yahay dadaalka joogtada ah ee ururku ugu jiro taageeridda, horumarinta, iyo awood-siinta xirfadlayaasha qaranka, isla markaana matalaya Soomaaliya fagaarayaasha goboleed iyo kuwa caalami ah.

Ururka Dhakhaatiirta Indhaha & Aragga Soomaaliyeed (SOA)
wuxuu u rajaynayaa Dr. Samiira Mohamud iyo Dr. Ahyaudin Ali guul joogto ah, horumar waara, iyo waxqabad miro-dhal ah oo ay ugu adeegaan xirfadda indhaha iyo aragga, gudaha dalka iyo caalamkaba.

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan ku dhawaaqno in Ururka dhakhaatiirta Indhaha & Aragga Soomaaliyeed Somali Optometr...
28/01/2026

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan ku dhawaaqno in Ururka dhakhaatiirta Indhaha & Aragga Soomaaliyeed Somali Optometry Association - SOA sanadkan 2026 la siiyay ๐ฌ๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐ข๐ข ๐ฌ๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ oo xiriir ah shahaadada xubinimada Golaha Caalamiga ah ee Caafimaadka Indhaha & Aragga Adduunka World Council of Optometry , isagoo weli wakiil rasmi ah uga ah Soomaaliya.

Ujeedadeennu waa inaan sii wadno horumarinta daryeelka caafimaadka indhaha iyo Aragga e bulsha weynta Somaliyeed.

Somali National Health Professionals Council - NHPC Ministry of Health- Somalia American Academy of Optometry

On behalf of the Global Optometry Public Health Alliance (GOPHA) and the partner associations featured, Somali Optometry...
10/01/2026

On behalf of the Global Optometry Public Health Alliance (GOPHA) and the partner associations featured, Somali Optometry Association - SOA are pleased to invite you to join the GOPHA Public Health Forum:

โ€œThe Role of Optometry in Advancing WHO SPECS 2030โ€

17 January 2026 | Virtual | Free for all

A high-impact forum bringing global experts together to strengthen collaboration, inform policy, and advance public health leadership in eye care.

๐Ÿ‘‰ Register now:
https://events.hubilo.com/gopha-public-health-forum---the-role-of-optometry-in-advancing-who-2030/register

Maanta waa Maalinta Caalamiga ah ee Braille.Braille waa hab akhris iyo qoraal oo taabasho ah, kaas oo u sahlaya dadka in...
04/01/2026

Maanta waa Maalinta Caalamiga ah ee Braille.
Braille waa hab akhris iyo qoraal oo taabasho ah, kaas oo u sahlaya dadka indhaha laโ€™ ama aragoodu daciif yahay inay helaan aqoon, waxbarasho, iyo madaxbannaani.
Lix dhibcood oo yar ayaa noqday luqad caalami ah
oo dhiirrigelisa sinnaanta, helitaanka adeegyada, iyo fursado waxbarasho oo dhamaan dadka u siman yihiin.

Ururka Somali Optometry Association - SOA oo kaashanaya CharityVision Somalia ayaa u qabsoomiyay shalay workshop ku saab...
27/12/2025

Ururka Somali Optometry Association - SOA oo kaashanaya CharityVision Somalia ayaa u qabsoomiyay shalay workshop ku saabsan indha qalooca(Strabismus), si kor loogu qaado aqoonta iyo xirfadaha ardayda barata Optometry.
Tallaabooyinkan aqoon kororsiga ah waxay door muhiim ah ka qaadanayaan horumarinta daryeelka indhaha ee dalka.

Ururka Dhakhaatiirta Indhaha Soomaaliyeed Somali Optometry Association - SOA ayaa qabanaya maalinta jimcaha ah aqoon-kor...
23/12/2025

Ururka Dhakhaatiirta Indhaha Soomaaliyeed Somali Optometry Association - SOA ayaa qabanaya maalinta jimcaha ah aqoon-kororsi ku saabsan indha qalooca/ weershaha๐Ÿ‘€

10/12/2025
International Live Webinar 2025 (Register now) Topic: Myopia Management and Contact Lenses--๐Ÿ“† Date: Sunday, 23 November ...
18/11/2025

International Live Webinar 2025 (Register now)
Topic: Myopia Management and Contact Lenses
--
๐Ÿ“† Date: Sunday, 23 November 2025
โฐ Time:
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Somali Time/EAT:6:00 pm
๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ Colorado, USA (MT): 8:00 AM
๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ฐ Pakistan: 8:00 PM
๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฉ Bangladesh: 9:00 PM
--
๐Ÿ“Œ ๐…๐จ๐ฅ๐ฅ๐จ๐ฐ ๐ญ๐ก๐ž ๐ฅ๐ข๐ง๐ค ๐›๐ž๐ฅ๐จ๐ฐ ๐ญ๐จ ๐š๐œ๐œ๐ž๐ฌ๐ฌ ๐ญ๐ก๐ž ๐ซ๐ž๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ฅ๐ข๐ง๐ค( Free)๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://wa.me/252621222855
---
Chief Speakers
World-Renowned Vision Scientist & Myopia Researcher
Prof. Dr. Mark Bullimore
FCOptom, PhD, FAAO
Professor, University of Houston, USA

presenting on : Orthokeratology

--
Speaker:
Dr. Maryam Jabbar. OD
OD,Mphil In Optometry
Lecturer, The University Of Faisalabad ,Pakistan

presenting on : Myopia in Schools: Public vs. Private Educational Environments

-
Discussion session

Speaker
Dr. Dr. Gazi Reaz Rahman PhD
PhD, BOptom, MPH
Institute of community of Ophthalmology, ICO, Bangladesh
--

Guest Speaker:
Dr.Shahadat Hossen Delowar.OD
Optometrist
Global Eye Health Consultant
Vision Awareness Educator, International Collaborator
Career Support Mentor | Program Coordinator
CEO โ€“ Optom TV | Eye Doctor TV | Abira Ophthalmic, Bangladesh
-
Moderator:

Dr. Iqra Salam. OD
Doctor Of Optometry .OD
The University Of Faisalabad ,Pakistan
Optometrist ,Bahrain

๐Ÿ“บ Media Partner: Abira Ophthalmic & Optom TV

Collaborator partner :

1.Institute of Community Ophthalmology,ICO Bangladesh

2.The University of Faisalabad,Pakistan

3.University of Houston,USA

4.Somali optometry Association,Somalia

5. Pakistan optometric society.POS
6. Optometrist community of Bangladesh,OCB
7. Optobangla
8. Good Lite company, USA


Donโ€™t miss this global learning opportunity!
Join us and enhance your knowledge on myopia management & contact lens innovations.

๐Ÿ“ŒParticipation certificates will be provided to all attendees!

Ururka dhakhaatiirta indhaha Somali Optometry Association - SOA ayaa lagu xusay bogga warbixinada ee urur weynaha caalam...
17/11/2025

Ururka dhakhaatiirta indhaha Somali Optometry Association - SOA ayaa lagu xusay bogga warbixinada ee urur weynaha caalamiga caafimaadka indhaha World Council of Optometry kadib hawlihii uu u qabtay Maalinta Aragga Adduunka bulshada soomaliyeed . ururka SOA wuxuu qabatay olole wacyigelin ah, baaritaanno indhaha oo lacag-laโ€™aan ah, iyo barnaamijyo diiradda lagu saarayo muhiimadda ay leedahay daryeelka aragga iyo ka hortagga indho-la aanta.
Linkigaan hoose ka aqriso warbixintoo dhameestiran
https://worldcouncilofoptometry.info/wco-member-submissions-world-sight-day-2025/

Address

Waberi District
Mogadishu

Telephone

+252612782202

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Optometry Association - SOA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somali Optometry Association - SOA:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram