Dr Samira Amore

Dr Samira Amore Hadafkeenu waa hooyo iyo ubad caafimaad qabo insha Allah

Waa muhiim inaad booqato ugu yaraan 4-jeer xiliga uurka dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda si loo hubiyo caafimaadkaag...
01/12/2025

Waa muhiim inaad booqato ugu yaraan 4-jeer xiliga uurka dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda si loo hubiyo caafimaadkaaga iyo kan ubadkaaga.

Hadii aad isku aragto calamadahan waxaa suurta gal ah inaad qabto cudurka macaanka, la kulan dhaqtarada haweenka iyo qal...
30/11/2025

Hadii aad isku aragto calamadahan waxaa suurta gal ah inaad qabto cudurka macaanka, la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda, si aad u hesho daryeel cafimad oo dhamaystiran.

Hadii aad isku aragto caado wareerka ama caado xanuunka, la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda.
30/11/2025

Hadii aad isku aragto caado wareerka ama caado xanuunka, la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda.

25/11/2025

๐’๐ข๐๐ž๐ž ๐ฎ๐ ๐š ๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐ข ๐ค๐š๐ซ๐ญ๐š๐š ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐จ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐ค๐ฎ ๐ฒ๐š๐ซ๐š๐š๐ง๐ข๐ง ๐›๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฅ๐ฆ๐š๐ก๐š?
Dhameyso muuqalkan waxaa kuu faah-faahin doonta .

24/11/2025

BAAQ DEGDEG AH: ฤฐn la helo Cancer center Somalia

Bukaan sabool ah ayaa ii timid oo ladhiban ovarian cancer, lacagna ma haysato oo bajaajtii ayaa laga dhiibay , dalkana xarun Cancer Center ma laha ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ข
Dad badan ayaa ku dhimanaya cudur la daaweyn karo haddii xarumo caafimaad oo casri ah ay jiraan.
Waxaan ugu baaqeynaa dowladda iyo ganacsatada Soomaaliyeed iyo qof walba awood u leh in ay kashaqeeyaan in la helo Cancer Center Soomaaliyaโ€”si loo badbaadiyo nolosha hooyooyinka, carruurta, iyo waayeelka.

Nolosha ma sugi karto. Kansarku ma sugo. Ficil degdeg ah baa loo baahan yahay ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ.
Allah caafiyo inta la dhiban.





Mahadsanid abyo. Aduun iyo aakhiraba kheyr iyo caafimaad ayaan kuu rajaynayaa. Farxad ayey ii tahay inaa arko farxadaada...
23/11/2025

Mahadsanid abyo. Aduun iyo aakhiraba kheyr iyo caafimaad ayaan kuu rajaynayaa. Farxad ayey ii tahay inaa arko farxadaada aad waqti badan sugaysay , caafimaad iyo cimri dheer Allah idin wada siiyo abyo.

22/11/2025

Goorme uur qaadista loo ogalaan karin hooyada sokorta qabta??

19/11/2025

๐†๐จ๐จ๐ซ๐ฆ๐š ๐š๐ฒ๐š๐š๐ง ๐๐ก๐ข๐ก๐ข ๐ค๐š๐ซ๐ง๐š๐š ๐œ๐š๐š๐๐š๐๐š ๐ ๐š๐›๐š๐๐ก๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฑ๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ?.
Daawo muuqalkan waxaa kuu faah-faahin doonta . .

16/11/2025

waxa ay mudo dheer la dhibaneyd dhibaatooyin la xiriira uur qaadista, waxaan si deg-deg ah ugu fidiyay daryeel caafimaad oo ay iskugu jiraan baaritaan, daaweyn, iyo la-talin caafimaad oo dhameystiran, hada Riyadeedii waa u Rumowday Alhamdullilah ๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿฅฐ๐Ÿฅฐ.

15/11/2025
Waxaa maalin ka hor barta facebook-ga la iga soo xigtay warar gabi ahaanba been-abuur ah ( Fake News).
15/11/2025

Waxaa maalin ka hor barta facebook-ga la iga soo xigtay warar gabi ahaanba been-abuur ah ( Fake News).

Ma ogtahay in la daaweyn karo lana sixi karo caadada dumarka, la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda, oo hel dary...
11/11/2025

Ma ogtahay in la daaweyn karo lana sixi karo caadada dumarka, la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda, oo hel daryeel caafimad oo dhameystiran.

Address

Hodan District
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252613858507

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Samira Amore posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram