Dr. MASH

Dr. MASH Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr. MASH, Surgeon, suuqbacad, Mogadishu.

28/02/2025

Waxaan hambalyo u dirayaa dhamaam muslimiinta adanka qasatan shacabka somaliyeed curashada ey curatey bisha barakeysan ee RAMADANKA

08/02/2025
08/02/2025
09/04/2024

تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال امين
كل سنه وأنتم بألف خير

Jimco wanagsan dhamaan umadda soomaaliyeed Dr. MASH
28/04/2023

Jimco wanagsan dhamaan umadda soomaaliyeed

Dr. MASH

Ciid wanagsan guud ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan, waxaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul Fi...
21/04/2023

Ciid wanagsan guud ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan, waxaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul Fidriga, aniga oo Alle inooga baryaya inuu inaga aqbalo soonkii iyo cibaadadii wanaagsanayd ee aynu gudannay intii lagu jiray bishii Barakaysnayd ee Ramadaan.

Ugu dambayn, waxaan Eebbe Weyne ka baryayaa inuu ciiddan ciiddeeda kale inagu gaarsiiyo caafimaad qab.

Farxad iyo nabad ku ciida dhammaantiin.

Dr. MASH

⚕️CAAFIMAADKAAGA WAA MUHIIM.👨‍⚕️Talooyin caafimaad oo kusaabsan dhanka Qaliimada Casriga ah ayaa diyaar kuula ah Dr. MAS...
13/04/2023

⚕️CAAFIMAADKAAGA WAA MUHIIM.

👨‍⚕️Talooyin caafimaad oo kusaabsan dhanka
Qaliimada Casriga ah ayaa diyaar kuula ah Dr. MASH.

📇Contacts:-
📍Suuq Bacad
📞61 3809727

Address

Suuqbacad
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. MASH posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. MASH:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category