19/10/2025
Qaybo kamida bulshada soomaaliyeed buur buur ka kasoo muuqda dhuunta waxaay uyaqaaniin , xalkoodana waxey Aaminsanyihiin ineytaha in dadka caado dhaqmeedka waxku daweeya la aado kadibna laga xogo.
.
Waxa ugu badan oo sababa buur buur kaan iyo calaamado kale sida: Laab jeex, Qufac, Culees dhuunta ah, Habeeb, Xabad xanuun, Ilkaha oo qafiif noqda, Afshiir iyo Waxliqida oo dhibta qofka waa xanuun layiraa (Aasiidka caloosha oo kor usoo laabta).
Maadaama xanuunkaanu ow keeno calaamado baahsan Dhakhaatiir badan ayaa ilduufa xanuunka.
Xanuunkaan xalkiisu waa talooyin caafimaad iyo daawo wada socda.