dr.ugaas

dr.ugaas Doctor Ugaas waa dhaqtar ku taqasuusay daaweenta xanuunada maqaarka, Cidiyaha iyo Timaha.

25/10/2025

MAQAARKA CARUURTA WAA UU KA DUWANYAHAY KAN DADKA WAA WEEN WAXA UUNA U BAAHANYAHAY DARYEEL GOONI AH OO KU HABOON.

DR UGAAS AYAA MUUQALKAN INOOGU SHARAXAAYO KAREEMYADA KU HABOON MAQAARKA CARUURTA.

JIMCO WANAAGSAN OO WACANSI AAD U HESHID DARYEELKA IYO DAAWEENTA UU U BAAHANYAHAY MAQAARKADA BOOQO DR UGAAS  🔎           ...
24/10/2025

JIMCO WANAAGSAN OO WACAN

SI AAD U HESHID DARYEELKA IYO DAAWEENTA UU U BAAHANYAHAY MAQAARKADA BOOQO DR UGAAS

🔎


24/09/2025

Cambaarta madaxa waa xanuun si fudud lagu kala qaado, gaar ahaan marka la wadaago agabka maalinlaha ah sida shanlada, koofiyadda iyo barkimada IWN.

Dr. Mohamed Ali Hersi (Dr. Ugaas)
Dhaqtarka Maqaarka, Cidiyaha & Timaha.




OGEYSIIS DHAMMAANKu Soo Dhawoow App-ka Cusub ee DermaSom! 🎉Maka cabaneysa xannuun maqaarka ah?Hadda si fudud uga hel la-...
27/07/2025

OGEYSIIS DHAMMAAN

Ku Soo Dhawoow App-ka Cusub ee DermaSom! 🎉

Maka cabaneysa xannuun maqaarka ah?
Hadda si fudud uga hel la-talin dhakhtarkaada maqaarka adigoo gurigaaga jooga!.. Dalka gudahiisa oo dhan.

DermaSom App ayaa kuu sahlaya inaad si degdeg ah ula kulanto Dr. Mohamed Ali Hersi (Dr Ugaas).

Maxaad ka heli kartaa?
• 📱 La-talin muuqaal (Video Consultation)
• ⏱ Balan degdeg ah iyo adeeg hufan
• 💊 Talo iyo daaweyn sax ah

“HADA BALAN QABSO” – kala soo deg app-ka:
👉 Playstore. https://play.google.com/store/
apps/details?id=com.dermasomapp.dermasom

👉 Appstore https://apps.apple.com/pw/app/dermasom/id6742458001

La Xiriir 💬: 0619812531
🌐 www.dermasom.com

Address

Digfer Road , Shaafi Hospital
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 16:30
Tuesday 07:30 - 16:30
Wednesday 07:30 - 16:30
Thursday 07:30 - 16:30
Saturday 07:30 - 16:30
Sunday 07:30 - 16:30

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when dr.ugaas posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category