Dr.Ali Rangabo

Dr.Ali Rangabo this page help you medical student and non medical student and papulation in somalia and the world.

23/12/2025

Talaalka ka hortaga Gowracatada.

Prof. Dr. Salah Aidarus Nasir ( Al- Camuudi) Farxad ayey ii aheydh inaa Manta Kamid ahaado Dhaqatiirtasoo Dhaweyneysay p...
17/12/2025

Prof. Dr. Salah Aidarus Nasir ( Al- Camuudi) Farxad ayey ii aheydh inaa Manta Kamid ahaado Dhaqatiirtasoo Dhaweyneysay prof.ka oo ah Consultant Surgery.

Sidokle waxa Goob joog ahaa Prof. Dr. Abdirisaq .
Prof.Dr.Dufle.
Prof.Dr. Ali bashi.
Prof. Dr.Dalmar.
Prof.Dr.Aser.
Iyo Dhamaan professeriska kale ee Aan Halkan kusoo goobi Karin oo soo dhaweynta Dr.ka waqtikoodo usoo bixiyay .

Sidokle waxa sigooni ah ugu mahadcelinaya Somali Medical Association oo ay Hormuudka utahay prof.Dr.Luul oo soodhaweynta prof. Dr. Salah Soo dhaweyntiisa ururka Dhakhatiirta Soomaaliyed ugu Qabatay waxan leyahay Mahadsanid prof.Dr.Luul.

Dr.Ali Rangabo.

Mahadsanidiin Asxabta kuxeran pagekeyga.

Alxm waxa manta inoo soo Dhamaday Training ey soo qabanqaabisay wasarada cafimaadka ,Hayada PSA And Gobolka Banadir kaas...
16/12/2025

Alxm waxa manta inoo soo Dhamaday Training ey soo qabanqaabisay wasarada cafimaadka ,Hayada PSA And Gobolka Banadir kaas oo Kusabsan “NICU “.

Training waxa facilitator ka ahaay Dhaqatiirta Kala ah : 1: Dr. Ubax oo ah khabiir ku takhasustay pediatrician& neonatology.
2: Dr. Abdirahman oo ah Agaasime ku xigenkii h**e Hospital Banadir ahna pediatrician.

Waxey inoo aheydh Guul weyn iyo Aqoonkororsi.
Dr.Ali Rangabo.

Mahadsanidiin.

14/12/2025
Alxm Sharaf weyn beey ii aheydh inaa kaqeybkalo Shirka ey iskuugu imanayen Agaasimayasha Hospitalada public & private Ho...
14/12/2025

Alxm Sharaf weyn beey ii aheydh inaa kaqeybkalo Shirka ey iskuugu imanayen Agaasimayasha Hospitalada public & private Hospital oo ey soo Qabanqaabisay wasaarada cafimaadka iyo Gobolka Banadir kaas oo looga hadlayay sidii Sara loogu Qadi laha Tallalka caruurta.

Mhadsanidiin.

Dr.Ali Rangabo.

12/12/2025

Dr.Ali Rango ururka cafimaadka.

Mnta Lazzaretto Forlanini Public Hospital FMOH waxa Kormeer shaqo kuyimid xoghayaha Guud Golaha mihnadlayaasha Cafimaadk...
07/12/2025

Mnta Lazzaretto Forlanini Public Hospital FMOH waxa Kormeer shaqo kuyimid xoghayaha Guud Golaha mihnadlayaasha Cafimaadka Qaranka Mudane Mohamed Mohamud Adow kaas oo Hospitalka Qeybahahiisa kaladuwan ugu warbixiyay Agaasimaha Guud Ee Hospitalka Mudane Mohamed Jafar Ali.

Waxa oo inoo ku soo Dhamaday Booqashada Xoghayaha Guud talasoojedin iyo war bixin kalaqaadasho Dhmn Qeybaha Hospitalka.

Dr.Ali Rangabo .

Alxm Shalay oo Tariikhda kubeegneed 27/ 11/ 2025 Dugsiga Daraasaadka sare Ee jaamacadda Banadir  Sanad Dugsiyeedka 2025/...
28/11/2025

Alxm Shalay oo Tariikhda kubeegneed 27/ 11/ 2025 Dugsiga Daraasaadka sare Ee jaamacadda Banadir Sanad Dugsiyeedka 2025/ 2026 ayaa u fadhiistay imtixaanka ogolaanshaha waxbarashada Heerka 2- aad ( Master Degree Of General Surgery) Ee Jaamacadda Banadir .

Jumca wngsn .

Dr.Ali Rangabo .

19/11/2025
Alxm waxa inoo soo dhamay Seminar Aqoon korarsi ah oo ey Soo Qabanqabiyen wasaraad Cafimaadka iyo Daryelka bulshada xuku...
15/11/2025

Alxm waxa inoo soo dhamay Seminar Aqoon korarsi ah oo ey Soo Qabanqabiyen wasaraad Cafimaadka iyo Daryelka bulshada xukuumada Fedralk Soomaliya , Gobalka banadir , Iyo Hayada PSI.

Seminarka Macalimiinta Training iney Qabtan loogu talagalay waxa kamid Ahaa:

Deanka Jamaca salaam university Dr.Abdikarim A M.
Iyo
Dr. Hasan Ali Gedi oo kaholgalo Hospital Martini.

Seminar ka waxa uu ku saabsanaa "CEMONC"

Waxa uu ku soo Dhamaday Guul iyo Shahada bixin malinta ugu Dambeysay.

☆Knowledge is power☆

Dr.Ali Rangabo .

Jumca wngsn Asxabta waa Dr.Ali Rangabo oo cawa ku Fiidsanayo Midkamid ah Hotelada Mogadisho."Todays Effort builds tomorr...
13/11/2025

Jumca wngsn Asxabta waa Dr.Ali Rangabo oo cawa ku Fiidsanayo Midkamid ah Hotelada Mogadisho.

"Todays Effort builds tomorrows success".

Jumca Mubarak.

Wasiirka ugu Fiican ee soomara wasarada Cafimaadka waa Dr. Ali Haji Adam .Waxa halkan kacadeynaya in x. Dhibankan uu uka...
10/11/2025

Wasiirka ugu Fiican ee soomara wasarada Cafimaadka waa Dr. Ali Haji Adam .

Waxa halkan kacadeynaya in x. Dhibankan uu ukafay wasiirka .

Aniga oo ku foganeynin hadalkiisa waxan leeyahay Dr.Ali Haji Adam adiga xilka uma dhiibin adigana k**a qadikartid.

Hadalkada waxa uu u ekyahay Agaasimaha Hospital Banadir maxa Anaga nalooga dhigiwaayay Taasna waxa ey cadeytedu tahay habdhaqanka hadalkada ee gabar uhadal kaama aheen.

Agaasimaha Hospitalka Qufkii calaf Alle ugudaray waa loo magacabay hadii diidi laheydh iyo hadiikale Adigana talo lagama weydiinayo Qufka loodhiibayo iyo kan lagaqadayo inta .

Adeer wasiirkeena waa kaa difacaneyna Soo wada baxa inta isqarineyso Dhmn .

Siyaasad lawadabaray.

Dr.Ali Rangabo .

Address

Mogadishu

Telephone

+252615684854

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Ali Rangabo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category