Welcare Specialty Hospital

Welcare Specialty Hospital We Care Welcare Specialty Hospital is a cutting-edge hospital located in Mogadishu, Somalia.

We are committed to providing high-quality healthcare services to the Somali community and beyond. With a team of skilled and compassionate medical professionals, including doctors and well-trained nurses, and a patient-centric approach, WELCARE Specialty Hospital aims to become a leading healthcare institution in the region.

Ha seegin fursaddan gaarka ah! Bisha April waxaad ka heleysaa 50% qiimo dhimis adeegyada dhegaha, sanka & cunaha (ENT), ...
01/04/2026

Ha seegin fursaddan gaarka ah!
Bisha April waxaad ka heleysaa 50% qiimo dhimis adeegyada dhegaha, sanka & cunaha (ENT), iyadoo la-tashiga dhakhtarkuna yahay BILAASH

01/04/2026

Isbitaalka Welcare wuxuu kuu hayaa qiimo-dhimis gaar ah oo 50% ah qaliinnada Cunaha, Dhegaha & Sanka ee ENT

31/03/2026
30/03/2026

Isbitaalka Welcare Waxaan kuu haynaa QIIMO DHIMIS 50% dhammaan adeegyada cudurrada afka iyo ilkaha.
Waxaa diyaar kuu ah Dr. Abdulhadi oo ku takhasusay daaweynta ilkaha iyo daryeelka afka.

29/03/2026

lakulan Dr. Mohamed Amin Bashir
Si uu kuu siiyo talo ku habboon xaaladdaada.

25/03/2026

War Farxad leh. laba Caruur oo mataanaa dhicis ahaa 600 gr iyo 700 gr kuna dhashay isbitaal kale. Naloo keenay iyaga oo dhimasho Qarka u Saaran, kuna Jiray Welcare Muddo 90 Maalmood,ka dibna Ayagoo caafimaad Qaba aan maantay ku Wareejinay waaridkood,1.6 kg iyo 1.9 kg.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUNMaamulka, shaqaalaha iyo dhammaan bahda Isbitaalka Welcare waxay tacsi tiiraanyo...
23/03/2026

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Maamulka, shaqaalaha iyo dhammaan bahda Isbitaalka Welcare waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelka, qaraabada iyo asxaabta uu ka geeriyooday Marxuum Mohamed Farah Siyaad, Guddoomiyihii Golaha Maamulka (Chairman of the Board) ee Isbitaalka Welcare.

Marxuumku wuxuu ahaa hoggaamiye hufan oo door weyn ka qaatay horumarinta iyo hagidda howlaha isbitaalka, isaga oo mar walba u taagnaa adeeg bulsho iyo naxariis.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, dambigiisana dhaafo, samir iyo iimaanna ka siiyo dhammaan ehelkii iyo ummadda uu ka baxay.

Aamiin Aamiin.

22/03/2026

Jimicsi (Exercise) waa u fiican hooyada uurka leh, laakiin waa in si sax ah loo sameeyaa oo talo dhakhtar lagu saleeyaa.

Haddii aad qorsheyneyso inaad si joogto ah u jimicsato, waa muhiim inaad la tashato dhakhtar—gaar ahaan qof khibrad leh sida
Dr. Mohamed Amin Bashir—si uu kuu siiyo talo ku habboon xaaladdaada.

Dr. Cawaale Cabdulaahi

19/03/2026

Dhamaan umadda Muslimiinta qaasatan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeeyneynaa Ciida Soonqaad.
Ku Ciida Farxad, Caafimaad iyo Nabad.
Ciid Wanaagsan!

Ku sii wad caadooyinka caafimaadka leh xitaa marka uu dhammaado bisha Ramadaan—taasi waa furaha caafimaad joogto ah iyo ...
18/03/2026

Ku sii wad caadooyinka caafimaadka leh xitaa marka uu dhammaado bisha Ramadaan—taasi waa furaha caafimaad joogto ah iyo nolol firfircoon.
Marka soonka laga baxo, dad badan waxay dib ugu laabtaan cunno iyo jadwal h**e, laakiin waxaa muhiim ah inaad sii hayso waxyaabihii wanaagsan ee aad baratay:
Cunto dheellitiran cun: Ku dar khudaar, miraha, borotiin, iyo cuntooyin nafaqo leh. Ka fogow sonkor badan iyo cunto dufan leh.
Biyo badan cab: Jirkaaga sii waraabi si uu u shaqeeyo si fiican

Address

Digfeer Road
Mogadishu
252

Telephone

+252615038905

Website

https://www.youtube.com/watch?v=iScMdFsotzw

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Welcare Specialty Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Welcare Specialty Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category