New Generation International School

New Generation International School New Generation International School waa Iskuul isugu jiro waxbarasho, diini, boarding iyo xanaano.

Nagu soo booqo xarunta dhexe ee iskuulka   ee xaafada K.p.p
28/11/2025

Nagu soo booqo xarunta dhexe ee iskuulka ee xaafada K.p.p

26/11/2025

Waxaan diyaar u nahay in aan soo saarno jiil fahansan quraanka kariimka lafdi ahaa iyo micno ahaan .nagu soo booqo xarunta dhexe ama nagala soo xariir 0613797373 am 0617222555

25/11/2025

Barashada quraanka waa furaha nolosha sidaas darteed new generation international school wuxuu diyaar u yahay in uu soo saaro arday ka dhisan diinta

24/11/2025

ku dooro tayo iyo tacliin

23/11/2025

Ardayada iqro cabaas cali waxa ay ka mid tahay ardayda dhigata iskuulka new generation waxaana halkaan ka soo jeedineysaa nashiido

20/11/2025

Waa qaar ka mid ah arday aad u da'yar oo dhigta xanaanada caruurta axlaam oo aqrinaa adkaarta
Nagala soo xariir 0613797373 ama 0617222555

19/11/2025

Sihaam cali nuur waxaa ay ka mid tahay ardayda dhigata iskuulka waxaa ay noo soo jeedineysa axaadiith ku saabsan akhlaaqda wanaagsan
Maamulka iskuulka waxaa uu diyaar idiinla yahay in uu soo saaro arday ka dhisanbdhan kastaba
La xariir wixii faa faahin ah 0613797373 ama 0617222555

23/10/2025

Nala daawo sidii ay ku bilaawatey furitaanka ciyaarihii koobka cagta sanad dugsiyeedka 2025_2026 ee iskuulka new generation

Waxaan maanta daah furney koobka kubada cagta sanad dugsiyeedka 2025_2026 waxaana lagu furan fasalada 6aad iyo 7aad
22/10/2025

Waxaan maanta daah furney koobka kubada cagta sanad dugsiyeedka 2025_2026 waxaana lagu furan fasalada 6aad iyo 7aad

Fursad shaqoMaamulka sare ee mu'asasada waxaa uu halkaan idin kula wadaagaya In ku banaanyahay boos maamul ku xigeen had...
21/10/2025

Fursad shaqo
Maamulka sare ee mu'asasada waxaa uu halkaan idin kula wadaagaya In ku banaanyahay boos maamul ku xigeen hadaba cidii daneyneysa codsigeeda ha ku soo dirto cinwaanka hoose

15/10/2025

Waalidiinta caruurta u dhigtaan xanaanada caruurta axlaam waxa ay u mahad celineyaan maamulka iyo macalimiinta xanaanada waxeyna ugu baaaqeen Waalidiinta kale in ay soo booqdaan oo arkaan xanaanada

Mu'asasada   waxey ay garab u tahay bulshada soomaaliyeed meel kasto ay joogaan
11/10/2025

Mu'asasada waxey ay garab u tahay bulshada soomaaliyeed meel kasto ay joogaan

Address

Hodan, KPP
Mogadishu
252

Telephone

+252613797373

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when New Generation International School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to New Generation International School:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram