27/04/2026
Ma ogtahay in qanjirka Thyroid uu door weyn ka ciyaaro caafimaadkaaga guud?
Qanjirkan yar wuxuu saameeyaa sida jirkaagu u isticmaalo tamarta, garaaca wadnaha, iyo xitaa heerkulka jirkaaga.
Haddii aad la kulanto calaamado sida daal, miisaan isbeddel, ama wadno garaac aan caadi ahayn—ha iska indho tirin.
🏥 Horseed Hospital
Waxaan diyaar kugu ah dhakhaatiir khibrad leh iyo adeegyo casri ah.
👉 Caafimaadkaaga mudnaan sii – nala soo xiriir maanta.
fans