22/05/2023
بسم الله الرحمن الرحيم
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Salan kadib Manta waxan rabaa inaan ka hadlo Tinea infections qaybaheeda iyo meelaha ay kala saamayso aniga oo aan kudheraneynin qoralka
Waa maxay tinea infections marka h**e?
Tinea infections waaa fungal infection waliba aad ufaafo kaso saameyo maqarka iyo waxa la xariiro sida cidiyaha.
Cudurka tinea waxa uu ku faafahana sidan hoose:- A) Isbaabashada sida qof qabo inaad taabaro.
B) Inaad xirato dhar uu leeyahay qof qabo cudurka tinea.
Cudurka tinea waxa looqaybiyaa ilaaa todoba qaybood kuwaas oo kala ah sidan hoose:
A) Tinea corporis: waa tinea ku dhacdo ama saameyso gacmaha,lugaha iyo waliba xabadka.
B) Tinea cruruis: tinea dan waxa kala oo loo yaqaana Jock itch waxa ayne saameeysaa saracda ama groin ka.
C) Tinea pedis: waa tinea saameyso caga hoose ee lugaha ama feet sido kala waxa looyaqanaa Tinea Athlete's foot.
D) Tinea capitis: waa tinea kudhacdo ama saameyso madaxda waaa mida soomalidu utaqaan canbaarta madaxa.
E) Tinea Unguium: waa tinea kudhacdo ama saameyso cidiyaha faraha iyo kuwa sulasha.
F) Tinea Barbae: waa tinea kudhacdo ama saameyso garka raga tani waxay khaas ku tahay raga oo kaliye.
G) Tinea manus: waa tinea kudhacdo ama saameyso gacmaha siba calaacasha gacanta.
H) tinea versicolor: waa tinea saameyso maqarka oo dhami waxa ayne badashaa calarka ama midabka maqaarka.
Hadaba hadi aad intaas iyo ka badan kacabaneyso nagu soo booqo xarunteena oo ah Al ixsan Dr Social Specialist hospital daba kayo madow ee degmada Dharkeynley.
Balanteenu waa maqar caafimad qabo
Sido kala share, follow iyo like waa balanteenu
DrBisle Abdiwahid