ZamZam Hospital -Somalia

ZamZam Hospital -Somalia خدمة المجتمع شرف لنا

ZAam Zam Hospital   Mubarak
22/02/2024

ZAam Zam Hospital
Mubarak

ZamZam  Hospital  Sanad Cusub.      01/01/2024  .Hiigsi dhab Ah Hormar Muuqda  insha Allah
01/01/2024

ZamZam Hospital
Sanad Cusub. 01/01/2024 .
Hiigsi dhab Ah Hormar Muuqda insha Allah

26/12/2023

Zamzam Hospital
24/7 Adeeg. Caafimaad

Naxariis Aqoon Daryeel Intaba Waakugu Diyaar Nagu Soo Booqo Isbital ka Oo Kuyaala
Deegannka Ceelasha Biyaha
0617338008

Zamzam HospitalDhaqtarka Cudurada Guud & Neef Mareenka Dhakhtar ka Waxa Uu kaa Daweynayaa :*Daaweynta Xanuunada Gaas ka ...
24/12/2023

Zamzam Hospital
Dhaqtarka Cudurada Guud & Neef Mareenka
Dhakhtar ka Waxa Uu kaa Daweynayaa :
*Daaweynta Xanuunada Gaas ka .
*Xanuunada Ku Dhaca Beer ka
*Daaweynta Sokorta & Dhiikar ka
*Daaweynta Xanuunada Ku Dhaca Sambabada iyo Dheef Shiid ka
Wixii macluumad dheeri Ah
Naga So wac
0617002215

Zamzam Hospital Qeybta Raajada
18/12/2023

Zamzam Hospital Qeybta Raajada

Zam zam Hospital Qeybta Farsamada ilkaha iyo Afka Dhoola Cadeyntaadu Waa Farxadeena Nagu Soo Booqo   Ceelasha Biyaha Ama...
12/12/2023

Zam zam Hospital

Qeybta Farsamada ilkaha iyo Afka
Dhoola Cadeyntaadu Waa Farxadeena
Nagu Soo Booqo
Ceelasha Biyaha
Ama Wac. ☎️ 0617002215

Zamzam Hospital  Ceelasha Adeeg Yada Uu  Isbital ka  Qabto  : Adeeg Caafimaad 24/7 Saac Ah  Isbital ka waxa uu Ku Yaala ...
11/12/2023

Zamzam Hospital Ceelasha

Adeeg Yada Uu Isbital ka Qabto :
Adeeg Caafimaad 24/7 Saac Ah
Isbital ka waxa uu Ku Yaala Ceelasha Biyaha
Wixii Faah Faahin Dheerad ah waxaad Naga Soo Wici Karta
0617002215

Isbital ka Zam zam Ood Uga Barateen Adeeg Caafimaad 24/7 Saac Ah Isbitalka Waxaa Haygan Kugu Ah Dhaqaatir isku Jira Soma...
10/12/2023

Isbital ka Zam zam Ood Uga Barateen Adeeg Caafimaad 24/7 Saac Ah
Isbitalka Waxaa Haygan Kugu Ah Dhaqaatir isku Jira Somali iyo Siiriyan Ah
*Isbitalka Oo Bulshada Uga Barteen
- Aqoon
- Daryeel
- Naxariis
-Damqasho .

Isbitalk waxa uuku yaala Deegan ka Ceelasha Biyaha
0617002215

ZamZam Hospital -Somalia Waxaa Muhiim ah Inaad Ogaato Daawada Kugu Haboon Ee Ka Baa Bi'inkarto Xanuuna Ku Haaya Alle Idi...
04/12/2023

ZamZam Hospital -Somalia
Waxaa Muhiim ah Inaad Ogaato Daawada Kugu Haboon Ee Ka Baa Bi'inkarto Xanuuna Ku Haaya Alle Idin kii
Zam zam Hospital Ayaa Kula Diyaar Ah
Ceelasha Bihaha
Ka wac
0617002215

  ● Qeybta Ilkaha iyo Cudurada Ku Dhaca Afka *Daryeel ka Ubadka iyo Dad ka waa weyn Isbitalka adeega Waxa Uu bixiya 24/7...
02/12/2023



● Qeybta Ilkaha iyo Cudurada Ku Dhaca Afka
*Daryeel ka Ubadka iyo Dad ka waa weyn
Isbitalka adeega Waxa Uu bixiya 24/7 Saac
Wixii Faafahin Dheeri Ah wac : +252 61 7002215
Isbital ka waxa uu ku yaala Deegan ka Celasha Biya

Address

Banadir Street
Mogadishu
252

Telephone

617002215

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ZamZam Hospital -Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category