Dr Abdalla Hirzi

Dr Abdalla Hirzi WAA PAGE KA RASMIGA AH EE DR ABDALLA HIRZI

Kuso biir page kaan like io share
12/06/2024

Kuso biir page kaan like io share

Kusoo biir page kaan like io share
31/05/2024

Kusoo biir page kaan like io share

Shirkadda   Ee fadhigeedu yahay Maraykanka, Washington, waxa ay ku faanaysaa in ay waddo Horumarin dhanka Technologyadda...
29/05/2024

Shirkadda Ee fadhigeedu yahay Maraykanka, Washington, waxa ay ku faanaysaa in ay waddo Horumarin dhanka Technologyadda ah oo laba Madax la isugu bedelayo.

Shirkaddu waxa ay qorshaynaysaa in ay samayso (Head Transplant), ayada oo isticmaalaysa Artificial Intelligence (AI).

Haddii qorshahaani noqdo mid shaqeeya, umaba muuqdo e’ maku fakaraysaa inaad Madaxa iska bedeshid..? šŸ˜‚

Kusoo biir page kaan like iyo share
29/05/2024

Kusoo biir page kaan like iyo share

Maxaad samayn lahayd hadii lagu dhaho 3 Caruura ee kuu joogta Adigu ma aanad dhalin?3 caruur ah oo uu umalaynayey in ay ...
29/05/2024

Maxaad samayn lahayd hadii lagu dhaho 3 Caruura ee kuu joogta Adigu ma aanad dhalin?

3 caruur ah oo uu umalaynayey in ay xaaskiisu udhashay ayaa DNA gu Muujiyey in uusan isagu dhalin, Waa qiso naxdin leh oo ku dhacday ciyaaryahanka reer Nigeria Kayode Olaernwaju, arrintaas oo aad ugu faaftay baraha bulshada ayaa waxaa la sheegayaa in ciyaaryahanka ay dhacdadani ku reebi karto niyad jab sababi karta in noloshiisu khatar gasho.

25/05/2024

Nasiib kii oo qofa šŸ™ˆ

Markii ugu horaysay dunida oo lagu talo jiro in madaxa qof laga fujiyay lagu dhejiyo jirka qofkale! Waxaa la sameeyay oo...
24/05/2024

Markii ugu horaysay dunida oo lagu talo jiro in madaxa qof laga fujiyay lagu dhejiyo jirka qofkale! Waxaa la sameeyay oo la deegsanayaa qalab tiknologyad cusub oo ah AI robot ka qaliinka.

BrainBridge, oo ah shirkad samaysa qalabka caafimaadka laga leeyahay Maraykanka, ayaa sheegtay in ay wadaan nidaamka tallaalka madaxa ee ugu horreeya adduunka. Kaas oo dhawaan la bilaabayo.

Qaabka ay u shaqaynayso ayaa ah in madaxa qof jirkiisa laga samray sida qof laga helay stage 4 kansara la fujinayo isla markaana lagu dhejiyo jir caafimaad qaba. Jirka caafimaadka qaba ayaa noqonkara jirka qof Barainki ama maskaxdu dhamaatay 🧠 sida dadka qaba xanuunada maskaxda

Waxay sheegeen in marka qaliinkan lagu guulaysto qofka Madaxa iska leh ay xasuustiiso u joogayso sidiisii oo aanay waxba iska badalayn maadaama la sheegay in maskadu jirinkarto ilaa in kabadan 700 sano.

Makulatahay in lagu guulaysandoono? Aragtidaada adiga dhiibo adiga oo cuskanaya aqoon iyo cilmi maadi ama diini?

Address

Madino
Mogadishu

Telephone

+252683685407

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Abdalla Hirzi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Abdalla Hirzi:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category