UNISO FomaHessa

UNISO FomaHessa We are non profit making organisation meant to address the needs of health science Students in University of Somalia.

13/10/2019

WARGALIN MUHIIM AH:

Dhammaan ardayda Kuliyadda Cafimadka Jaamacadda Soomaaliya Waxaa Lagu Wargelinayaa In Baritoole Isniin ah Taariikhduna Ku Beegan Tahay 14-ka October 2019 In aay Jamacadu Fasax tahay......

INAHA ALLAH

Xaflad Aad U Qurux Badan Tasoo Iskugu Jirtay Mahadcelin Maamulka Iyo Macalinmiinta kuliyada Cafimadka Sidoo kale Iyo Soo...
17/09/2019

Xaflad Aad U Qurux Badan Tasoo Iskugu Jirtay Mahadcelin Maamulka Iyo Macalinmiinta kuliyada Cafimadka Sidoo kale Iyo Soo bandhigid Cilmi Baaris Caafimaad oo ay sameeyeen Fasalka Ms16 Ayaa Maanta Ka Dhacaday Hoolka Xarunta Kulliyada Cafimadka Jamacada Somalia

Hambalyo ayaan leenahay Ms16 Wax Fiican Oo Kudayasho Mudan Ayaad Sameyseen........

Mansha Allah waxaa Maanta hab is hilqaan ah Ku soo dhaweeye areyda cusub ee Jamacada Somalia UNISO inuu ogaado qof wlba ...
16/09/2019

Mansha Allah waxaa Maanta hab is hilqaan ah Ku soo dhaweeye areyda cusub ee Jamacada Somalia UNISO inuu ogaado qof wlba dhiigisa noocuu yahay waxaana hoowshaas qabtay class ka ML16A waxaana howsha eey qabteen Ku amanay maamulka Jamacada waxaan leenahay hormar fiican ayaad sameyseen ML16A guul ayaan idiin rajeynaa......

16/09/2019

Asc

Ka: association ka Kuliyadda Cafimadka Jamacada Somalia UNISO HeSSA

Ujeedo raligalin

Insha Allah qof walba uu taabtay postigi aan soo qornay waxuu ahaay qalad dhacay dib dambna uusan u dhaci doonin hadana dib loo xaliye howshiina ineey si wanagsan usocoto
WABIILLAAAAHITOWFIIQ

WARGALIN MUHIIM AH: Dhammaan ardayda Jaamacadda soomaaliya Waxaa lagu  wargelinayaa in furitaanka Jaamacadda dib loo dhi...
05/09/2019

WARGALIN MUHIIM AH:

Dhammaan ardayda Jaamacadda soomaaliya Waxaa lagu wargelinayaa in furitaanka Jaamacadda dib loo dhigay ilaa maalinta Sabtiga oo ku beegan 14-ka September 2019.

04/08/2019

PH15B hormar wangsn insha allah

Uniso HeSSA CUP final Maanta oo Axad ah tariikhduna kubegan tahy 4/08/2019.Waxaa Dhaci doonta ciyaartii lawada sugaayay ...
04/08/2019

Uniso HeSSA CUP final
Maanta oo Axad ah tariikhduna kubegan tahy 4/08/2019.
Waxaa Dhaci doonta ciyaartii lawada sugaayay ee k**a danbaysta tartanki kubada cagta ee kulliyada cafimadka jamacada somalia. Tasoo u dhexeeysa Fasalada Kala ah (MS14 vs PH17C)
Ciyaartaas oo kadhaci doonta Garoonka ku dhexyala shaqalaha immigration Ka agtisa
kasoo horjeedka

Time 3:00pm GALABNIMO
Mahdsndiin Daawasho wcn

Mansha Allah hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo pH15C family hormar wngsn Insha Allah
19/07/2019

Mansha Allah hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo pH15C family hormar wngsn Insha Allah

17/07/2019

Hambalyo pH15B

Hambalyo Hambalyo ML15A hambalyo hambalyo h**e usocda guul Insha Allah
17/07/2019

Hambalyo Hambalyo ML15A hambalyo hambalyo h**e usocda guul Insha Allah

Hambalyo Hambalyo pH15B h**e usocda guul Insha Allah
17/07/2019

Hambalyo Hambalyo pH15B h**e usocda guul Insha Allah

Mansha Allah hambalyo hambalyo hambalyo hambalyoINSHA ALLAH DHAMAN WAXAAN IDIIN RAJEYNAA HORMAR WNGSN
04/07/2019

Mansha Allah hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo
INSHA ALLAH DHAMAN WAXAAN IDIIN RAJEYNAA HORMAR WNGSN

Address

Mogadishu
HAWLWADAAG

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when UNISO FomaHessa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram