Alami Specialist Hospital

Alami Specialist Hospital isbitaalka taqasusiga ee Caalami

29/04/2026

Wariyeyaashu waa laf-dhabarta bulshada iyaga ayaa iftiimiya xaqiiqda, kobciya wacyiga, kana shaqeeya horumarka guud.
Annaga oo qadarinayna doorkaas qiimaha leh, waxaan u fidinaynaa wariyeyaasha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda Kaarka Caafimaadka, si ay ugu helaan qiimo-dhimis adeegyada caafimaad.
Mar walba waxaan garab taaganahay bulshada, gaar ahaan halyeeyada warbaahinta ee u taagan wacyigelinta iyo horumarka.

28/04/2026
Waxaa sharaf weyn noo ah in Alami Specialist Hospital uu taabo galiyay munaasabadda SRS Awards, halkaas oo lagu maamuusa...
26/04/2026

Waxaa sharaf weyn noo ah in Alami Specialist Hospital uu taabo galiyay munaasabadda SRS Awards, halkaas oo lagu maamuusay qaar ka mid ah wariyeyaasha Soomaaliyeed ee bulshada u adeegga.

Isbitaalka Alami Specialist Hospital wuxuu si weyn u garowsan yahay doorka muhiimka ah ee wariyeyaashu ku leeyihiin bulshada. Sidaas darteed, wuxuu wariyeyaasha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda u ballan qaaday Kaarka Caafimaadka, kaas oo ay ku heli doonaan qiimo dhimis adeegyada caafimaadka.

🤝 Waxaan mar walba garab taaganahay bulshada iyo halyeeyada warbaahinta.

Dr. Prasad NamaniSenior Manager International Development,Apollo Hospital, HyderabadAyaa booqasho ku yimid isbitaalka Al...
22/04/2026

Dr. Prasad Namani
Senior Manager International Development,
Apollo Hospital, Hyderabad

Ayaa booqasho ku yimid isbitaalka Alami Specialist Hospital .
Waxaa si diiran usi dhaweeyay Maamulka isbitaalka.
Tani waxaa lagu xoojinaya Iskaashiga caalamiga ah ee Caafimaadka iyo sidii lo tayeyn lahaa adeega caafimaadka ee Soomalia

Dhaqtarku waxa uu kuu qaban doonaa dhamaan adeegyadan oo dhamaystiran, la kulan dhatarka si aad u hesho adeegyo caafimaa...
21/04/2026

Dhaqtarku waxa uu kuu qaban doonaa dhamaan adeegyadan oo dhamaystiran, la kulan dhatarka si aad u hesho adeegyo caafimaad oo dhamaystiran.

Waxaan si sharaf iyo qadarin leh ugu mahadcelineynaa Medical Director-kii h**e,  . Abshir Yusuf Ibrahim, hoggaamintii hu...
19/04/2026

Waxaan si sharaf iyo qadarin leh ugu mahadcelineynaa Medical Director-kii h**e, . Abshir Yusuf Ibrahim, hoggaamintii hufnayd, dadaalkii joogtada ahaa, iyo kaalintii muuqata ee uu ka qaatay horumarinta adeegyada caafimaad iyo tayada daryeelka bukaannada.

Sidoo kale, waxaan si diirran u soo dhoweyneynaa Medical Director-ka cusub, . Isse Mohamed Emio annagoo u rajeyneyna hoggaan miro-dhal ah, hal-abuur, iyo guulo wax ku ool ah oo sare u qaada heerka adeegyada isbitaalka iyo qanacsanaanta bulshada aan u adeegno.

19/04/2026

Maka mid tahay dadka la tacaalaya Sokorowga, waxaa muhiim ah in aad hesho daryeel caafimaad oo joogto ah iyo la-talin sax ah, Hadii aad rabto in aad si sax ah u xakameyso sokorta qaado talooyinkaan.

11/04/2026

ma ku filan yahay in lagu xaqiijiyo kansarka prostate-ka?
Daawo muuqalkaan.

 Caafimaadka waa hantida ugu qaalisan ee aan heysano.
07/04/2026


Caafimaadka waa hantida ugu qaalisan ee aan heysano.

Ma dareemeysaa xanuun kuu diidaya inaad si xor ah u socoto ama aad u qabsato hawlahaaga maalinnimo, nagu soo booqo Alami...
04/04/2026

Ma dareemeysaa xanuun kuu diidaya inaad si xor ah u socoto ama aad u qabsato hawlahaaga maalinnimo, nagu soo booqo Alami Specialist Hospital dib u hel caafimadka jilbahaaga.

03/04/2026


Isbitaalka Alami Specialist Hospital waxaa dib ugu shaqo bilaabay Dr. Isse Mohamed Emoi oo ku takhasusay Qaliimada guud iyo laparoscopy-ga.
kusoo booqo dhaqtarka Alami Specialist Hospital

Si aad u heshid dhoola-caddeyn qurux badan iyo ilko caafimaad qaba, waxaa muhiim ah in aad cadayato ugu yaraan laba jeer...
31/03/2026

Si aad u heshid dhoola-caddeyn qurux badan iyo ilko caafimaad qaba, waxaa muhiim ah in aad cadayato ugu yaraan laba jeer maalintii.

Address

Jaale Siyaad Streat, Dharkeenley
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alami Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Alami Specialist Hospital:

Share

Category