DurDur Hospital

DurDur Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from DurDur Hospital, Hospital, MAKA ALMUKARAMA Street AGAGAARKA GURIGA SHAQAALAHA DHINACA QORAX U DHACA, Mogadishu.

Durdur Hospital is one of the best hospitals situated in Mogadishu-Somalia Waberi District Via Makah Al Mukara Street, founded by a group of medical professionals in 2013 while there was a very bad drought & Humanitarian situation exists in the country. durdur hospital is one of the best clinics situated in Mogadishu somalia was established in 2013 since that time up now we building this institution from bottom to highest standard now is available different medical specialists such Obs&Gyne,Pediatrician, General practitioner, cardiologist, otolaryngology ENT, Dermatologist
General Surgeon well-equipped Laboratory & modern Operation Threatre & Pharmacy, Maternity Rooms Internal Medicine/ IPD

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍
05/02/2026

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍

Cholesterol-ka badan wuxuu xiraa xididdada dhiigga, taasi waxay kordhisaa khatarta wadne xanuunka, nagu soo booqo DurDur...
05/02/2026

Cholesterol-ka badan wuxuu xiraa xididdada dhiigga, taasi waxay kordhisaa khatarta wadne xanuunka, nagu soo booqo DurDur Hospital oo la kulan dhaqtarkeena cudurada guud.

Dhagaxaanta kilyaha waxay u baahan yihiin daryeel degdeg ah iyo Qalliin sax ah  wuxuu keenaa bogsiin, ha sugin ilaa ay k...
03/02/2026

Dhagaxaanta kilyaha waxay u baahan yihiin daryeel degdeg ah iyo Qalliin sax ah wuxuu keenaa bogsiin, ha sugin ilaa ay ka sii darayaan, xarunteena waxaa heegan kugu ah dhaqtarka kilyaha & kaadi mareenka iyo taranka ragga.

Hadii ay dhibaato ka haysata kaadi mareenka ama taranka ragga, nagu soo booqo DurDur Hospital waxaa heegan kugu ah dhaqt...
03/02/2026

Hadii ay dhibaato ka haysata kaadi mareenka ama taranka ragga, nagu soo booqo DurDur Hospital waxaa heegan kugu ah dhaqtarka kilyaha & kaadi mareenka iyo taranka ragga.

Hadii aad isku aragto calaamadahaan waxaa suurta gal ah in aad qabto quman, nagu soo booqo DurDur Hospital waxaa heegan ...
31/01/2026

Hadii aad isku aragto calaamadahaan waxaa suurta gal ah in aad qabto quman, nagu soo booqo DurDur Hospital waxaa heegan kugu ah dhaqtarka cunaha sanka iyo dhagaha, oo hel daweyn caafimaad oo sax ah.

Hadii aad isku aragto calaamadahan waxaa muhiim ah inaad  la kulanto dhaqtarka cunaha sanka iyo dhagaha, nagu soo booqo ...
28/01/2026

Hadii aad isku aragto calaamadahan waxaa muhiim ah inaad la kulanto dhaqtarka cunaha sanka iyo dhagaha, nagu soo booqo Durdans Hospital si aad u hesho daweyn caafimaad.

Hadii aad ka cabaneyso xanuunada ku dhaca maqaarka, nagu soo booqo DurDur Hospital si aad u hesho maqaar caafimaad qaba.
24/01/2026

Hadii aad ka cabaneyso xanuunada ku dhaca maqaarka, nagu soo booqo DurDur Hospital si aad u hesho maqaar caafimaad qaba.

PRP waa xalka casriga ah ee dib u soo celinta timahagii, nagu soo booqo DurDur Hospital oo ka hel daryeel ammaan ah, iyo...
20/01/2026

PRP waa xalka casriga ah ee dib u soo celinta timahagii, nagu soo booqo DurDur Hospital oo ka hel daryeel ammaan ah, iyo natiijo muuqato.

Ma ogtahay hadii uu kugu yaraado vitamiin-D in uu sababaayo lafaha iyo murqaha oo daciifa hoos u dhac ku yimaado difaaca...
14/01/2026

Ma ogtahay hadii uu kugu yaraado vitamiin-D in uu sababaayo lafaha iyo murqaha oo daciifa hoos u dhac ku yimaado difaaca jirka.

13/01/2026

Ma dareentaa xanuun dhanka hoose ee caloosha ah oo mararka qaar kugu soo noq-noqda mala tacaleysaa Uu la'an adigoon weli ogaan sababta ma dareentaa culeys barar ama xanuun dhinaca miskaha ah, nagu soo booqo DurDur Hospital qeybteena haweenka si lagaaga daaweyo xaaladahan ku dhaca dumarka.

Address

MAKA ALMUKARAMA Street AGAGAARKA GURIGA SHAQAALAHA DHINACA QORAX U DHACA
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DurDur Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to DurDur Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category