Kamil Diagnostic Center

Kamil Diagnostic Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kamil Diagnostic Center, Diagnostic Center, KPP-Hodan Mogadishu, Mogadishu.

Kamil Diagnostic Center is a premier medical imaging facility in Mogadishu, established in 2013 to address the community's critical need for advanced diagnostic services and reliable imaging solutions.

24/03/2026

🧬 Xaqiiqada cudurka waxaa lagu ogaadaa baaritaan sax ah!
Marka ay adkaato in la kala saaro buro, caabuq ama isbeddel unugyeed—Ultrasound Guided Biopsy ayaa noqda xalka ugu kalsoonida badan. Waa hab casri ah oo si toos ah u tilmaamaya goobta saxda ah, lagana helo jawaab cad oo lagu dhisi karo daaweyn sax ah.
Kamil_Diagnostic_Center
KPP-Hodan Mogadishu, Somalia,
☎️61 9551144/ 619444666
🌐 www.kamildiagnostic.com
info@kamildiagnostic.co



19/03/2026

🌙✨ Ciid Mubaarak ✨🌙

Dhamaan bahda Kamil Diagnostic Center — Maamulka, Dhaqaatiirta iyo Howlwadeennada — waxay hambalyo diirran u diraynaa dhammaan ummadda Muslimiinta munaasabadda barakeysan ee Ciiddul Fidriga. 🕌☪️

🤲 Allah ha idinka aqbalo acmaasha wanaagsan, caafimaad iyo farxad joogto ahna ha idin siiyo adinka iyo qoyskiina. 💙

🎉 Ciiddaan Ciidkeeda kale ku gaara nabad, caafimaad iyo barwaaqo.

⭐Baaritaanada_Xanuunka Macaanka▫️Fasting blood Glucose ▫️2 hr post blood Glucose ▫️Randam blood Glucose ▫️HbAlc▫️ Rft(ur...
17/03/2026

⭐Baaritaanada_Xanuunka Macaanka
▫️Fasting blood Glucose
▫️2 hr post blood Glucose
▫️Randam blood Glucose
▫️HbAlc
▫️ Rft(urea, creatininr Electrolyte)
Kamil_Diagnostic_Center
KPP-Hodan Mogadishu, Somalia,
☎️61 9551144/ 619444666
🌐 www.kamildiagnostic.com
info@kamildiagnostic.co

🧪Sababaha loo sameeyo Baritaanka qanjirka PROSTATE-KA EE PSA◾In lagu ogaado kansarka prostate-Ka goor h**e, ka hor inta ...
16/03/2026

🧪Sababaha loo sameeyo Baritaanka qanjirka PROSTATE-KA EE PSA
◾In lagu ogaado kansarka prostate-Ka goor h**e, ka hor inta uusan faafin. In lagu cabbiro barar ama Caabuq ku dhaca prostate-ka.
◾ In lagu daba galo bukaanka h**ey Loogu helay cudurka, Si loo qiimeeyo guusha daawaynta.
Kamil_Diagnostic_Center
KPP-Hodan Mogadishu, Somalia,
☎️61 9551144/ 619444666
🌐 www.kamildiagnostic.com
info@kamildiagnostic.co

✅Baaritaanka taranka ragga waa tallaabo muhiim ah oo lagu ogaado awoodda dhalmada ee ragga. Waxaa lagu qiimeeyaa tayada,...
15/03/2026

✅Baaritaanka taranka ragga waa tallaabo muhiim ah oo lagu ogaado awoodda dhalmada ee ragga. Waxaa lagu qiimeeyaa tayada, tirada iyo dhaqdhaqaaqa shahwada si loo fahmo haddii ay jirto caqabad saameyn karta taranka.
Kamil_Diagnostic_Center
KPP-Hodan Mogadishu, Somalia,
☎️61 9551144/ 619444666
🌐 www.kamildiagnostic.com
info@kamildiagnostic.co

🔷Brain MRI Waa baaritaan loo isticmaalo An sawirro waadix ah looga Qaado qeybaha kala duwan Ee maskaxda iyo neerfayaasha...
14/03/2026

🔷Brain MRI Waa baaritaan loo isticmaalo An sawirro waadix ah looga Qaado qeybaha kala duwan Ee maskaxda iyo neerfayaasha
Kamil_Diagnostic_Center
KPP-Hodan Mogadishu, Somalia,
☎️61 9551144/ 619444666
🌐 www.kamildiagnostic.com
info@kamildiagnostic.co

🧪Baaritaan caafimaad oo sax ah ayaa ah tallaabada ugu horreysa ee lagu gaaro ogaanshaha cudurka iyo daaweyn ku habboon. ...
13/03/2026

🧪Baaritaan caafimaad oo sax ah ayaa ah tallaabada ugu horreysa ee lagu gaaro ogaanshaha cudurka iyo daaweyn ku habboon.
Kamil_Diagnostic_Center
KPP-Hodan Mogadishu, Somalia,
☎️61 9551144/ 619444666
🌐 www.kamildiagnostic.com
info@kamildiagnostic.co

⭐WAA LAGA MAARMAY baaritaanadi caafimaad ee dibadaha loo aadi jiray kamil diagnostic center waxad ka heleysaa dhamaan ba...
12/03/2026

⭐WAA LAGA MAARMAY baaritaanadi caafimaad ee dibadaha loo aadi jiray kamil diagnostic center waxad ka heleysaa dhamaan baaritaanad
Caafimaadka Ee Casriga Ah
Kamil_Diagnostic_Center
KPP-Hodan Mogadishu, Somalia,
☎️61 9551144/ 619444666
🌐 www.kamildiagnostic.com
info@kamildiagnostic.co

🔷Histopathology waa baaritaan lagu eego cad yar oo jirka laga qaado, si loo ogaado haddii uu jiro kansar iyo nooca uu ya...
11/03/2026

🔷Histopathology waa baaritaan lagu eego cad yar oo jirka laga qaado, si loo ogaado haddii uu jiro kansar iyo nooca uu yahay. Baaritaankani wuxuu ka caawiyaa dhakhaatiirta inay sameeyaan go’aan daaweyn oo sax ah.
Kamil_Diagnostic_Center
KPP-Hodan Mogadishu, Somalia,
☎️61 9551144/ 619444666
🌐 www.kamildiagnostic.com
info@kamildiagnostic.co

Address

KPP-Hodan Mogadishu
Mogadishu

Telephone

+252619551144

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kamil Diagnostic Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Kamil Diagnostic Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram